Sign in to follow this  
Kamaavi

Seyoum Mesfin oo kabaxay saaxada siyaasada Ethiopia

Recommended Posts

Kamaavi   

dzuve8.jpg

 

Wasiirkii hore ee Arimaha dibada ee Ethiopia Seyoum Mesfin ayaa gebi ahaanba baneeyey saaxada siyaasadeed ee dalka Ethiopia kadib kolkii uu nasiib u waayey inuu kamid noqdo gudiga fulinta ee xisbiga EPRDF, islamarkaana maanta uu ka muuqan waayey liiska cusub ee golaha wasiirada.

 

Seyoum Mesfin ayaa ahaa ninka labaad ee jaangooya siyaasada Ethiopia isagoo mudo 18 sanno ah hagayey siyaasada arimaha dibada ee Ethiopia. Wuxuuna doorashadii kahor ahaa ragga ay ka go'do siyaasada Itoobiya.

 

Booskii Mesfin ayaa lagu badalay Hailemariam Desalegn oo ah nin kasoo jeeda shucuubta koonfureed isla markaana ah kuxigeenka Meles Zenawi.

 

Si dhab ah looma oga maqnaashaha Seyoum Mesfin ee golaha wasiirada iyo xisbiga EPRDF inay kutimid rabitaankiisa iyo in isbadal kuyimid siyaasadii gudaha ee TPLF.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

loooooooooooooool! miyaad maqashay in Meles uu yidhi nin ***** ah oo ****** ah oo Admiral Osman is xigaan ha la ii keeno and that is why the kid Abdirahman Gurey is the new Minister of Trade?

 

He is also pushing for Xalane to be the new PM of Somalia, mainly because he thinks that will deprive ONLF of Nuune's clan support. :D

 

Lool! the guy is really feeling the heat. But it can be an opportunity where he may be preparing himself to make real political concessions so that the REAL ONLF can enter into a real peace deal. Fingers crossed.

 

[ October 05, 2010, 01:27 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

19 years buu jagadaa so haystay waa yaab.

 

Xalanle wuxuu ku jiraa jeebka meles wuxuu is leeyahay ciidamada gandi kaga hor tag kan ay isku beesha yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Ferguson Xabashidii soo kay ku jabtay Shinile iyo Jigjiga...Kilil5.com waxay soo qortay ONLF 3 dhufeys bay soo jabisay oo kala ahaa Xabashida,Dabaqadoodhi degaan iyo kuwa kale laakiin liyuu police way iska caabiyeen ciidamadii onlf kkk oo kobtay Itopiya ku jabtay maxaa liyuu fadhiisiyay taas markaa waxay markhaati u tahay Guushii shinile ee ciidankii xadka taabtay ka gaadheen Itoopiya.

 

Gari'goana Saalax Dambile Xamari Ciidamadii Jwxo baa dul fadhiistay markaa isagu cabsi xeryaha ciidamaduu fadhiyaa ee Qabridahar oo nabadii shirqoolka kobtaasay ku ekeyd...free ticketku wuu dhamaaday hadana waa JWXO vs Itoopiya...guushana gobanimadoonkaa leh.

 

intaasan war hayaa maxaa cusub?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Colonel Ali Sabarey:

He is also pushing for Xalane to be the new PM of Somalia, mainly because he thinks that will deprive ONLF of Nuune's clan support.
:D

 

I know now that Nuune is from Afdheer region :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Colonel Ali Sabarey aka Aw Tusbaxle,

 

Friends who come back from Addis peace talks briefed me, and the info they gave about the current development/demographic stats of the region is astounding.

 

11 thousand teachers, 780, 000 k-12 students, a 6000 capacity university [only about 600 students are Somalis, they noted), and numerous research and development entities [mainly agriculture related], newly paved roads that cut the travel time between major cities in 70% …

 

It’s the Jigjiga University that Puntland got 100 scholarships. Adiga iyo Abdiladiifba wax badan baad iga qariseen :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Xiinfiniin Bilaash laguma helin waxa hada uu oogu kaca inuu Jaamacad iyo wado dhiso markuu arkay siyaasadii xasuuqa,kufsiga,dhaca, iyo degmooyinkoo la gubo inay keentay in shacabkii raadsado xaqiisa oo iska caabiyaan ciidamada duulanka ee TPLF.

 

I tell you Meles is scared and soon he will make concesions to the forces of Xoriyada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

^ wuxuu kasoo jeeda dad la yidhaahdo Walayta degana gobolada koonfureed ee Itoopiya loona yaqano southern nations peoples.Apparently waa doqon la iska wato oona ahayn nin aqoon leh.

 

Clearly Meles is putting up minorities he can control in positions of importance whilst holding down Oromo and amhara who pose a real threat.We will see more TPLF disapper into the backrooms rather than in the public face where they will be running the country from.

 

A good article about emerging TPLF formula for dominance.

http://www.ethiopianreview.com/articles/33350

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this