Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Gathering of the Loosers

Recommended Posts

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka KMG ee Soomaaliya kana soo jeedaan Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Soomaaliya aysan kala go’I Karin, isla markaana Soomaaliya mid tahay.

 

Xildhibaan Saleebaan Maxamad Roobe oo la hadlay warbaahinta kadib kullan ballaaran oo ay maantay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada ku jira Baarlamanka KMG kana soo jeeda Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyeen go’aankii Golaha Guuritada ku dhex dhexaadiyeen Garabyada mucaaradka iyo muxaafidka maamulka Somaliland.

 

Xildhibaanka ayaa sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin shacab isku af ah, Isku dhaqan iyo Isku diin, sidaas awgeed aysan kala go’in Karin Soomaaliya, haddii Caasimada Magaalada Muqdisho xasishana Hargeysa la mid noqonayso Muqdisho.

 

Haddalkan ayaa ku soo beegmaya xili maalinimadii shalay golaha guurtida Somalialnd ay xaliyeen qilaafkii ka dhaxeeyeysedaxda xisbi ee isku heysta Siyaasada Somaliland, kuwaas oo waayadan isku hayeen arrimo la xariira doorashooyinka Jamhuuriyada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Xildhibaanka ayaa sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin shacab isku af ah, Isku dhaqan iyo Isku diin, sidaas awgeed aysan kala go’in Karin Soomaaliya, haddii Caasimada Magaalada Muqdisho xasishana Hargeysa la mid noqonayso Muqdisho.

A point.

Share this post


Link to post
Share on other sites
kyz   

the real loosers will be the cessionist who are trying to dismember somalia into small powerless states . somalia terrotoreial integrity will be kept those who are trying to devide somalia will tried for treasn. you will soon see the likes of rayaale and siilaanyo on trial for national treason.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by dhufayz:

the real loosers WILL be the cessionist who are trying to dismember somalia into small powerless states . somalia terrotoreial integrity WILL be kept those who are trying to devide somalia WILL tried for treasn. you WILL soon see the likes of rayaale and siilaanyo on trial for national treason.

Too many wills here ,,,,,,,, Can we talk about NOW ????

Share this post


Link to post
Share on other sites
kyz   

Jacaylbaro, sxb are you scare of the future it must say some thing about you're mental state . I think you realy know more than any one else that cessisnism day dream is not viable it is at end of the road. it is time for the seperatists to wake up and face the bitter reality that somaliland is integral party of somalia and it will never be a seprate country. stop cessionist propgand no body is buying it any more I know the mojority of the somaliland people do not want cession it is only elites who want it for their personal gratification and their self interest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by dhufayz:

Jacaylbaro, sxb are you scare of the future it must say some thing about you're mental state .

What can u tell me about the future ??,, when are u going to die bal ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
kyz   

Jacaylbaro, Have you taken this test if yes what is your result be honest this time it posive or negetive ?| :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland haa nooolato

 

Iga waleh kuwas aya losers ah

Dhufays hadaan maanta uu imado ugu taggo koonfuria an ku yidha maxaad ii haysa

aboow anu isla gubbane buu ku odhanaya, umamdi na wuu gawracaya aniga na wuxu ii leeyahay ila dhimo loool. halkee laga ciyaara

war somaliland jiritaankeedu wa muqadis iyo mustaqbaleedu iyo dadkeedu iyo shacabkeedu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this