Sign in to follow this  
ANWAR

Runn AL-SABAB THE TFG ARE COMING

Recommended Posts

ANWAR   

Qorshe Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada ku qabsaneyso magaalooyinka Kismaayo iyo Muqdisho oo la sheegay in la dhameeyey¨''

 

 

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in qorshe la doonayo in lagu qabto magaalooyinka Kismaayo iyo Muqdisho la soo dhameeyey kahor intii qaraxyadii shalay dhacay, iyadoo sida la sheegayo qorshuhu marayo markan qalabeynta iyo sahay u dejinta ciidamadaasi.

Gulufkan dagaal oo loogu magac daray "Dabeesha guusha" ayaa ah mid si isku mid ah uga wada qeyb galayaan ciidamada AMISOM, kuwa Dowladda Somaliya iyo diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ama NATO sida ay wararku sheegayaan.

 

 

Wargeyska New York Times ayaa sheegay iyagoo ka soo xiganeyo saraakiil UN-ka iyo dowlada ka tirsan in Qorshahan uu yahay in meesha lagaga saaro kooxaha argagaxisada meelaha ay ka maamulaan dalka Somaliya ama ku dhuumalaysanayaan.

 

Ciidamo cusub oo ka tirsan AMISOM kana socda dalalka Uganda iyo Jabuuti ayaa la sheegay in loo qorsheenayo inay degaan magaalada Kismaayo, kadib marka laga sifeeyo argagaxisada oo hadda ay xaruntooda ugu weyn iyo isha dakhliga ka soo gala ay u tahay.

 

Warka ayaa wuxuu intaasi ku darayaa in dhaqaale loogu talogalay howlgalkan ku soo jira jidka kadibna ay ciidamada AMISOM iyo dowlada weerar balaaran qaadi doonaan.

 

Si kastaba ha ahaatee tallaabooyinka qorsheysan ayaa la ogeyn sida wax uga badali karaan xaalada dalka Somaliya, balse waxaa xusid mudan mar hadii kooxahan argagaxisada laga sifeeyo magaalooyinka ay ku xoogan yihiin in quwadooda wiiqayso.

 

THEY ARE COMING

AMISOM5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

I doubt this will happen. AMISOM need 10 times more troops just to hold these places. They are having a hard time protecting the KM4 intersection. The TFG forces are useless. I see faliure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

looooool, my president is gaurded round the clock by somali's. Do you know why because i am somali. a president gaurded by a foreign soldier is not a president he is nothing, Afweyna (siad bare) if you remember correctly applied for political asylum in Nigeria.

 

loooooooool, saxib lets just admit it now.

 

PATRIOTISM comes from the north, somalinimo comes from the north, somalow tosa came from the north, your national anthem was written by a northerner etc.

 

we made somalia saxib, SOMALOW CALAN TAGTA....(SULDAN TIMMACADE)

 

I would rather take my chances and walk down the road with a gun then be gaurded by a foreign soldier.

 

DO YOU KNOW WHY...BECAUSE I AM A HARGAISAWI ....A SOMALILANDER...THE TRUE HEART OF A SOMALI BEATS IN ME BECAUSE I MADE THEM.

 

LISTEN TO THIS MAN....WALAHI I DARE YOU, AND GIVE ME A MAN WHO WROTE ONE GABAY FOR SOMALI NATIONHOOD SIMILAR TO THIS,.....MY GRANDMOTHER WAS PRESENT WHEN HE STOOD IN HARGAISA TO MARK THE FIRST SOMALI COUNTRY THAT WAS INDEPENDENT, YOU REPAYED THAT HONOUR WITH BULLETS AND DEATH AND THE BOMBARDMENT OF AN ENTIRE PEOPLES.

 

http://www.youtube.c om/watch?v=zvRbv9tuK Yo

 

YOU DESTROYED THEM AND THAN HIDE BEHIND YOUR FOREIGN SOLDIERS.

 

 

SOMALILAND --- THE NEW HOME OF SOMALI NATIONHOOD.

 

ONE WORD AWAY FROM ITS OBJECTIVE.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this