Sign in to follow this  
Abtigiis

Muran ka taagan beel ka mid ah kuwa la haybsooco oo la sheegay in ay u xuub siibatay

Recommended Posts

^^

Only your delusional mind has convinced itself that it is been applauded.

 

Hadaad waxaad keenteen laangaabnimo darteed, inaad ummadihii Soomaaliyeed oo idinla daganaa inaad tira ahaan isku badisaan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

,,,,, meelo aan la gelin baa jira.

^^

In the interest of accommodating your faulty memory, this would be one of your many lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Dude you do realise **** and that **** not the same?

 

 

Baaq Uu Soo Saaray Af-hayeenka Beelaha ****

 

Written by Maxamed Jaamac Cawil.

Nov 18, 2009 at 07:33 AM

 

 

Bismillaahi raxmnnaani raxiim.

 

Anigoo ah, af-hayeenka beelaha **** mudane Maxamed Jaamac Cawil.

 

Waxaan ku wargelinayaa dhammaanba beelaha ****, ee ku kala hoyda dunida hareereheeda

 

 

Inay u dyaargaroobaan sidii ay uga qayb gelilahaayeen shirweynaha, ka dhici doon magaalada Burco

 

Somaliland 20/1/2010.

 

shirkaasi oo beelweynta **** ku soo dhoweynayso walaalahooda ****.

 

Waxaan beelaha **** ku wergelinayaa inay dhowaanahan soo shaac baxeen, shakhsiyaad

 

Tira yar oo doonaya inay carqaladeeyaan, ama is hortaagaan shirweynaha ka dhici doona magaalada Burco ee gobolka togdheer Somaliland, ee ay hore ugu heshiiy een, guurtida iyo salaadiinta Beelweynta **** iyo cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ****.

 

Shakhsiyaadkaas oo caadaystay beenabuur, iska horkeen iyo xasard joogto ah, inay kula dhex wareegaan beelweynta **** iyo beelaha **** oo isir walaaleeyey.

 

Isla markaana ku been abuurtay magacyada dad **** ah,kuna sheegay qabiilk aanay isir ahaan ka soo jeedin. Iyo weliba dad aan beelaha **** u dhalan Sida;

 

1.khadiija Cabdi

 

2.Xaliimo Cabdi Axmed.

 

Dadka lagu been abuurtay magacyadoodana sida qaldan loo isticmaalay, isla markaana la siiyey derejooyin iyo magac dhaqameedyo aanay lahayn raalina ka ahayn, sida, caaqil, Dr., nabad doon

 

Abwaan, sheikh, prof. iwm, magacyadoodu waa kuwa hoos ku taxan, iyagoo dacwad qaba’;

 

1, Maxamed Muuse Xayir Afjar

 

2,Axmed Mustafe Abdi Aw-Ali Siraad

 

3,Yuusuf Muuse Xayir

 

4,Dr. Ali Abdisalaan ALazhar

 

5,Yaassin Jama Adan

 

6,Bashiir Jama Adan

 

7.Xuseen Xaashi

 

8,Dr. Xasan Maxamed Cismaan

 

9,Ibrahim Xasan Yool

 

10.Dr. Xasan Ali Maxamed

 

11,caaqil Daahir Saalax

 

12,caaqil Maxamed Tarabi.

 

Haddaba kadib markaan samaynay baadhitaan aad u qotadheer, waxaa noo caddaatay oo aan xaqiiqsanay sida kor ku xusan in dadkaas magacyadooda lagu been abuurtay, isla markaana beelaha

 

**** iyo beelweynta **** fidmo iyo fadqalalo ay kula dhex meeraysanayaan canaasirta u soo tafa xaytay inay dadkan is helay ee isir ahaan walaalaha ah kala dilaan.

 

 

Af-hayeenka beelaha ****

 

Mudane Maxamed Jaamac Cawil

 

 

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

 

[ November 21, 2009, 01:28 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

and here is Garaadka beesha ****.

 

 

OODWEYNENEWS.COM oo waraysi la yeeshay Garaadka **** ee Beesha **** oo soo gaadhay Magaalada London

 

 

London(Oodweynenews)-Waxaa Xalay abaaro 9:30 Habeenimo ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada London Garaad Axmed Diiriye Gayllan oo ah Garaadka **** ee beesha **** waxaana halkaas loogu soo dhaweeyey si aad u heersaraysa,, isagoo ka soo kicitimay magaalada Stockholm ee wadanka Sweden . Waxana kamid ahaa dadkii faraha badnaa ee halkaas ku soo dhaweeyey Garaadka Wariyaha Oodweynenews.com ee Magaalada London Ibraahim Ismaaciil Axmed (Ibraahim Armani) oo halkaas waraysi kula yeeshay Garaad Axmed Diiriye Gayllanka , Waraysigaas oo u dhacay sidan, Dhegaysi Waangsan:--

 

 

and here watch the video

 

 

http://www.oodweynenews.com/display_page.php?articleid=12277

 

[ November 21, 2009, 01:29 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dalal isku biira waan arki jiray ama gobollow isku darsada ,,, laakiin qabiil ku biiray qabiil kele waa ii kow ,, :D

 

 

maybe i'm too young now ,,, lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Mr. Somalia:

^^

I love a challenge.

 

Saaxiib, the highest ranking military officers EVER in the history of the Somali National Army were General Salxaa and General Cali Samatar(who also later became Vice President) and also Professor Bootaan who was the Minister of Higher Education.

 

These are just a few examples of the many prominent Puntlanders that are known by all(except you of-course).

 

p.s

Let's not forget Abwaan Cabdi Tahliih.

Mr. Somalia,

 

Dadka kacaankii wax u dhiibtay ha ii tirine, kuwa Puntland masuuliyad ka haya hadda ii sheeg. Maxamed Siyaad Barre, A.u.n, wasn't from Puntland as far as I know.

 

Fanaanintuna waa personal achievement, nin walibana isagaa iskii u dhagaystee ciddi ma dalacsiin.

 

Speaking of Cabdi Tahlil, do you of the miserable life he is now living in Muqdisho? Would the mediocre Cigaal have been in such situation haddad tolnimo Cabdi Tahliil u haysaan??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Cilada jirta waxay tahay, markii qof qabiil ku qufulanyahay aad hadal is dhaafsataan, su'aal waliba wuxuu kaaga jawaabayaa,"laakin qabiilkaaga... iyo wax lamid ah"...

 

For once in your life, put aside your clan spectacles and get a grip on reality.

 

A&T, General Barre was from Mudug and for generations, his family and ours have shared grazing territory-- thus, need I say more.

 

As for Cabdi Tahliil: Bad personal choices have led him to where he is right now. So it isn't fair that you try to blame his miserable life on us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

For someone who perpetually peddle clan agenda in SOL, your attempt at putting stickers on others is unfair.

 

Anyway, I thought you were attacking a whole clan on this same thread. What I know is that General Siyaad isn't from Puntland and you cannot claim his good deeds when it suits you. It is very easy for you to deny his ties to you when the destruction of Hargeisa in the 1980s is the issue.

 

What bad personal choices about Cabdi Tahlil? Will you elaborate for our sake?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Salaam All,

 

Where is Oodweyne when you need the old horse; he is on of the ****. Let him shine a light on this interestingly peculiar move by the artful ****.

 

 

Sophist

 

PS: Oodweyne, Maandhoow, ma markii la istiriyey ayaa **** habrihiii kale kabateen : Hade adiigoo aan ceytain oo the defeated lot iyo wixii xilka la'aa aadan qorin si haasawaha mudan uga jawaab kaftankan.

 

[ November 21, 2009, 01:30 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this