Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bugland Responds to Ethiopia about Buuhoodle

Recommended Posts

"Waxaan ka xumahay dagaalkii Buuhoodle oo ahaa mid aanu filayn si deg deg ahna u dhacay,waxanaanu ka xunahay Shacabkii geeryooda,Ethiopia waxaanu u sheegaynaa in ay Ciidankeeda xakaymayso oo ay samayso xal kan ka wanaagsan waayo shacabkeena ayaa la laayey taasna waxay ahayd talaabo lagu deg degay" Wasiirka Amniga

"Dagaalku wuxuu ku bilowday si deg deg ah,marka Shacabka waxaanu leenahay waad ku degdegteen Dagaalkan waana in aad is dhiibtaan,sidoo kale Ethiopia Saaxiibo ayaanu nahay waxaanu ugu baaqaynaa in shacabka laga yareeyo dhibtaada si aysan u dhicin wixii shalay dhacay oo kale" wasiirka Warfaafinta

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Is dhiiba aah? inalillaah! wallahi hadduu website kale ahaan laha waxaa dhihi lahaa waxani waa dacaayad. waxaaba kaaga darra hadalada jilicsan ee dadban ee itoobiya lagula hadlayo. fvkng hell! Aduunyo rag amxaaro u taliso war waxaan yaa dadka ka hor dhaqaajiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Kaluumeysiga oo la hadlay Qaar ka mid ah Idaacadaha Maxaaliga ah Ayaa sheegay in Ethiopia aay dagaal ku soo qaaday Dhulka Maamul Goboleedka Puntland, isla markana aay dishay Shacab Reer Puntland ah oo aan waxba galabsan, waxana u sheegay in Ethiopia jawaab ka heli doonto waxyabahii ka dhacay Buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland oo isaguna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkaasi u aha mid ku dhacay Sii Khalad ah, Waxana u sheegay Ethiopia tahay dowlad Saaxiib la ah Puntland, Isla markana aay ka xun yahiin wixii dhacay, Waxana u Tacsi u diray Ciidamada Ethiopianka ee dagaalkan ku dhintay iyo kuwa ku dhawaacmay, Waxana u meesha ka saaray in Ciidamo Puntland ah dagaalka ka qeyb qateen, isaga oo sheegay in dagaalku aha mid u Dhaxeeya Dad u ku sheegay Qaswadayaal Iyo Ciidamada Federaalka ee dowalda Ethiopia

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland oo isaguna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkaasi u aha mid ku dhacay Sii Khalad ah, Waxana u sheegay Ethiopia tahay dowlad Saaxiib la ah Puntland, Isla markana aay ka xun yahiin wixii dhacay, Waxana u Tacsi u diray Ciidamada Ethiopianka ee dagaalkan ku dhintay iyo kuwa ku dhawaacmay, Waxana u meesha ka saaray in Ciidamo Puntland ah dagaalka ka qeyb qateen, isaga oo sheegay in dagaalku aha mid u Dhaxeeya Dad u ku sheegay Qaswadayaal Iyo Ciidamada Federaalka ee dowalda Ethiopia

:D:D:D:D:D JB did you put together this paragraph?lol

 

Meesha Ceeb baa ka dhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Thankful:

JB when is riyaale going to campaign in Lascaanood?

Dont change the subject

unless you isdhiibtay on the first matter already smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Waar ninkii Jacaylbro ahaa wuxuu u xuub siibanayaa sidii nin Qabiilkii galay. Waar saaxiib waxaan filayaa waxaa qurux badnaan lahayd inaad arrimahaas Sool iyo Cayn aad ka yara gaabsatid.

 

Laakiin haddaad sidaa kusii waddid waxay kuu noqonaysaa taariikh iyo ma hadho...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Waar wax xun baad sheegaysaaye dadka xajiinta ka daa smile.gif Hadii kale wallee shaanbad ayay kugu noqqonaysaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this