Sign in to follow this  
Kamaavi

Dad shacab oo lagu xidhey Magaalada Diri Dhaba

Recommended Posts

Kamaavi   

Wednesday, 17 November 2010 12:13 l Ogadēn Online

 

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Diri Dhaba ayaa sheegaya in habeen hore dad shacab ah o tiradooda lagu tilmaamey in ka badan 17 qof lagu xidhey Magaaladaas. Sida warku sheegayo dadkaas ayaa ahaa Ardey iyo dad ganacsi ku leh magaalada iyo qaar ka mid ah shacabka magaalada.

 

Dadkaas waxaa gacantiisa ku soo qabqabtay nin ka mid ah Dhagqar qabayaasha Ina Iley oo lagu magacaabo LABA GO'LE oo ah ninka ina Ileey soo raaca xaga gumaadka shacabka.

 

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in dadkaas xalay loo sooo dhaadhiciyey Magaalada Shiniile, iyada o lagu soo wado xabsiga Jeel Ogadēn ee magaalada Jigjiga.

 

Wariyayaasheena ayaa waxay ku daba joogaan sidii ay ku heli lahaayeen magacyada dadkaas shacabka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this