Sign in to follow this  
Abtigiis

Very Funny Somali Ad: Halaagii Dhacay (link working now)

Recommended Posts

Iyadoo muuqaal ah inta ka

.

 

Soo dhaweeyaha dariiq kasta kuu taagan waa wadaad.

 

Atooraha filinka waa fanaankii jilida wanaagsanaa ee waayahaan laga daba dhacay, qabiil.

 

Atooraha labaad waa been.

Atariishada labaad waa gaajo.

 

Xayirsiinta iyo buunbuuninta waa fadhikudirir.

Farshaxanka qurxoon iyo sawirada waxaa kuu soo bandhigaayo waa siyaasi.

 

Muusikadii hore waa laga ilbaxay, muusikada casriga lagu kala sameeye dalka Mareykanka iyo dalka Ruushka (hubka).

 

Gantaalka codka dheer ee lidka la oran jiray waa 37 oo waxaa kuu tumaayo gacankudhiigle.

Waa jiib waxaa kuu tumaayo moo'ryaan.

 

Biyaha qaboob aad kala kulmi doontaan waa rasaas iyo faleebo.

Waxaa ku nasan kartaan dhulka hoostiisa. (geeri)

 

:D:D:D:D:D

 

Daawadayaasha xataa lama dhaafin, iyagoo kale ah: Muslinimo, caddaalad iyo bini'aadenimo.

 

Halaagii dhacay looma kala harin indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this