Sign in to follow this  
Abwaan

Is he HALYEEY for Abaaqaroow today?

Recommended Posts

Abwaan   

STRAIGHT FROM THE ARCHIVE OF ABAAQAROOW!

 

Breaking News Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia oo maanta Booqasho Kuyimida Magaalada Muqdisho. iyo Halyeeyda Jabrti oo shir kuleh Madaxtooyada

 

 

 

idhoweyne456.jpg

 

 

Muqdisho. (Abaaqaroow)- Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia Halyeey siyuun Misfin ayaa maanta ka soodagaya degay Garoonka Aadan Cadde international ee Magaalada Muqdisho.

 

Halyeey Siyun Misfin ayaa kulan gaar ah waxaa uu kula qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Vila Somalia Madxweeynaha Dowlada KMGS Halyeey Cabdullaahi Yuusuf Axmed Xafidahullaah kulankasi oo aan si dhab ah loo ogeeyn labada masuul waxa ay uga wada hadleen labada halyeeya ayaa ah saaxiiba aad iskugudhawah dhanka siyaasada.

 

 

labada%20jabarti4001.jpg

 

 

Halyeey Siyum Musfin oo aan la shaacinin Imaanshiisa Muqdisho, ayaan ilaa iyo hada la ogayn inta uu dalka joogayo, iyadoo uu dhowr jeer oo horay yimid magaalada Muqdisho, halkaas oo kulamo kula yeeshay Madaxda sar sare ee Dowladda Soomaaliya.

 

Waxaa la arkayay ciidamo lixaad leh oo wata taangiyo iyo Madaafiic Waaweeyan ah ayaa la dhigay wadada isku xirta Villa Soomaaliya ilaa garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo ay soo gelbiyeen wasiirka arrimaha Dibadda Itoobiya Halyeey Siyum Musfin Ciidamada Amisom ee hoos taga Midowga Afrika.

 

 

Booqashada uu Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Ethiopia uu ku yimid Dalka Somalia ayaa waxaa noqoneeysaa tii labaad ee uu dalka ku yimaado tan iyo markii Xilka Loo magacaabay Ra’isul Wasaare Md.Nuur Cadde.

 

 

Wixii Warar ah ee ku soo kordho kulankasi kala soco Abaaqaroow hadii uu illaah inoo Saamaxo.

 

 

 

Xafiiska Wararka Abaaqaroow.com

 

29.03.2008

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

As you might have known for long time , or heard of, a sick man owns that website, he is well known, and used to be what is called "da.baqoodhi" for Tigreey when he was there long ego, and upto now, he is in Sweden, and runs his breakin news from Gothenburg.

 

 

Anyone else know this guy, am sure alot of you know or heard of him!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this