Sign in to follow this  
Somalina

AS waa tuugo

Recommended Posts

Kool_Kat   

Hayeh! Mukulaasha ma'anaa iila dan leedahay? lol

 

Kuleel u adakaa laakiin kuwaan bisinkee? Sidey isku duuduubeen aaba iigu daran, mamoodaa -20 iney tahay banaanka...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Markaan arkey pic, ayaan adiga ku soo xasuustey runtii...

 

Mansur inoo Afghanistan joogo uu weli iska dhaadhicinooyaa...

Shiirka ka soo ureeyana ka waran. Warshad deodorant sameysa inaan dhiso aa laygu ogyahay....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Looks like the civil war began in 2008 for most people in this topic.

 

For those of us who saw the effects of the war for the 17 years prior to Shabaab's rise, they are angels in this matter.

 

Personally, I see the most staunch anti-Shabaabists today as the Shariif nut-huggers who were pro-Shabaab yesterday in opposition to A/Y. Regardless, its funny that these fools didn't condemn the war of the last 20 years but they raise their voices today like wounded cattle when a few teenagers start to preach to the ignorant of a new and productive Somali society.

 

Good night smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Dad Barakacayaal oo banaanbax ka dhan ah Xisbul Islaam ka dhigay Carbiska.

 

October 5, 2010

bananbax_barakacayaal.jpg

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qoysas Barakacayaal ah oo aad u caraysan ayaa banaanbax ay kaga cabanayaan barakicin ay sheegeen inay ku hayaan Ciidamo ka tirsan Ururka xisbul Islaam waxaa ay ka dhigeen deegaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho.

 

Banaanbaxaani oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah barakacayaasha ku nool inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa maanta waxaa uu ka dhacay deegaanka Carbiska ee gobolka Sh/hoose, waxaana u badnaa dadka dibadbaxaasi isugu soo baxay haween iyo caruur qaarkooda wajiyadooda laga dheehan karay caro aad u xoogan kuwaasi ka soo horjeeday Barakicin ay sheegeen in ay ku hayaan ciidamada Ururka Xisbul Islaam ee ka arimiya deegaanka Lafoole.

 

Sidoo kale dibadbaxayaashani waxaa kaloo ay sheegeen in Banaanbaxooda ay uga cabanayaan jirdil ay sheegeen in Ciidamada Xisbul Islaam ay geysteen dad barakacayaal ah oo ku noolaa Jaamacadii hore ee Lafoole.

 

Haweenay ka mid aheeyd dadkii isku soo baxa sameeyay ayaa Shabelle u sheegtay in ay yihiin dhibanayaal ka soo baxsaday dagaalada ka soconaya qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho, halka ay iminka ku suganyihiina ay u yimaadeen inay ku helaan amaan balse waxaa ay xustay in dhibaatadii ay ka soo carareen mid la mid ah ay ku hayaan Ciidamada Xisbul Islaam.

 

Banaanbaxayaasha waxaa ay ka dalbadeen saraakiisha iyo madaxda Xisbul Islaam inay wax ka qabtaan dhibaatooyinkaani kala duwan ee ay ku hayaan Ciidamadooda.

 

Dhawaan ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Xisbul Islaam waxaa ay bur burin kula dhaqaaqeen aqalo ay deganaayeen qoysas barakacayaal ah oo kuyaalay Kulyadii waxbarashada ee Jaamacaddii Lafoole, iyadoona la sheegay ciidamada Xisbul Islaam inay jirdil u geysteen qaar ka mid ah dadkii ku noolaa Jaamacada Lafoole.

 

 

sheekadan waxay ku lug leedahay somehow sheekada boga koowaad ku dhagan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

5 Killed, 3 Wounded As Somali Islamists Clash in Mogadishu

 

Abdi Hajji Hussein - AHN News Correspondent

Sunday, October 17, 2010

 

 

Mogadishu, Somalia (AHN) - At least five people have been killed and about three others injured in Mogadishu after Al shabaab militants clashed with another Islamist insurgent group, Hizbul Islam.

Officials from both two sides said that recently an Al shabaab extremist group seized a bus stop in Bakara market. The location was where Hizbul Islam previously collected money from buses. The practice allegedly made insurgent group Hizbul Islam, which is led by Sheikh Hassan Dahir Aweys, angry and annoyed.

The clashes erupted in Bakara market, which is heavily populated. Hizbul islam fighters attacked Al shabaab’s court in the area, they added leaving two civilians dead.

 

Hiszbul Islam officials, who spoke under the condition of anonymity, said that Sheikh Mokhtar Rabow, an al shabaab official and Abdulkadir commandos from Hizbul Islam on Saturday engaged in mediation with militant fighters, however they broke down and failed.

 

A resident said the situation is unpredictable as every party is trying to dislodge the other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aawey iska hadliyaashii xasuuqa, xasuuqa Suuqa Bakaaraha ku heyn jiray? I guess this is not big deal for them.

 

Eebba ha u raxmado masaakiinta waxba galabsan ku geeriyootay. Ilaa hadda waa fahmi la ahay dadka suuqaas u tago inay nolol maalmeedkooda kasoo saartaan. Waa fahmi la ahay maadaama suuqyada kale furmeen.

 

Suuqaan waa suuqa aan gees iyo gees ka aqaano, suuqii noo dhawaa uu ahaa since gurigeena ku yaalay Isgoyska Bakaaraha. Maxaa caano bilaash ka cabay -- suusac, manyac, dhaay, garoor -- oo naagaha fadhin jiray dhadhamis ugu dhameyn jirnay, and they wouldn't mind, wey noo smile gareyn jireen ciyaalkeena, iyagoo og dhib inay naga tahay dhadhamiska; maxaa digir iyo galey usoo xaday qooleeydeyna saa u siino. Qooleeyda markee digirta cunto ayee cayili jirtay oo si fiican u ekaan jirtay. Kas naga ahayd inaa soo gadno ma rabi jirin, not because of lacag la'aan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

AUN dadka rayidka ee ku geeriyoode suuqan.

 

Aqiyaar, su'aashas waa the million dollar question, maxaa lagu hayaa dadkaas gancsatada ee ay suuqaas u dhex taagan yihiin maalin walba markey ummada badankooda ay joogaan dhinac dawlada?

Suuqa lagama maarmo waa ogahay since dhaqaalo weyn ay ka soo gasho ganacsata Soomaliyeed iyo tuugta. Laakiin waa in la bedelaa locationka temporarily. Dadka ku ganacsanayo ayay ku xiran tahay taasna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe and long believed qaarkood ganacsatadaas waa weyn meeshaas ka bixi la' inay tuugo kale yihiin, oo xiriir la leeyihiin kuwaas Barbaarta la baxay iyo kuwii kale Ururka Islaamka la dhahaaye.

 

Aniga iyaga lama yaabaayi ee waxaa la yaabanaa dowladda see wax ugu qaban weysay. Waxaa ula jeedaa isla ganacsatadaan dekedda ayee kasoo dajistaan badeecooyinkooda, iyadoo la wada arkaayana Suuqa Bakaaraha geystaan, qof istaajiso maleh, walaa dowlad walaa Barbaarta.

 

Sababta wax ugu qaban la'dahay la yaabay kuwaas dowlad sheeganaayo, the simple common sense ayee sameyn la yihiin. It is simple because qofkii dekedda wax kasoo dajisanaayo suuqaas ma geyn karo la dhihi karaa since jidadka waa weyn suuqaas loo mari lahaa xukumaan dowladda. Suuqii Xamarweyne iyo Ceelgaab dib loo furay ha geystaan dhihi karaan.

 

Mida labaadna suuqaas dhan ayaa siege ku sameyn lahaa, dadka ma galaayaan dhihi karaa, kii ama tii gishana iyagaa ka masuul ah. Of course dhuumasho waa lagu galaa laakiin qofkaas haddee wax soo gaaraan asagaa iska masuul ah, xasuuq iyo waxaas dadka kuma eedeyn doonaan haddee wax ku dhacaan.

 

Meesha dhan qorsho la'aan ka socoto, the incompetency is so...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ma xuma fikradaada oo waa ka hortag fiican. Laakiinse ganacsatada wey ku xoolo baaba'ayaan, dadka dhinaca nabad diidka degana wey ku gaajonaayaan oo nolol maalmeedkooda ayaa dhumaaya.

Mid kale, ganacsatada buildinada iska leh and the big companies waa in qarash weyn geliyeen sidii ay u move gareyn lahaayeen alaabtooda (i.e communication companies, retail stores etc). Lacag badan ayaa soo gasha suuqaan, kuwa dekeda ka soo xamaashana ma la dhihi karo kuligood waxay xiriir la leeyihiin barbaarta iyo XI. (i think su'aasheyda qeyb inaan isaga jawaabey lol)

 

Marka ma sahlana sheekada suuqaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ugu baaqday Haweenka Soomaaliyeed inay dagaallada ka qaybgalaan

 

Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ugu baaqday Haweenka Soomaaliyeed inay dagaallada ka qaybgalaan

 

Talaado, 02 November, 2010 (HOL) −

 

Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin, ayaa ugu baaqday haweenka Soomaaliyeed inay ka qaybgalaan dagaallada socda dalka, gaar ahaan kuwa ka socda magaalada Muqdisho.

 

"Dalkaan, waxaa kusoo duulay, Mareykanka, Itoobiya, Uganda iyo Burundi, oo kula jira dagaal diinta Islaamka, sidaa daraadeed haweenka waa inay ka qaybgalaan dagaallada socda," ayuu yiri Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir ee Xarrakada.

 

Hadalkan, ayuu ka jeediyay tababar loosoo xiray boqolaal haweenka ah oo ka tirsan kuwa gobolka Banaadir, isagoo ku boorriyay in dagaalka socda aan koox keliya lagu dhaafin ee ay waajib tahay in shacabka oo dhan ay ka qaybgalaan.

 

"Diinta Islaamku, waxay u baahan tahay in loo gargaaro, sidii horay u sameeyeen haweenkii muslimiinta, waxaana la idinka doonayaa inaad naf iyo maalba u hirtaan difaaca diinta. Haweeneydii aan awoodin inay dagaalanto ama ay maal bixiso, waa inay cunugeeda hubeysaa oo ay dagaalka u dirto," ayuu mar kale yiri Sheehk Cali.

 

Waaliga gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab, wuxuu sheegay in ciidammada AMISOM iyo dowladdu ay kaga sugan yihiin Muqdisho, KM-4 iyo Xamarweyne, ayna tahay inay mar qura dagaal ku qaadaan si halkaas looga saaro.

 

"Ciidammada ka socda Burundi iyo Uganda waxaa soo dirsaday Mareykanka, iyadoo ay muuqato in Mareykanka uu ku jabay dunida, innagana waxaa waajib naga saaran yahay inaan AMISOM iska bixinno," ayuu yiri guddoomiyaha u hadlay Xarrakada.

 

Hadalkan, ayuu ka dhawaajiyay Sheekh Cali Maxamed xilli ay dowladda Soomaaliya sheegtay inay jiraan qaraxyo ay doonayso Xarrakatudu inay ka geysto Muqdisho, kuwaasoo idaacadda dowladda taageerta ay sheegtay inay fulinayaan haween.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

SOMALIA: Charcoal trade booming despite ban

 

Thursday, January 20, 2011

 

 

The charcoal trade is booming

NAIROBI, - Although the export of charcoal has been banned by Somalia's Transitional Federal Government (TFG), the trade is booming in areas controlled by Islamist opposition groups, with locals saying volumes have risen sharply in past months.

 

"The trade in charcoal in [the port city of] Kismayo seems to be picking up every day, with the current level and intensity being the highest ever," a civil society source, who requested anonymity, told IRIN on 19 January. Previously cutting trees and burning charcoal was a low-key, low-technology affair, but "now they are using very sophisticated saws and equipment".

 

A Somali member of parliament, Ibrahim Habeb, appealed to Somalis "to think of the future and the best interests of the people". Decimation of trees, he added, was one of the causes of recurring droughts.

 

Trees and forests, according to the World Agroforestry Centre, play a vital role in regulating the climate since they absorb carbon dioxide – containing an estimated 50 percent more carbon than the atmosphere. Deforestation, in turn, accounts for more than 20 percent of the carbon dioxide humans generate, rivalling the emissions from other sources.

 

Trees are also crucial in providing a range of products and services to rural and urban populations, including food, timber, fibre, medicines and energy, as well as soil fertility, water and biodiversity conservation.

 

“More dangerous than piracy”

A civil society source, who requested anonymity, said the charcoal traders were decimating the last remaining forested area in Somalia and, in the process, "destroying our future and the future of our children."

 

He added: "They must be stopped. This is more dangerous than the piracy problem."

 

Almost 80-90 percent of exported charcoal passed through Kismayo, 500km south of the capital, Mogadishu, the source added. In the past, ports in Mogadishu and Merka in the south were also used, but local authorities in other parts of the country had banned the trade.

 

Al-Shabab Islamist insurgents control Kismayo and much of the south of Somalia and have fought the TFG for the past three years. Charcoal export, the source said, was their biggest source of income.

Most of the charcoal is transported to the Gulf States and Saudi Arabia, where a bag fetches about US$15. Traders paid about $5 to cut and burn the charcoal. A Kismayo resident, who declined to be named, said three to four vessels loaded with charcoal left the port every week.

 

Stopping the export of charcoal is a challenge, however, requiring the cooperation of the Gulf countries as well as the Somali business community, said the civil society source.

 

Somalia is one of 13 African countries that will face water scarcity by 2025, according to the UN Economic Commission for Africa, partly because of human activities such as deforestation for charcoal production, overgrazing or crowding around watering points and other inappropriate land use measures.

 

According to the International Fund for Agricultural Development, overgrazing and uncontrolled harvesting of trees to make charcoal in parts of the north-west and the Kismayo area have led to environmental degradation in Somalia that may be difficult to reverse.

Source: IRIN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this