Sign in to follow this  
Liibaan

Hogaamiye Xaglatoosiye OO Cambaareeyey Xadhiga, Dilkii Tacadigii Shacabka Las Anod

Recommended Posts

Liibaan   

hogaanka%20ssc.jpg

 

Hogaamiyaha Midnimada iyo Dibu Xoraynta SSC oo Cambaareeyey Tacadiyada loo Gaysanayo Dadka SSC ee Gobolka Sool

 

Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay..suxufiyiinta ssc ee ku dhaqan waqooyiga america.

 

 

Shir jaraa'idkiisan oo uu ku qabtay xaga Telleconference k ayuu wuxuu ugu horeyn Hogaamiyuhu uu ka tacsiyey Geeridi Alle ha u naxariistee Xaaji C/Laaho Dhegoqool oo u dhashay deegaanka SSC.

 

Wuxuuna sheegay in Maamulkaas ku soo duuley Gobolada ssc dadka iyo deegaankiisaba, qabsaday oo cambaaraynayo qaabka ay ula dhaqmayaan oo ah qaab fool xun.oo ay samaynayaan dil,jirdil,iyo xadhig handaadaad iyo barakicin.arintaas waan cambaaraynaynaa,mar saddexaad iyo mar afaraadba.

mar uu la hadlayay shacabka ssc ayuu yidhi.

 

Shacabkeyga waxaan u sheegaya in ay adkasytaan oo Samraan Midnimodooda ilaaliyaan maanta waad aragtaan Macalimiintii iyo Ardeydii iyo waxgaradkii ayaa wiilal ka yimid Waqooyi Galbeed ,ay Laascaanood dhexdeeda ka qab qabteen oo geeyeen Caynabo".

Waxaa loo baahan yahy arintan oo kale in lagu wajaho midnimo .

waayo Cadawgaagu wuxuu kaga baqi karaa waa Midnimo SSC maanta waa in aynu isu taagna Midnimo iyo Xoreyn" ayuu yidhi Xagla_toosiye.

 

Mar aan weydiiney bal goorta iyo wakhtiga ay Hogaan ahaan hawl galayaan dadkana culayska ka korqaadayaan wuxuu yidhi Taaasi waa dhaw dahay insha Allaah" sida ugu dhakhsaha badan ayaanu gudaha ku geleynaa dadkeenana u xoreynaa waayo taas waan u dhaaranay waana Balan in dadkayaga aan maanta Nafta u hurno ayuu si Kulul u yidhi mar kale. isagoo wacad ku maray inuu bilaabayo xorayntii iyo midayntii dadka ssc.

 

Ugu danbeyntuu wuxuu Hogaamiyuhu kula dardaarmay Shacabka SSC in ay u diyaar garoobaan sidii dhulka loo sifeyn lahaa.

 

Wiil iyo gabad,h Aabe iyo Hooyo waa in maanta dhexda dhiisha looga xidhaa lana isgarabtagaa dibu xoreynta,midnimada aynu midownaa.

 

dhawaan bay Bilaabaynaysa kuwaasoo Hormuudkooda la doonayo in ay noqdaan Shacabku isagoo codsaday masuulku in lala shaqeeyo.

 

 

Hadalka Hogaamiyuhu wuxuu ku soo beegmayaa ayadoo maalinimadii shalay ay magaalada Qas iyo Dilba ka geysteen maleeshioyaadka Soomaalidiidka ah ee ka soo duulay Waqooyiga Fog ee Soomaaliya.

 

Waxaana shacabku ay hada aad uga war dhawrayaan Hogaankii lagu dhisay Nairobi iyo shirka 11 maalmood galay ee Madaxdhaqameedka uga socda Tuulada Buurawadal ee degmada Boocame

 

---

Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood

 

Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay....

 

Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed ayaa wuxuu ka hadlay Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood.

 

Shir jaraa'id oo uu ku qabtay xaga Telefoonada ayuu wuxuu ugu horeyn Hogaamiyuhu uu ka tacsiyey Geeridi Alle ha u naxariistee Xaaji C/Laaho Dhegoqool oo u dhashay deegaanka SSC, wuxuuna sheegay in Maamulkaas soo duuley ee dadka iyo dalkiiba qabsaday isla markaana ula dhaqmaya sida Xayawaanka aan la isaga hadhi doonin ee lagu xisaabtamo wakhti dhaw.

 

Asagoo ka hadlayey Talaabada ay qaadayaan maadaba shacabkoodii lagu dur duriyey ayuu yidhi " Shacabkeyga waxaan u sheegaya in ay adkasytaan oo Samraan Midnimodooda ilaaliyaan maanta waad aragtaan Macalimiintii iyo Ardeydii ayaa wiilal ka yimid Waqooyi Galbeed ay Laascaanood dhexdeeda ka qab qabteen geeyeena Caynabo" Waxaa loo baahan yahy arintan oo kale in lagu wajaho midnimo waayo Cadawgaagu wuxuu kaga baqi karaa waa Midnimo SSC maanat waa in aynu isu taagna Midnimo iyo Xoreyn" ayuu yidhi Xagla_toosiye.

 

Mar aan weydiiney bal goorta iyo wakhtiga ay Hogaan ahaan hawl galayaan dadkana culayska ka korqaadayaan wuxuu" Taaasi waa dhaw dahay insha Allaah" sida ugu dhakhsaha badan ayaanu gudaha ku geleynaa dadkeenana u xoreynaa waayo taas waan u dhaaranay waana Balan in dadkayaga aan maanta Nafta u hurno ayuu si Kulul u yidhi mar kale.

 

Ugu danbeyntuu wuxuu Hogaamiyuhu kula dardaarmay Shacabka SSC in ay u diyaar garoobaan sidii dhulka loo sifeyn lahaa. Wiil iyo gabadh Aabe iyo Hooyo waa in maanta dhexda dhiisha looga xidhaa lana isgarabtagaa dibu xoreynta dhawaan Bilaabaynaysa kuwaasoo Hormuudkooda la doonayo in ay noqdaan Shacabku ayuu yidhi Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar.

 

Hadalka Hogaamiyuhu wuxuu ku soo beegmaya ayadoo maalinimadii shalay ay magaalada Qas iyo Dilba ka geysteen maleeshioyaadka Soomaalidiidka ah ee ka soo duulay Waqooyiga Fog ee Soomaaliya. Waxaana shacabku ay hada aad uga war dhawrayaan Hogaankii lagu dhisay Nairobi iyo shirka 11 maalmood galay ee Madaxdhaqameedka uga socda Tuulada Buurawadal ee degmada Boocame.

 

Lascaanood, Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Hogaanka SSC oo Ka hadlay Tacadiyada laga Wado Laascaanod

 

Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed ayaa wuxuu ka hadlay Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood.

 

Shir jaraa'id oo uu ku qabtayxaga Telefoonada ayuu wuxuu ugu horeyn Hogaamiyuhu ka tacsiyey Geeridi Alle ha u naxariistee Xaaji C/Laaho Dhegoqool, wuxuuna sheegay in Maamulkaas soo duuley ee dadka iyo dalkiiba qabsaday isla markaana ula dhaqmaya sida Xayawaanka aan la isaga hadhi doonin ee lagu xisaabtamo wakhti dhaw.

 

Asagoo ka hadlayey Talaabada ay qaadayaan maadaba shacabkoodii lagu dur duriyey ayuu yidhi " Shacabkeyga waxaan u sheegaya in ay adkasytaan oo Samraan Midnimodooda ilaaliyaan maanta waad aragtaan Macalimiintii iyo Ardeydii ayaa wiilal ka yimid Saylac Laascaanood dhexdeeda ka qab qabteen geeyeena Caynabo" Waxaa loo baahan yahy arintan oo kale in lagu wajaho midnimo waayo Cadawgaagu wuxuu kaga baqi karaa waa Midnimo SSC maanat waa in aynu isu taagna Midnimo iyo Xoreyn" ayuu yidhi Xagla_toosiye.

 

Mar aan weydiiney bal goorta iyo wakhtiga ay Hogaan ahaan hawl galayaan dadkana culayska ka korqaadayaan wuxuu" Taaasi waa dhaw dahay insha Allaah" sida ugu dhakhsaha badan ayaanu gudaha ku geleynaa dadkeenana u xoreynaa waayo taas waan u dhaaranay waana Balan in dadkayaga aan maanta Nafta u hurno ayuu si Kulul u yidhi mar kale.

 

Ugu danbeyntuu wuxuu Hogaamiyuhu kula dardaarmay Shacabka SSC in ay u diyaar garoobaan sidii dhulka loo sifeyn lahaa. Wiil iyo gabadh Aabe iyo Hooyo waa in maanta dhexda dhiisha looga xidhaa lana isgarabtagaa dibu xoreynta dhawaan Bilaabaynaysa kuwaasoo Hormuudkooda la doonayo in ay noqdaan Shacabku ayuu yidhi Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar.

 

Hadalka Hogaamiyuhu wuxuu ku soo beegmaya ayadoo maalinimadii shalay ay magaalada Qas iyo Dilba ka geysteen maleeshioyaadka Soomaalidiidka ah ee ka soo duulay Waqooyiga Fog ee Soomaaliya. Waxaana shacabku ay hada aad uga war dhawrayaan Hogaankii lagu dhisay Nairobi iyo shirka 11 maalmood galay ee Madaxdhaqameedka uga socda Tuulada Buurawadal ee degmada Boocame.

 

Horufadhi News Uodate

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

AllAfrica.com: Puntland Condemns Somaliland's 'Barbaric Regime' Over Violations

 

 

7 Feb 7, 2010 - 9:29:17 AM

 

The government of Somalia's Puntland state has strongly condemned yesterday's deadly riot in the disputed town of Las Anod, the capital of Sool region where at least two people were killed.

 

The demonstration was staged against the detention of some of the town's Islamic teachers by the security forces of the unrecognized republic of Somaliland, a separatist region in northwest Somalia.

 

According to witnesses, the police fired at the crowd that composed of students, teachers and parents, resulting the death and injuries of innocent civilians.

 

Puntland's Information Ministry said in a statement that the act was symbolic of the "barbaric regime" of Somaliland President Dahir Riyale, terming it as against the human rights of the natives.

 

"The government of Puntland strongly condemns and accuse Riyale's administration of suppression against the inhabitants of Las Anod. It was inhumane and gross violation of human rights what the police did to the innocent civilians," read the statement.

 

The statement adds that the police had no regards to Islam, Somalia and good neighborliness at all, while urging the human rights watchdogs and international parties to investigate the incident.

 

 

'Exodus'

 

Meanwhile the residents of Las Anod have started vacating the town for fear of suppression from the Somaliland security forces.

 

According to Abdirahman Dahir Gas, a local elder who spoke with Garowe Online while in Tuka-Raq village east of Las Anod, the residents expressed concerns over the deteriorating security situation in the town.

 

"The situation in Las Anod is like that one of Israeli occupied Palestine. Las Anod is under the brutal occupation of Somaliland. They (Somaliland) treat us mercilessly with death and destruction," he said while urging Puntland and its people not to give up on Las Anod.

 

Las Anod is strategically located along trade routes in northwestern Somalia disputed between Puntland and self-declared republic of Somaliland.

 

Since its takeover by Somaliland in 2007, the town has not enjoyed peace with residents opposing the new ruler. In January, there was a series of unexplained bombings that targeted Somaliland police and government officials in Las Anod.

 

Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia in 1991 but has not been recognized internationally.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this