Sign in to follow this  
Saalax

New roads in burco

Recommended Posts

Saalax   

New roads in burco connecting East & West.

 

Burco(Ramaas) Apr.18, 2010

 

Dawladda Hoose ee Degmada Burco ayaa bilawday Ololayaal ay ku banaynayaan dhul ay ugu talogashay in ay ka saaraan wadooyin cusub oo Laamiyo ah oo dhex mara magaalada.

 

 

Dhulkan ay ugu talo gashay dawladda hoose in ay ka hirgaliso wadooyinka oo ah meelaha ugu mashquulsan magaalada Burco oo ay ku yaalaan bacdlayaasha magaalada ayaa hawlgalo ay ka fuliyeen waxay ku dumiyeen Boqolaal sandaqadood oo ku yaalay goobahaa.

 

 

Wadooyinka oo ah laba wado oo Laami ah oo xidhiidhiya Laamiyada bariga iyo galbeedka Burco oo Maayarka Burco Maxamuud Axmed Xasan (Dhagolaab) soo dhoobay qalabkii lagu dhisi lahaa wadooyinkan ayay ugu talo galeen in ay bilaabaan Todobaadada soo socda sida ay Ramaasnews u xaqiijiyeen dad xog-ogaali. Laamiyadan Dawladda Hoose ee Burco ay doonayso in ay ka bilawdo magaalada ayaa noqonaya kuwii u horeeyay ee ay hirgeliso Labaatankii sano ee u dambeeyay.

 

Dhinaca kale, Dawladda Hoose Burco ayaa wada Ololayaal ay kula dagaalamayso nadaafad xumada gudaha magaalada xilligan oo ay roobabku ka curteen magaalada Burco iyo guud ahaan gobolka togdheer, kuwaas oo isugu jira Qashin ururin wacyigalin iyo

fariimo kale.

 

Digniino ku socda dadweynaha Burco oo Dawladda Hoose soo saartay todobaadkii u dambeeyay ayaa waxay ku sheegeen in ay talaabo adag oo isugu jirta Ganaax iyo Xadhig ka qaadi doonaan, ciddii qashinka ku shubta meelaha aan loogu talo galin.

 

 

Ugu dambeyntii Dawladda Hoose Burco ayaa wada qorshahan ay kula dagaalamayaan nadaafad xumada iyo dadka qashinka dhiga wadooyinka iyo meelaha lagu kulmo. Waxaanay sheegeen in ay Telephoono ku rakibayaan meelaha ku dhaw faras magaalaha ah sida Bakhaarada iyo Meheradaha si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqa dadka wada nadaafad xumada.

 

 

Ramaasnews Desk

 

Burao

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Rudy-Diiriye, the roads are for the cars mainly, a walking pavement will be also made for the pedestrians like a modern city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Don't u see the irony ?? ,,, the new road will connect the western part to the eastern part of the city ,,,
:D

warya jooji waxad waddid, wadadu wa wada gaadhi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Horta, i can't wait the day there is a smooth straight road between Harygesa-Oodweyne-Burco there won't be a need to bypass sheikh & berbera anymore, most people would use this road since it's quicker then the triangle road of hargeysa - berbera - burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wish that road could be constructed as soon as possible ....... I've been trying to advocate for that but with no positive signal from any side.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Jacaylbaro, well the people of that deegaan have learned not to rely on the government, so instead they are setting up their own plans and fundraising for that road, that is what the june meeting is about also Maydh port, and a road connecting Burco - Erigavo - Maydh, i have hope in the diaspora and the natives that they can do something the government can't, the only government roads that are constructed are those in hargeysa and burco, those cities not roads connecting regions, towns etc, so i say it's time everybody waked up and realise they have do most of the work for themselfs since the government is very lazy and are not doing the job they should be doing in neglected places, such as sanaag region the biggest region in somaliland without roads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this