Sign in to follow this  
General Duke

Coward attacks more civilains hurt.....

Recommended Posts

Muqdisho: Ciidamada dowladda oo howlgalo bilaabay kadib weeraro madaafiic oo lagu qaaday dekadda Muqdisho iyo xaafadaha Muqdisho.

18. Mar 2007

 

 

Muqdisho(AllPuntland)-Ciidamada dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa gelinkii danbe ee maanta bilaabay howlgalo lagu baarayo xaafadaha iyo wadooyinka ku dhow dhow dekadda magaalada Muqdisho kadib markii ay dhaceen weeraro madaafiic oo lala beegsaday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho iyo xaafaddaha Muqdisho qaarkood.

 

dhawaqa hoobiyaha maanta duhurnimadii laga maqlayey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira waxaana lagu soo waramayaa in tirada dhimashada ay geysteen madaafiicdaasi ay gaarayaan 2 ruux halka tirada dhaawaca ay kor u dhaafayaan 8 qofood.

 

Madaafiic lagu tuuray dekadda Muqdisho ayaa inta badan hareer maray iyadii sadax ka mid ah madaafiicdaasi ay ku dhaceen gudaha dekadda Muqdisho, Xaafadda Xamar Jajab ayaa sidoo kale ay madaafiic la soo tuuray ay ku dhaceen kuwaasi oo geystay dhaawaca afar ruux.Saldhiga Bari ayaa sidoo kale madaafiic la doonayey in lagu rido ay ku dhaceen agagaarka saldhiga iyo gaadiidka Booliska.

 

Weeraradan markii ay dhaceen kadib ayaa ciidamada dowladda Federaalka KMG ah waxay bilaabeen howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii soo ridayey madaafiicdan iyadoo xaafadaha iyo wadooyinka ku dhow dhow dekadda si weyn baaritaan looga sameeyay kadib weeraradan.

 

Sidoo kale ciidamada dowladda ee ku sugan Xarunta Gaadiidka Booliska iyo saldhiga Barri ayaa bilaabay howlgalo lagu baarayo gaadiidka iyo xaafadaha ku dhow dhow.

 

Ilaa iyo weli ma jiro mas'uul ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo jawaab ka bixiyay weerarada ka dhacay Muqdisho iyo howlgalada ay ciidamada dowladda sameeyeen.

 

Dhanka kale warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay bilaaban doonaan howlgalo guri guri ah oo guud ahaan magaalada laga wada bilaabo doono.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The ones who sent the mortars into populated areas so they could reactions from some dummies in the media and in the diaspora.

 

As for the government of Somalia, it is working hard to end this sharade once and for all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

As for the government of Somalia, it is working hard to end this sharade once and for all.

The clan government needs only one more month to end it once for all? Right?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

This clan government is going down the drain soon. By the way Yey is busy planning to increase his term by three more years, does anyone know about that?

 

Unless this guy is eliminated there will be no peace and stability in Somalia. I predict he will be assassinated before he finished his term.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The TFG needs less than a month dear Taliban, the time is when the clean up will start. Now thats a secret..

 

The same people warlords, clan clowns, scrapmerchants &charcoal traders who for 16 years have made it their habit of fighting inside Mogadishu think they can continue with their old game. However now they have a lion in Mogadishu who will not be bothered by such antics...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by General Duke:

However now they have a lion in Mogadishu who will not be bothered by such antics...

War ninyahoow Ethiopiankaan aad nagu xuuxinayso maad naga daysid. Maxaa sharafta kaa qaaday ina adeeroow.? Why don't you see the bigger picture ?

 

Almiino wax kale ku faan sida wiilashii ilkaha casaa ee Puntland kayimid baa nabada soo celinaya dheh..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The big picture is Somalia has a government with teeth and no one can stand against it. The clowns who made up the courts or the armed millitias.

 

If they are afraid of Ethiopian or Ugandans or Puntland by all means they are all there...

Share this post


Link to post
Share on other sites

The damage that the clan courts do to the public is dismissed and is regarded as another casualties of War thing,right?Where are the so called SOL humanists and philanthropists that had so much empathy and compassion for their pple .All the barking and all that was genuine innit?Òr let me guess,they just paid the price of freedom right?Well i have a good news for u,the objectives to unite those folks willingly or unwillingly is in motion already and the rest is un important.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Captain Xalane:

The damage that the clan courts do to the public is dismissed and is regarded as another casualties of War thing,right?

It's not only the ICU that's in the equation; there are other elements such as nationalists, disgruntled warlords, criminals, iwm. So, make sure which group is behind the damage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yep scrap merchants + charcoal traders + warlords +land occupiers + clan fascists = clan courts of Mogadishu...

 

 

Where are the so called SOL humanists and philanthropists that had so much empathy and compassion for their pple .All the barking and all that was genuine innit?

Where are they indeed..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this