Sign in to follow this  
General Duke

SANAAG: Badhan HUGE welcome for Gen: Ilkajiir...PICS

Recommended Posts

NASSIR   

How quick the one-clan secessionists forget the people of Sanag's widely spelled out position vs Somalia's dismemberment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heh ,,, and he is roaming in Garowe just to avoid the registration process in his supposedly towns ...............

 

 

Alla maxaan wax ogahay ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

The man might be a good person. I don't know him; and he surely looks charismatic. But, i seriouly doubt his wisdom in running for Presidency in Puntland. Either he is overestimating his capacity to do something positive or he is there for the looting.

 

Nin Soomaliyeed oo maanta xil ku orday, su'aal weyn ayaa saaran!

 

As to the appeal he has, I think tolkii unbaa dabada isqabtay oo xoojiyey'e when it comes to vote, jilib jilib unbay noqon.

 

In Ilaahay lagu barto waan ag joogay buu yiri ninkii dambaabay!

sxb 100% waa qaldan tahay! waxa lagu jiraa xilligii shakhsi kasta oo wanaagsan uu wadanka u noqon laha oo doorkiisa ka ciyaari lahaa sidii uu qarankeenu u heli lahaa xal ma guuraan ah. Mise waxa ka doorbiday in ay isugu soo haraan dagaal oogayaasha, dhiigya cabiinta, dabadhi*ifyaasha iyo kaaba qabiileystayaasha oo rabo gobolka qabiilkooda inay u goostaan danahooda gaarka ah.

 

Anigu xataa ninka ma aqaan. Lakiin haduu nin wanaagsan yahay, waa ku saxsan yahay ololihiisa, guul ayaana u rajaynayaa. Lakiin haduusan dhaamin kuwii hore, Illaah ha naga qabto ayaan leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this