Sign in to follow this  
Saalax

Sanaag UK(19-12-2009)

Recommended Posts

Saalax   

London(SanaagNews) Waxanu indin ogesiineynaa in dhowaan shirweynihii jaaliyada reer sanaag ee ku dhaqan wadanka UK uu ka dhicidoono magaalada London ee cariga ingiriiska, shirkan oo ah mid aad u balaaran si weyna loo soo abaabuley waxa ka soo qaybgeli doona dadweyne isuga jira culamaaudiin , odoyaal dhaqameed, aqoonyahano, haween iyo dadweyna kale oo fara badan.

Hadaba kulinka oo ah mid ka duwan kuwii ka horeeyey xambaarsana ahmiyad gaar ah oo ku waajihsan dhinaca horumarka Gobolka gaar ahaan adeegyada bulshada sida caafimaadka ,waxbarashada, beeraha ayaa dhowaan lagu qabandoonaa magaalada London, fadlan waxan idinka codsanaynaa inaad kasoo qayb gashaan kulinkan albaabadu waa idiin furan yihiin.

 

SHirku waxa uu ka dhici doonaa galbeedka

Magaalada London

xaafada shepherds bush

95, Boemvontein road, shepherds bush, london w12 7da.

tareenka ugu dhaw waa [central line] iyo hammersmith and city]

Taariikhda iyo waqtigu waa-:

 

19/12/2009 Maalin Sabti ah

2:00 pm waqtiga london

Hadii aad u baahato tafaasiil dheeraad ah kala siriir

 

Nadra Omar Jabaabul TELE 00447944619066

 

Mukhtar Ali Madoobe TELE 00447983801242

 

Mustafe Saalax Xaaji Xasan TELE 00447852176599

 

Saynab Ali Warsame TELE 00447930220095

 

Wabilaahi Tawfiiq

Qalinkii

Siciid Cali

Holland

 

 

http://sanaag.org/details.asp?id=1262&dt=news

Share this post


Link to post
Share on other sites

war addeer baad ka daysid meshan public ga ah ee aad soogelinayso macluumadka meesha shirku ka dhici iyo sida lagu imankaro,,,,,

 

saw maaad ogid in UK ay joogan alshabaab maanad ka baqayn in mid jilbaab iyo indha shareer sooxidhoo isku qarxiyo shirka???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this