Sign in to follow this  
MoonLight1

INDHACADE CHANGES SIDE AGAIN.

Recommended Posts

Shiikh Indha Cadde oo ka war bixiyay Ku biirida uu dowlada ku biiray.

 

Posted: 5/17/2009 8:35:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

 

 

Shiikh Yuusuf Max'ed Siyaad Indha Cadde ayaa Maanta ka war bixiyay Ku biirida uu dowlada ku biiray,waxaana uu ka hadlay arimo dhowr ah.

 

Shiikh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde iyo Xubno ka mid ah ururka Xisbul islaam ee uu hogaamiyo Shiikh Cameey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Indha Cadde waxaa uu sheegay in ay ku biireen dowlada kmg Soomaaliya kadib markii ay qaadatay Ku dhaqanka Sharecada islaamka.

 

 

 

Shiikha waxaa uu meesha ka saaray in aysan jirin Sabab ay uga soo hor jeestaan dowlada kmg mar hadii ay qaadatay ku dhaqanka Shareecada islaamka.

 

Waxaa uu sheegay Indha Cadde in ay u dagaalamayaan dowlada isla markaana ka difaacayaan waxa uu ugu yeeray kooxo Qasawadayaal ah sida uu hadalka u dhigay.

 

Yuusuf Max'ed Siyaad (Indha Cadde) ayaa waxaa uu kulamo la qaatay Madaxda ugu sareeysa dowlada kmg gaar ahaan Madaxweynaha dowlada kmg iyo Ra'iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah golaha wasirada kuwaasi oo ka wada hadlay xaaladaha ugu danbeeyay ee dalka iyo ku biirida dowlada ee Indha Cadde iyo Ciidmadiisa.

 

 

 

SHABELLE.NET

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this