Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Waxaan ayaa madaxweyne ku xigeen sheeganaayo

Recommended Posts

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xaaladda Koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland, isla markaana wuxuu baaq u jeediyay Madaxweynaha dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, Shariif Sh. Axmed.

______________

 

S: Waxa jira in xukuumaddiina lagu eedeeyo inaad dawladda Itoobiya u dhiibtaan dad ka soo jeeda Jabhadda ONLF ee ka dagaalanta gobolka Ismaamulka Soomaalida, arrintaa maxaad odhan lahayd?

 

J: Taas waxba kama jiraan. Waxa jirtay in aanu mar xidhnay in labaatan ka badan – annagu kamaanaan warqabinee, halkan bay soo mareen, waxayna malaha toojar gareeyeen (
ciqaabeen
) wiil ugu yaraa, markaa inankaas baa sheegay, anaguna inay ciidan hubaysani na dhexmaraan ma ogolin. Midda kale, Itoobiya waxba yaan afka lala dhicin, waxaanan u taageersanahay
maalintii la i xaaqayay iyadaa ina taageeraysay oo saldhiga ina siisay
, markaa ninna taas uga habran maayo.

 

Wuu isiloowsiinayaa filaa ama iska indhatiraayaa duqeyntii, rusheyntii iyo xasuuqii Xabashada u geysatay Hargeysa iyo Boorame.

 

Saldhiga la siiyeyna maxee tahay, ma'aha miyaa dhulka Soomaaliyeed la heysto meeshaas?

 

Balaayo madax isku sheeg ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another madax luxid comment from this simpleton.

 

S: Madaxweyne, waxa jira shir Nairobi lagu soo gebogabeeyay oo uu Garaadka Beesha Sool oo k ahadlayna uu sheegay inay dagaal kala hortegayaan Somaliland ama Is-maamul gaar ah loogu samaynayo ay qaadayaan, adigu arrintaa sideed u aragtaa?

 

 

J: Horta, Somaliland maanta ma ay abuurmin, xadka ama maabka Somalilandna waxa la sameeyay 1884 oo cidna laga baryi maayo. Inagu (reer Somaliland) waxaynu degenahay Itoobiya oo soonkaa (Hawd) ciddi inagagama badna, Jabuuti ciddi inagagama badna, taasina (muranka Sool) waxay la mid tahay anigoo idhaahda xad baan u samaysanayaa oo waxaan jeedayaa Reserve Area oo aan soo goynayaa. Markaa ogow inaad dagaal u diyaar garawday, Somalilandna waxay jirtay Soomaaliya oo aan jirin. Ragga siyaasiyiinta ah ee Nairobi ku sii yaacaya waxaan leeyahay Nairobi waa halka lagu miiqo boqno-goynta Somaliland ee ay fadhido qawlaysataha wax ku maasha magacii Soomaaliya. Markaa ragga reer Somaliland ee Nairobi ku yaacayow haddii aydaan waxoogaa qurbaan ah (kharashaad ah) ka doonanayn ka jooga.

Haye hee, hadduu xad beenaadkaas sameeye gaal ka yimid jasiirad fog dhisay sanadkii 1884 wax iyo riyo u magacdaray Dhulkii Soomaalida, ha ogaado ninkaan madax isku sheega ah inay Soomaali jirtay, wada midnimo ahaana ku noolaayeen, bilaa xad beenaad.

 

Dhulkii Hawdka ahaana Xabashada uu siiye. Waa wareey.

 

And the irony of it all: He accuses others of xad beenaad sameysanaayo ama goosanaayo, a lie he himself tells to believe in.

 

Soomaaliya ha necbaada ama yuu necbaan, laakiin ha isku sheego inay Soomaaliya jirto, jiri doontana.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

isiloowsiinayaa filaa ama iska indhatiraayaa duqeyntii, rusheyntii iyo xasuuqii Xabashada u geysatay Hargeysa iyo Boorame.

 

Saldhiga la siiyeyna maxee tahay, ma'aha miyaa dhulka Soomaaliyeed la heysto meeshaas?

 

Balaayo madax isku sheeg ah. [/QB]

Wakhtiga is badalayana

bidix midig ula soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somali dee ka hor ma jirin before1884 dawlad somaliyeed ma jirin dad nomads aha uu dhulka iska warwareega ayaa jiiray , eeg,dhulka hawd andreseve area xabahi malaha waxa iska leh somali. laakin waxay ka miid yihin Dalka Ethiopia ., dalka Ethiopia na wa multhy ethnic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

dhulka hawd andreseve area xabahi malaha waxa iska leh somali.
laakin waxay ka miid yihin Dalka Ethiopia

Walaal hadalkaa ka noqo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune dadka Hawd and reserve area ku dhaqan iyakay uu taala haday rabbban inay ka go aan oo ay iska xoreyaan Ethiopia , amay inay dalkooda imaansadan labbada miid wax uu dhexeyaa adeerow ma jirto.Eritrea iyada go aansatay inay iska xoreyaan, wanay xooroobeen , laakin Hawd and reserve area walii ma arkin waxay doonayan , Ma dall gaar ah ma inay somalia ku biiran , ma inay somaliland ku biiran clear agenda ba ma laha.

Eritrea waxay ahayd gooni isutaaga eritrea wa muqadis. Laakin Kuwan Somalida maba laha plan.

Qaar ba uu shaqeya ismaamul goboleeedka somalida Ethiopia qaar ba uu shaqeyaaa jabhada hubaysan qaar ba shacaab ah waxbaba aminsanayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

maalintii la i xaaqayay iyadaa ina taageeraysay oo saldhiga ina siisay,

and what is wrong with this ??? ,,

 

Call it a bad calculation from the last Somali regime but yes that was my case. running from "supposedly my own government" and getting shelter, protection and food from "supposedly my enemy" is not changing the reality at all.

 

I was bombed, killed, shelled by a SOMALI GOVERNMENT and the only way I survived was that help from ETHIOPIA. Like it or not.

 

 

NB.

 

When I say "I" here i mean myself as JB ,,,, but that is the same for other millions of Somalilanders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:

maalintii la i xaaqayay iyadaa ina taageeraysay oo saldhiga ina siisay,

and what is wrong with this ??? ,,

The tone he takes with Ethiopia in that interview is one of tenderness. Is he talking about the same Ethiopia that used a Somali rebel group (the SNM) but then discarded and expelled them when they had no use for them? I mean this man does understand he was used as a pawn and then discarded ultimately right (in 1988 exactly, before the serious encounters between the SNM and the state military)?

 

Better yet, when Meles Zenewi was running around with a Somali diplomatic visa, was it because we cared about the Tigray cause or because it was a vehicle to attack the Ethiopian state? Unlike this ignorant kowtower, Zenewi actually understands he could have been Oromo group or Gurage group and it would not have made a difference because we would still be using him as a pawn. Case in point why today he is making sure to keep this man and his group, Puntland, and the militias in the south all as pawns of his regime.

 

Sharaf daro iyo iimaan la'aan, isaga keliyana maaha, Soomaalidu way u wada simantahay maanta waana heerka ay taaganyihiin maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Ethiopia is our political allies and Ahmed Yusuf Yasin is the vice president of SOMALILAND not Somalia. The sooner you acknowlege that the better you will comprehend the CURRENT political landspace of Somali penninsula.

 

 

Maxaa idinka cabaadinaya saaxiib Soomaalida aad ku barooranysaan waa horay kala tagtay ee numberkiina xajista...ask Ismail Geele.

 

INIINII KALOO MAQAN

INAAD XAMAR IS RAACDAAN

IDIINKOO ITAAL DARAN

WAALA ARKI DOONAA

IRIDU WAY BANAANTEE

 

By. Jabiye in 1960 sung by Magool!

 

Only if we could listen that voice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ethiopia is not your ally, you would not be unrecognized if you had an ally.

 

You have a relationship definitely, but it is not one of allies. It is the same one it has with Puntland and the warlords of the south and anyone else who represents the fragmentation and the lost of central authority in Somalia.

 

Try another equation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by Gabbal:

You have a relationship definitely,

Thanks for acknowledging that. Now you know where my VP is coming from.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Your V.P is legitimizing his position as a pawn, not separate from all other pawns in the former Somali Republic that take their orders from Meles.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this