Sign in to follow this  
General Duke

President Cade forms the state government

Recommended Posts

Magacyada Xubnaha Wasiirrada ee uu Magacaabey Madaxweynaha DG Puntland

 

SBC Exclusive - 26.January.2005 Madaxweynaha Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi, Cadde ayaa saacad ka hor ku dhawaaqay golaha wasiirrada ee cusub, kuwaasi oo kala ah:

 

A. Wasiirrada:

 

1. Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta,

Barkhad Cali Saalax

 

2. Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga,

C/raxmaan Maxamed Faroole

 

3. Wasiirka Maaliyadda,

Dr. Maxamed Cali Yuusuf

 

4. Wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga,

Cali Cabdi Awaare

 

5. Wasiirka Horumarinta arrimaha Qoyska,

Caasha Geelle Diiriye

 

6. Wasiirka Waxbarashada,

Axmed Siciid aw-Nuur

 

7. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga,

Axmed Cabdi Xaabsade

 

8. Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo hiddaha,

Cabdirisaaq Siciid Geesood

 

9. Wasiirka Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha

Siciid Jaamac Qoorsheel

 

10. Wasiirka Kalluumaysiga iyo gaadiidka badda

Ismaaciil Shire Jaamac (Buraale)

 

11. Wasiirka Caafimaadka,

C/raxmaan Siciid Maxamed (Dhagaweyne)

 

12. Wasiirka Ganacsiga iyo Wershedaha

Cabdinuur Cilmi Biindho

 

13. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka

Cabdullaahi Cali Xirsi

 

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Beeraha iyo Deegaanka

Ibraahim Cali Xirsi

 

iiru dawlayaal:

 

1. Wasiiru dawlaha amniga iyo kormeerka,

Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Bannaanka)

 

2. Wasiiru dawlaha madaxtooyada,

Axmed Xuseen Yuusuf (Doonyaale)

 

 

Wasiir Kuxigeenno:

 

 

1. Wasiir Kuxigeenka awqaafta iyo arrimaha diinta,

Cali Xaamud Gamuute

 

2. Wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga

Cabdiweli C/raxmaan Geyre

Daahir Aadan Jaamac

 

3. Wasiir Kuxigeennada maaliyadda,

C/risaaq Xuseen Maxamed

C/raxmaan Diiriye Qoorad

 

4. Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha iyo amniga,

C/qaadir Geelle Diiriye

 

5. Wasiir kuxigeennada dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga,

Axmed Aadan Carab

C/kariin Cali Garaad

 

6. Wasiir kuxigeenka horumarinta arrimaha qoyska

Cali Ciise Sugulle

 

7. Wasii kuxigeenka waxbarashada,

Cabdi Maxamuud Maxamed (Goobbe)

 

8. Wasiir kuxigeenka warfaafinta,

Ibraahim Cartan Ismaaciil

 

9. Wasiir Kuxigeenka Isboortiga Shaqada iyo shaqaalaha

Maxamed Maxamuud Shiikh Ibraahim

 

10. Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershedaha,

Cabdullaahi Maxamed Barre (Caato)

 

11. Wasiir kuxigeenka xannaanada xoolaha beeraha iyo deegaanka,

Yaasiin Cali Tamaad.

 

 

12. Wasiir kuxigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda, Eng. Maxamed Ciise Lacle

 

Wasiir kuxigeenka kalluumaysiga,

Maxamed Axmed Cilmi

 

Sidoo kale wuxuu magacaabay madaxweynuhu Agaasimaha madaxtooyada (Cheif Cabinet), waxanu u magacaabay Eng. Caydaruus Cismaan Yuusuf.

 

SBC Exclusive

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Duke_Valantino:

2. Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga,

C/raxmaan Maxamed Faroole

 

3. Wasiirka Maaliyadda,

Dr. Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)

 

5. Wasiirka Horumarinta arrimaha Qoyska,

Caasha Geelle Diiriye

 

Adde Muuse's list is impressive. These three standout for different reasons:

 

Caasha Geele becomes the first woman to hold a ministerial position in Puntland. Gaagaab was the VP for M.A. Hashi, ex-Puntland pres - a sign of Adde Muuse's willingness to work with the opposition.

 

Now, I have to say I am dissappointed with Faroole being named Minister of Planning and Int'l Relations. Faroole is a very corrupt individual, which is why ex-President M.A. Hashi removed him from his post. I guess Adde Muuse had to return him because 14 of Faroole's votes went on to give Adde the presidency. (Faroole had 15 votes in the 2nd round of the (s)election. 9 Nugaal votes and 6 Sanaag votes.) A favor for a favor, I guess.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Half the parliament is now part of the cabinet...I must hand it to him, that must be some sort of record.

 

Not to put too fine a point on it but there are also far too many old faces about for my liking. I very much doubt this 'old guard' will be able to implement the much vaunted 'changes' the new president wants to bring about or deal with the internal problems which have arisen.

 

The more things(appear) to change, the more they stay the same. The only good note worthy of mention is Caasha Geele.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caasha Geelle oo noqotey Haweenaydii ugu horeysay ee Wasiir ka noqota Maamulka Puntland

 

caasho_diiriye1.JPG

 

Garoowe :- Xubnaha Golaha Wasiirada ee saaka uu dhawaaqey Madaxweynaha DGPL ayaa waxaa markii ugu horeysay ka mid noqotey Haweenay, iyadoo Madaxweynaha uu sameeyey wasaarad cusub oo qaabilsan Hawlaha horumarinta Arimaha Qoyska.

 

Magacaabista wasaaradan cusub ee loo magacaaney Caasha Geelle Diiriye oo ah Qofkii ugu horeeyey ee dumar ee wasiir ka noqotada Puntland ayaa waxaa si wayn u soo dhaweeyey dadweynaha reer Puntland.

 

Xiriir xaga Telefoonka oo ay Radio SBC la soo sameeyeen Dadweyne ku sugan Magaalooyinka Boosaaso, Galkacyo, Garoowe, Laascaanod iyo Qardho ayey badankoodu waxay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin Wasaarada qaabllsan Arrimaha Qoyska ee uu magacaabey Madaxweynaha Puntland.

 

Wasaaradan cusub ee maanta uu ku soo darey Wasaaradihii hore ee Puntland Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Muuse ee uu u magaacay Caasha Geelle Diiriye ayay Dadweynuhu ku tilmaameen inay tahay mid si wayn loogu baahnaa taasi oo ay sheegeen inay qayb ka tahay balantii uu horey u qaadey Madaxweynaha Puntland ee aheyd inuu wax wayn ka badali doono arimaha Bulshada.

 

Caasha Geelle Diiriye waxay inta badan Dadku ku tilmaameen inay tahay qof u qalanta oo ka soo bixi karta isla markaan karti u leh Wasaaradan Miisaanka xoogan leh, bacdamaa lagu yaqaan inay in badan ku soo jirtey hawlaha u adeegida shacabka reer Puntland iyo guud ahaan Soomaalida.

 

Caasha Geelle waxay Madax u tahay Dalada WAWA oo ah shabakad ay ku midaysan yihiin tiro aad u badan oo Ururada Haweenka ah, waxayna magacabiisteedu muujinaysa sida Shabakada WAWA ay door wayn ugu dhexleedahay kaalin kasta oo bulshada ku aadan.

 

SBC - HorseedNet

Share this post


Link to post
Share on other sites

It does seem to be a repeat of the old government. Some ministers like the ministers below have kept their posts. I gues the new President opted out for stability which is very important in our region.

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga

Axmed Cabdi Xaabsade and

 

W.Dowlaha Amniga iyo Kormeerka

Warsame Cabdi Shirwac

 

.........................................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this