Sign in to follow this  
Che -Guevara

Peacekeepers targeted in Somalia

Recommended Posts

Peacekeepers at the K4 base responded by shelling Bakara market, a scene of frequent fighting where most of the victims of Monday's violence were killed.

 

The sounds of deafening gunfire and bombardments could be heard throughout the city overnight, he says.

 

It was the third sleepless night for residents and the second serious attack against AU peacekeepers in a week.

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Dagaalo kulul oo ka dhacay Muqdisho & Warbixin kooban.

25. september 2008

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Dagaalo qaraar ayaa caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, waxaana dagaalkan ay Kooxaha diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ku qaadeen Degmada Wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho.

 

Ciidamada dawladda Soomaaaliya, kuwa Itoobiya & Nabad sugayaasha Africa ayaa si wada jir ah dagaalka uga qeybgalay , waxa ay difaacayeen Xarumaha Xarunta Madaxtooyada oo ay isku dayayeen Kooxahan in ay caawa dagaalka ku soo qaadaan, balse Sargaal sarre oo ka tirsan Xaafiiska Madaxweynaya ayaa usheegay AllPuntland in aysam Madaxtooyada waxba soo gaarin.

 

Dagaaladan waxa ay ahaayeen kuwa ka culus kuwii ugu dambeeyey ee ka dhacay Muqdisho ee lugu qaaday Nabadsugayaasha Africa & ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Saraakiish amaanka ee dawladda Soomaaliya oo ay qaarkood la xiriirtey AllPuntland ayaa waxa ay sheegeen in aysan dagaaladan aheyn wax ucusub dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayna Kooxaha diidan dawladda Soomaaliya ku soo talagaleen in ay ku soo dhawadaan Madaxtooyada Soomaaliya oo ay degan yihiin Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, balse ay difaaceen ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Saaxiibadooda taageerada siinaya sida hadalka loo dhigey.

 

Khasaaraha ay geysteen dagaaladan ayaa ah mid soo badanaya waxaa ku dhintey ilaa imika dad gaaraya 10 qof, dhaawacyadana waxaa lugu sii wadaah goobaha Caafimaadka ee kuyaala Muqdisho.

 

Dagaaladan ayaa dhacay markii afurka afka laga qaaday sida ay sheegayaan Wararka Muqdisho naga soo gaaraya waxa ayna joogsadeen goor dhaw.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this