Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Locals organise to stop cowards

Recommended Posts

Dhalinyarada Muqdisho oo xalay ka xitay kuwa hoobiyaha ka tuuraaya xafaadooda

 

Dhalinyarada Xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho ayaa xalay xirey wadooyinka gala xaafadahooda si aan looga tuurin madaafiicda lala beegsado fariisimada dowladda.

Kooxo u badan dhalinyaro dadka deegaanka ah oo sitey qoryaha nuucyadooda kala duwan ayaa si weyn loogu arkayay, iyagoo gaafwareegaya wadooyinka xaafadaha iyo laamiyada.

 

Wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho ayaa dhalinyaradani waxa ay dhigeen dhagxaan iyo shaagag si aysan u soo marin baabuurta looga shakiyo in ay tuuraan madaafiicda lagu weeraro fariisimada ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda.

 

 

 

 

Daahir Yooyoo oo ka mid ah dhalinyarada ku nool Xaafadda Bakaaraha ayaa shabelle u sheegay in talaabada ay qaadeen dadka deegaanka ay ka dhigtay mid nabdoon oo aysan dhicin wax weeraro ah oo laga qaaday deegaanadooda.

 

Waxa uu sheegay in talaabadani ay tahay mid muhiim u ah daganaashaha xaafadahooda.

 

Degmooyinka Wardhiigleey, Hodon iyo H/wadaag ayaa waxaa lagu arkayay Dhalinyaro hubeysan oo ka shaqeynaya amaanka.

 

Sidoo kale Degmooyinka X/jajab iyo X/weyne ayaa waxaa ka jira Kooxo dhalinyaro sidaan oo kale ah oo suga amaanka.

 

Arimahaan waxa ay ku soo beegmeen xilli habeen hore ay magaalada Muqdisho ka dhaceen madaafiic hoobiyeyaal iyo BM ah oo ay is weydaarsadeen kooxo aan la garaneyn iyo ciidamada dowladda ethiopia, weeraradaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 13 ruux oo rayid ah iyo dhaawaca in ka badan 42 ruux.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabka Muqdisho oo bilaabay olole ay uga hortagayaan kooxaha wax qarxiya iyo shacabka oo loogu baaqay inaysan gabbaadsiin kooxahaasi.

 

21. Feb 2007

 

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa loo soo jeediyay eedo kusaabsan inay gabbaad siinayaan kooxaha xag jirka ee dhibaatada ka wada magaalada Muqdisho.

 

Xildhibaan ka tirsan dawladda federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shegtay inaan loo baahnayn in shacabku ay gabbaad siiyaan kooxaha wax kharbudaya.

 

Xildhibaannadu waxay intaasi ku dartay in dhibtan dhacaysa ay qayb ku yeelan karaan shacabka mar haddii ay qariyeen kooxaha xag jira.

 

Xildhibaannadu waxay sheegtay inay adkaanayso in ammaanka dalka la sugo , haddii shacabku ay qarinyaan kooxaha qaraxyada sameeya.

 

Dhinaca kale shacabka Muqdishio ayaa bilaabay olole ay uga hortagayaan dadka qaraxyada ka sameeya caasimadda Soomaaliya.

 

wariyaha AllPuntland ee Muqdisho wuxuu kusoo waramayaa in xaafadaha Muqdisho lagu arkayo kooxo isku diyaarinaya inay si cad uga hortagaan in xaafadohooda ay qarax ka sameeyaan.

 

Shacabka ayaa wal wal ka qaba inay dhibaato kasoo gaarto madaafiicda loogu jawaabo kooxaha weerarada la beegsada xarumaha ciidamada.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Ciidamo madani ah oo laga dhisay gobolka Banaadir.

21. februar 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- ciidamo Madani ah oo ay soo abaabuleen dadka deegaanka ayaa ka howl bilaabay inta badan xaafadaha Muqdisho kuwaas oo ka hor tegaya kooxaha qaraxyada la beegsada xarumaha ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ku leeyihiin Muqdisho.

 

Ciidamadaan oo aaney jirin dhaqaale ay ka helayaan dowladda ayay wax garadka xaafaduhu iskood u abaabuleen iyadoo guri walba uu isku xilqaamay in uu bixiyo 2,000 sh.so. oo lagu tabarucayo ciidamada heeganka maalin iyo habeenba ku jira oo loogu tala galay in ay ka hortagaan qaswadayaasha falalka arxan darada ah u gaysanaya shacabka aan waxba galabsan.

 

Xaafadaha laga hirgeliyay ciidamadan ayaa waxa ka mid ah degmooyinka Dayniile, Yaaqshiid, Hodan, Wardhiigley, Boondheere, iyo xaafado kale, iyadoo arrintaan ay ka dambaysay ka dib markii xaafadaha Muqdisho qaarkood oo laga soo tuuro madaafiicda ay bartilmaameed u noqdan jawaabaha ka imanaya ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya.

 

Cali Sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

True.The public is taking matters in to their own hands against these cowards.What the cowards want is nothing but the mere deaths of these poor folks so that they can blame the Government for the deaths.These cowards should be shot on the spot should they even be captured,they are as good as a waste and wastes are always disposed off.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Simply, the locals can spot the malefactors and peace saboteurs from the crowd. With the local's help, I think the government will make big strides in subsiding the sporadic violence that only targets civilians and their enclaves in which the insurgents suspect of containing TFG police, army, and officials.

 

The local residents have come to terms with these blood thirsty insurgents and felt deeply it is them where the problem lies but not the government that is striving to promote peace and resuscitate the functions of state organs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Mogadishu residents set up vigilante groups to counter insurgents

 

Some of the neighbourhoods in Mogadishu have for the first time started own-mobilization which is aimed at confronting groups engaged in launching mortars during the night, targeting the government troops.

 

The neighbourhoods have so far refused to be used as the launching pad for the attacks include; Tawakal of Yaqshid District; Gubta, Hamar Jadid of Wardeegley District, and MBC of Hodan District.

 

Ahmad Hirsi Muhammad, one of the intellectuals living in MBC, Hodan District, and one of the mobilizers of such vigilante groups, has commented on the program and how it had began. He confirmed that they have deployed different bands of vigilante groups in various streets within the neighbourhoods, to make it impossible for the insurgents to penetrate into the area without being noticed, and then start launching attacks.

 

Muhammad said "we have resolved to expand the [vigilante] force that used to exist in order to confront those who are carrying out attacks, creating discord, and also against anyone causing insecurity including robbers, those disturbing families, and those houses. We shall fight all of them. We remained vigilant the whole of last night. We blocked the [word indistinct] with stones and logs. We arranged the forces in twos and threes. Our aim is to defend ourselves against any vehicle or person causing problem amongst us. We are doing this for the sake of saving ourselves, our children and homes. That is how things are now."

 

This will be the first step for the public to note that it can deal with armed groups who are attacking the bases of the government troops and the Ethiopians, so that at the end, they, too can be saved from barrage of mortars being shelled by the Ethiopians/ government troops at night in response to the attacks.

 

 

Source: Newsfile

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

This is not in the interest of Warlord A/Y and his clan militias who terrorize the residents but for these bloodied residents to avoid A/Y's massacre of their kids, the elderly and innocent. they collcet money and pay for the service of these guards whle the TFG responds with looting their homes and killing their innocent.

 

dha10.jpg

 

dha4.jpg

 

dha3.jpg

 

dha7.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Warlords are back too and they are playing major role in the mayhem.

 

 

DKMG ah oo ka walaacsan hogaamiye kooxeedyo hub iibsaday

 

Mogadishu 22, Feb.07 ( Sh.M.Network) Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa walaac ka muujisay sida ay isku hubeeyeen qaar ka mid ah hogaamiye kooxeedyada magaalada Muqdisho.

 

Sida ay qortay wakaaladda wararka AP, Mas'uul dhinaca amaanka oo ka tirsan dowladda KMG ah oo ka gaabsaday magaciisa ayaa sheegay in 3 hogaamiye kooxeed oo mid ka mid ah uu yahay xubin ka tirsan Baarlamanka Somalia ay dib isku hubeynayaan, taasoo walaac ay ka muujisay dowladda Somalia.

 

Xildhibaan Max'ed Qanyare Afrax, Max'ed Dheere iyo Cabdi Nuure Siyaad ayaa la xaqiijiyay in ay iibsadeen hubka ugu badan ee yaala suuqyada hubka ee magaalada Muqdisho 3dii cesho ee la soo dhaafay.

 

Arintaan ayaa haddii la xaqiijiyay waxa ay walaac galineysaa xaaladda Amaan ee dalka Somalia, waxaana ay qireysaa in hogaamiye kooxeedyada ay dib u soo laabteen, inkastoo hubka dhigis horey loogu sameeyay.

 

Wararka laga helayo ayaa waxa ay sheegayaan in hogaamiye kooxeedyada ay ka dambeeyaan weerarada ka dhacaya magaalada Muqdisho ee lala beegsanayo fariisimada ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia.

 

Dowladda Somalia ayaa horey ugu eedeysay weerarada ka dhacaya magaalada Muqdisho waxa ay ugu yeertay haraadigii Maxkamadaha islaamka.

 

Q.M ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxa ay sheegtay in dib u soo laabashada hogaamiye kooxeedyada ay halis ku tahay howlaha samafalka bani'aadnimo ee loo fidin lahaa dadka u dhibaateysan.

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Shebelle media supported the Islamic courts in big bias terms. It is one among several media heavily financed by the Islamists to promote its motto of setting up an Islamic state of Taliban style.

 

It hardly wrote articles on the illegal occupation of lower Shabelle region, long ruled with martial law by the warlord IndhaAde. It even called him a Saint or Sheikh blessed to rule above Allah's law. His ruling claimed unverified thousands of civilians, oppressed and maimed them so that he could continue milking the cow.

Below is the U.N report of IndhaADe. It is now his scattered clan militiamen who are causing the mayhem in the city.

-------------------------------

 

 

82. Indohaadde collects revenue from NGOs that want to operate in the area under his control; they must obtain Indohaadde's permission and must pay him a sum of money to conduct their activities. He receives at least 15 per cent of any NGO benefits that are offered to the local population. The fees paid by an NGO for the buildings they use are split between the owner and Indohaadde. He has a say in the question of which Somalis work for NGOs” members of his own clan” and gets part of an employee's salary. He also has a network of people that monitor the activities of NGOs to ensure their compliance with his financial interests. If an NGO does not comply with his requirements, he forces it to leave his area.

 

83. Indohaadde also owns drug farms in the area under his control, including at Janaale, Shalambood, Qoryooley, Buulamarer and Kurtun Waarey; the exact number of farms is unknown, but Monitoring Group sources estimated that as many as 10 may be spread throughout his area. He is alleged to be dealing in marijuana (probably in the form of hashish).

 

84. Indohaadde's drug farms are a sophisticated operation involving irrigation

systems, fertilizers and herbicides. The workers on the farms are experienced in the drug-growing business and receive a good salary to maintain the high quality of the drugs. The drugs undergo a drying process and are packaged and concealed to avoid attracting attention. The product is graded: poorer-quality product is sent to Mogadishu and neighbouring countries for local consumption, while the higher quality product is put into trucks and transported to airstrips or the Marka seaport for further transport to the international market.

 

_________________________________

 

 

Tell me if you want that old status quo of anarchy and fiedoms to return and remain forever. These episodes ring in our own ears the same way when the megalomanic Aideed fought against the U.N peacekeeping force. He used to get his main support from narrow-minded persons with strangling chain dangling on their necks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Caamir:

Shebelle media supported the Islamic courts in big bias terms. It is one among several media heavily financed by the Islamists to promote its motto of setting up an Islamic state of Taliban style.

What's wrong with an Islamic state of Taliban style? The Taliban had many positives (security, eradicating drugs, minimal corruption, iwm) which even the West acknowledged and praised.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

call them cowards but the stooges and the ethios didnt had the guts to go after them.

 

as for stopping the muhdn, they did fired rockets from that same neighborhood today towards the airport.

 

One mortar hit the runway.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

GD and his traitor supporters can call it what they like. They are supporting a unpopular 'government' that has bought shame to us by bringing foreign troops.

Remember you can't built democracy without soverignity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Israsaaseyn xoogan ayaa ka dhacday goordhaweyd Xaafadda Albaraka ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo israsaaseyntaasi wali aan la soo sheegin qasaaraha ay geysatay.

 

Iska horimaadkaan oo socday daqiiqado ayaa u dhaxeeyay ciidamo madani ah oo deegaanka ah iyo kooxo watay sida la sheegay gaari Hoomeey oo doonayay in ay hoobiyeyaal ka tuuraan xaafaddaasi.

 

Wali lama oga qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi oo ahaa mid aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo dadka deegaanka ay ku kala carareen halkaasi .

 

Iska horimaadkaana waxa uu yimid, ka dib markii ciidamada madaniga Albaraka ay ishortaag ku sameeyeen kooxo aan la garaneyn oo doonayay in hoobiyeyaal ay halkaasi uga tuuraan ciidamada Ethiopia.

 

Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this