Sign in to follow this  
Maaddeey

Dayactirka Jidadka ee Al Shabaab (Sawirro)

Recommended Posts

Showqi   

Kooxda Alshabaab ayaa maanta burburisay goobo ganacsi iyo wadooyin dhex mara Suuqa Bakaaraha Muqdisho.

 

Howl-gal ay maanta sameeyeen Maamulka Gobolka Banaadir Ee Kooxda Alshabaab ayaa lagu burburiyay dhismayaal ku yaala suuqa Bakaaraha oo wadooyinka laga dhisay iyo Jardiinooyinka ku yaala hareeraha Laamiyada dhex mara Suuqa.

 

Gudoomiyaha Alshabaab Gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen “Cali Jeesto” oo watay Ciidan badan iyo shaqaalaha xagga dhismaha ka shaqeeya ayaa waxa uu amray in dhulka laamiga ah lala simo albaabyada hore ee dhismayaasha shirkadaha oo laga dhisay Jardiinooyin.

 

Gudoomiyaha ayaa waxa uu sidoo kale amray in la furo dhammaan wadooyinka gudaha suuqa Bakaaraha isagoo shaqaalaha burburinta u adeegsaday dhismayaal iyo gaari gcano la dhex dhigay suuqa Bakaaraha.

 

Howlgalkan oo socanayay saacada badan ayay shabaabka ku fureen wadooyin badan iyadoo dhulka lala ekeeyay dhismayaasha Laamiga hareertiisa ah iyo Jardiinada iyo jaranjarada ay dhisteen Shirkadaha waaweyn ee Ganacsifa.

 

Howlgalkan oo aan nuuciisa la samayn dhawaanahan ayaa waxaa lagu burburiyay goobo ganacsi oo badan iyo jardiinada laga hareer dhiso wadooyinka laamiga ah oo marshabiyeedigii laamiga la soo saaray markii dhulka lala ekeeyay jardiinada ay shirkadaha daaraha dhaadheer leh ay samaysteen.

 

Daawo Sawirada:-

 

Copy-of-DSC037442.JPG

 

Copy-2-of-DSC03746.JPG

 

DSC03749.JPG

 

DSC03745.JPG

 

Copy-of-Copy-of-DSC03747.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Allamagan:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

Ha dhiseene daa ,, berrii uun bay miino ku aasi oo ay dumine ,,,,
:D

Lol @ JB. sow ma ahan naagtii inta loo faradhaqay deedna halkii gelisay sow maaha sheekadu maxay ka dhisayaan beribaay haddana cirka geline @ Maaddeey
:D
It sounds like you are making fun of that fac ! Ileen ilaahey raxamdiisa weey furantahay ee soo ma dhici karto in eynana madfac danbe ka dhicin ooy saa u dhisnadaan?

 

Anyways it is good to see alshabaab doing one good thing...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Allamagan:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

Ha dhiseene daa ,, berrii uun bay miino ku aasi oo ay dumine ,,,,
:D

Lol @ JB. sow ma ahan naagtii inta loo faradhaqay deedna halkii gelisay sow maaha sheekadu maxay ka dhisayaan beribaay haddana cirka geline @ Maaddeey
:D
It sounds like you are making fun of that fac ! Ileen ilaahey raxamdiisa weey furantahay ee soo ma dhici karto in eynana madfac danbe ka dhicin ooy saa u dhisnadaan?

 

Anyways it is good to see alshabaab doing one good thing...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this