Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Dayniile lied about my clan!

Recommended Posts

Been abuurka that has been happeing lately is just overwhelming. So many lies about so many individuals, it's like being taken aback to the Arta era!

 

GAROOWE : Siciid Diiriye Maxamed oo si wayn u beeniyay warar been abuur ah oo lagu qoray Wabsit-ka Danniile.com!

 

Siciid%20DIIRIYE.JPG

 

Posted to the Web Nov 19, 09:39

 

 

Garoowe:-Mudane Siciid Diiriye Maxamed ayaa maanta warsaxaafadeed uu ku qabtay Xafiiskiisa Hoteel-Nugaal ee Magaalada Garoowe ayaa si wayn u beeniyay warar been abuur ah oo lagu qoray wabsiteka Dayniile kaa soo lagu sheegay in Beelaha reer Nugaaled ay teegeersan yihiin Maxkamadaha.

 

 

 

Mud. Siciid oo ah odayaasha gobolka , kana maid ah ganacdatada Puntland ee aadka looga yaqaan deegaanadan , ayaa sheegay in usuan isagu ahayn af-hayeenka beesha islamarkasna waxba kama jiraan ku sheegay in beeshiisu iyo isagaba aysan taageersanayn Maxkamadaha , ayna si wayn uga soo horjeedaan wuxuna qoraalkaasi ku tilmaamay been-abuur aan waxba ka jirin Wabsitekasuna uu yahay mid aan xalaal ahayn.

 

 

 

Waxaana maqaalkaas been-abuurka ah qoray dad aan waxba garanayn islamarkaasna igu been abuurtay , waxayna ku qoreen dad gaaraya 25 qof oo ay ka mid yihiin Masuuliyiinta dawlada Puntland , Odayaasha iyo Waxgaradka gobolka Nugaal warkaasoo oo aan waxba ka jirin.

 

 

 

Siciid Diiriye ayaa sheegay in uu si wayn u teegeerayo ku dhaqanka shareecada Islaamka, balse uu ka soo horjeeda kuwa isku sheegaya Maxaakiimta Soomaaliyeed, uma aqoonsani Maxkamado ee waxaan u aqoon-sanahay massiibo Ilaahay dadkaan u soo diray.

 

 

 

Ugu dambayntii Siciid Wuxuu sheegay si uu u xaqiijiyo been abuurka warkaasi in laga soo xiriiri karo telleefonad hoos ku qoran

 

 

 

00 2525 79 4400

 

00 2525 44 3300

 

Daabacaada: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Mudane Siciid Diiriye Maxamed ayaa maanta warsaxaafadeed uu ku qabtay Xafiiskiisa Hoteel-Nugaal ee Magaalada Garoowe ayaa si wayn u beeniyay warar been abuur ah oo lagu qoray wabsiteka Dayniile

I don't know why anyone would care enough about what a tabloid website like Dayniile writes. The time he wasted adressing the lies of this online tabloid is a time he will never get back.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer it's something to be very angry about, whether it's posted by a trashy website or not!

 

I myself was reading the same falisfied article they placed on their website, but at the same time I perfectly knew that it was an actual lie, but many people read it and believe me dayniile.com got a really large readership, he had to come out and refute this false story!

 

Maybe you're too 'young' or inexperienced but it's really something bad when people lie about you. They said on him, that he was their 'main-spokesmen' and at the times we find us in everything could happen but the false article was laughable because it included so many men, that were actual part and parcel of Adde's administration, local traditional elders and well respected businessmen, that it couldn't be possibly true!

 

They even include some of the members, of the recently named defence committee's appointed by Cadde Muuse to defend off against the courts attacks on Puntland!

Share this post


Link to post
Share on other sites

BAAQ KASOOBAXAY BEELAHA NUGAALEED EE DALKA DENMARK

 

Sunday, November 19, 2006

 

Saalax Siciid

 

 

 

 

 

BAAQ KASOOBAXAY BEELAHA NUGAALEED EE DALKA DENMARK

 

 

Anagoo ah beelaha Nugaaleed ee ku dhaqan dalalka Iskaandineefiyaanka, gaar ahaan dalka Denmark waxaan si aad ah u bennineynaa wax loogu yeeray baaqa been abuurka ah ee lagusoo qoray website-ka DAYNIILE laguna sheegay in beelaha Nugaaleed ee taageereensan yihiin waxa loogu yeeray maxkamadaha muqdisho, ahse argagaxisada caalamiga ee Soomaaliya ka jirta.

 

 

Beelaha Nugaaleed waxeey isku raacsan yihiin in jiritaanka iyo mudnimada Puntland eey muqadas tahay. In laga shaqeeyo hormarka iyo kala danbeynta, iyo in la garab istaago dowlada xalaasha ah ee u hogaamiyo madaxweyne Mudane: Maxamuud Muuse Xirsi (Gen. Cade Muuse).

 

Beelaha Nugaaleed mar walba waxeey hormuud ka yihiin wixii nabada iyo hormarka dalka kujiro..

 

 

Waxaa boga Dayniile iyo kuwa beenta ka shaqeeyo ku waanineynaa ineey ka waantoobaan warwarka aan xaqiiqada ku dhisneyn ee been abuurka ah, waxaan ku waanineynaa in ey ilaaliyaan anshaxa saxaafada una hogaansamaan rabitaanka shacab weynaha Puntland.. Oo marwalba maamulkooda la garab taagan taageero hiil iyo hooba ah. Waxaa tusaale noogu filan sida ee odayaasha reer nugaaleed ee magacayadooda laga been abuurtay ee warka beenta ah isaga fogeeyeen.. sida mudane Siciid diiriye Mohamed uu kuu sheegay war saxaafadeedkiisa ee maanta ay baahisay saxaafadu (Ka akhri halkaan baaqa Ganacsade Siciid maanta kasoo saaray xafiiskiisa Garoowe)

 

 

Siciid Diiriye Mohamed ayaa sheegay in uu si wayn u teegeerayo ku dhaqanka shareecada Islaamka, balse uu ka soo horjeeda kuwa isku sheegaya Maxaakiimta Soomaaliyeed, uma aqoonsani Maxkamado ee waxaan u aqoon-sanahay massiibo Ilaahay dadkaan u soo diray.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir

 

Afhayeenka beelaha nugaaleed ee Denmark

 

Mudane Saalax Siciid

 

0045 26567264

 

 

Ama Siciid Diiriye Mohamed

 

00 2525 79 4400

 

00 2525 44 3300

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Lieutenant-General Sakhar:

One e-tabloid refuting another.....what is the world coming to? :D

 

Seriously, however, I really do think Soomaali site owners really forgot the cardinal rule of warbaahinta: Trustship. It is better to report one verified news story a week than to report ten bogus, conjured up stories a day.

 

If there is no point of trusting a site and what it reports, then the readership declines. Why would people waste time when they already believe wixii lagu qoro meeshaas run iyo been la kala kasi karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this