Sign in to follow this  
Che -Guevara

Budhcad badeedkii oo qabiilo u kala baxay-LoooooooooooooooL

Recommended Posts

I thought the current piracy was exclusively Pland enterprise not collaborative effort. See,we can come together and work towards something :D entertaining though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

The pirates, who seized the ship last Thursday, initially demanded a $35 million ransom, then dropped it to $20 million and now it seems they are willing to settle for much less.

 

“It’s down to $5 million,” said Andrew Mwangura, program coordinator for the Seafarers’ Assistance Program in Kenya, which tracks pirate attacks and communicates with the families of crew members.

 

Source: NY Times

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ The guy has being detained, kudos to MMA, you nailed him, now, did you tipped the Kenyan Police :D

 

 

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Bad-mareenada Bariga Afrika oo loo xiray sabab la xiriirta in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya

 

Khamiis, October 02, 2008(HOL): Booliska Kenya ayaa saaka wuxuu xafiiskiisa oo ku yaala Magaalada Mombasa ka kaxeystay Andrew Mwangura oo ah Madaxa Hay’adda Bad-mareennada Bariga Afrika, kaasi oo su’aalo laga weydiinayo raad burcad badeednimo oo soo galay.

 

Sarkaalkan ay Ciidamada Booliska Kenya su’aalaha weydiinayaan ayaa waxaa loo heystaa in uu sameeyay warar uu ku buun-buuniyay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida, waxyaabaha loo heystana waxaa ka mid ah in uu sheegay in Markab Saanad Mileteri wada oo Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ay heystaan uu u socday Koofurta Sudaan.

 

Tan iyo intii ay Kooxaha Burcad Badeedka ah ka dilaaceen Xeebaha Soomaaliya wuxuu sarkaalkani ahaa qofka ugu horeeya ee sheega in Markab ama Doon ku socdaalayay Xeebaha Soomaaliya ay Kooxo Burcad Badeed ah qafaasheen, isagoo kadibna soo tebin jiray in Kooxahaas ay lacag madax-furasho ah dalbanayaan.

 

Wasiirka Axmed Siciid Aw-nuur oo mar sii horeysay ka hadlayay dhibaatada ay Kooxaha Burcad Badeedka ah ku hayaan Xeebaha Soomaaliya ayaa wuxuu ku eedeeyay Andrew Mwangura in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka, isla markaana uu isku xiro Kooxahaas iyo Dowladaha Maraakiibta laga qafaasho.

 

Andrew Mwangura oo qudhiisa ka hadlay arrimaha Burcad Badeedka Soomaaliya wuxuu isna Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ku eedeeyay in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka, iyadoo Shiikh Yuusuf-na uu arrintaas beeniyay, isla markaana sheegay in uu isaga horay ula dagaallamay kooxaha Burcad Badeedka.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Chief Pirate dealer Andrew Mwangura got arrested after saying the follwoing to the Press:

 

"My advice," said Mwangura, who has been involved in several hijacking negotiations, "is give these gunmen what they want before the sharks come.''

 

That was the moment when the police handled him, and later arrested this damn Mwangurujuguja.

 

Read more of Mwangujuguja

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooxdii markabkan haysatay ayaa la sheegayaa inay u kala baxeen [qabil qabiil]

Look at this 1diots making themselves fools!!! Dont they know how to work together and think about their own survival or maybe they dont even see that their days are numbered.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxyaabaha loo heystana waxaa ka mid ah in uu sheegay in Markab Saanad Mileteri wada oo Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ay heystaan uu u socday Koofurta Sudaan.

He blew up a secret and that is why he was detained me thinks ,,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this