Sign in to follow this  
N.O.R.F

Somalia's leader leaves hospital

Recommended Posts

N.O.R.F   

A token gesture :D

 

Somalia's leader leaves hospital

 

Somalia's interim President Abdullahi Yusuf has been discharged from hospital in Kenya after three days' treatment for respiratory problems.

A frail-looking Mr Yusuf, 72, who had a liver transplant 13 years ago, said he would now be travelling to London for a routine check-up.

 

"I had bronchitis and am feeling better, my doctors say I can go to London," Mr Yusuf said.

 

His Ethiopia-backed government is battling insurgents in Mogadishu.

 

Anxiety had gripped Somalis and foreign diplomats after Mr Yusuf was urgently flown to Nairobi on Tuesday from the government seat in Baidoa.

 

Some health officials had described his condition as serious.

 

'Liars'

 

The BBC's Anne Mawathe in Nairobi says the interim president was earlier being pushed in a wheelchair around the hospital.

 

Dr Mauro Sio, who has been attending to Mr Yusuf for more than a decade, said all X-rays show that he has responded well to the antibiotics that were treating his condition.

 

"He is in perfect condition, and I do not think there is any cause of alarm," Dr Sio said.

 

President Yusuf took issue with reports that he had died and cautioned journalists against misreporting.

 

"
Some journalists told the whole world that I am already dead
, I saw this on the television but you see me now. I think this is enough proof they are liars," Mr Yusuf told reporters in Nairobi.

 

The UN says 60% of Mogadishu residents have fled their homes because of this year's fighting, meaning one million Somalis are now homeless.

 

Ethiopia helped the transitional government end the Union of Islamic Courts' (UIC) six-month rule over large parts of southern Somalia, last December.

 

But Islamist insurgents continue to stage attacks in the capital.

 

Somalia has not had a functioning national government since 1991.

 

http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/7132311.stm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Haha at last reporting the good news of il-president of Somalia, you couldn't bare ceebta, hate doesn't take you anywhere

 

Madaxweynaha Somalia oo Maanta Laba jeer Shir Jaraa'id ku Qabtay Nairobi Hospital " Waan Fiicanahay Balse in Aan Dhintaa Suuqa Lagaliyey ifiiriya Manoolahay Mase Waa Dhintay Mase Ahay C/laahigii aad Arki jirteen

 

Nairobi Jimco , December 07 2007 SMC

 

Madaxweynaha Dawlada Somalia C/laahi Yuusuf Axmed Ayaa Maanta Laba Shir Jaraaid oo is ku mid ah ku Qabtay Isbitaalka uu kaga jiro Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ee Lagu Magacaabo Nairobi Hospital Madaxweynaha ayaa Shirkiisaan jaraaid uga hadlay Arimo Kala Duwan oo ay ugu Badnaayeen Kuwa La xariira Xaalkiisa Caafimaad Madaxweynaha ayaa Salaan iyo Isbariidin Qaybaha Warbaahinta ay is weydaar sadeen kadib waxa uu ugu dagalay Shirkiisa jaraaid waxa uuna ku bilaabay Sida tan.

 

 

Maa Shaa Allah Al Xamdulilaah Waan Ladanahay Waad i ar kaysaan, Balse Qofkastaa waqtigisa Dhaafi Maayo oo mar kii Alle ugu talagalay ayuu dhimanayaa, Anoo Nool Ayaa waxaan Maqlay Waa Dhintay C/laahi Yuusuf Aniga Madaxweynaha Dalka SOmalia kasakow Qof idin la midaa ahay, Saxaafada Qaar ayaa Cadaystay Been iyo Wax aan Wanaagsanayn Warabaahintu Sharuuc ayey lee dahay Beentana Mafiicna Xataa Saxaafada ahaan ka sakow Waa dambiyaWar Aab Alle Weyne ka baqno. Aniga waa ladanahay waadna Argtaa aad ayaan ufiicanahay Wax Dhibaataa oo aan Qabaana majirto.

 

 

C/laahi Yuusuf oo Shirkiisa jaraaid siiwata ayaa yiri " Nairobi waa Jeclahay Saaxibo badan oo Dha khaatiir ah ayaana ku lee yahay Saas ayaan haatan isbitaalkaan ugu jiraaee Caafimaad dato i haysaa majirto, Saad Ogtihiin Aniga Mar ayaa Qaliin la igu sameeyey Londona waxaa ii jooga Dhaktarkaygi gaar ka ahaa ee Arimahayga caafimaad la socday Saas Darteed ingiriiska London ayaan Adayaa oo Dhakhtarkaygi ayaan utagayaa Sanad kastana waa utagaa Wax Cusub Maahan.

 

Madaxweynaha Somalia Mudane C/laahi Yuusuf ayaa isagoo Kaftamaaya Yiri Waa ladanahay waana Fiicanahay Waana ikanaa Horta Anigu ma C/laahi Yuusuf ayaan ahay mase waaba runoo waa dhintay, Hal mar ayaa lawada qoslay MAdaxwenuhuna Dhankiisa Ayuu ka Qoslay, C/laahi Yusuf ayaa asagoo Shirkiisa Jaraaid siiwata Waxa uu yiri " Aniga oo Nool oo Aduunka Damaashada Noloshayduna Xayi Tahay ayaan Maqlay Sedex Jeer Waa Dhintay C/laahi Yuusuf, Waan is ka Qoslay hade, Balse Ogaada Alle Dilaa Dhinta Qof ku Nicib kuma dili karo mid ku jecelna Kuma Noolayn KAro Alle Weyne Ayey Geeridu Gacantiisa ku Jirtaa.

 

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah ee Somali ayaa aad ufiicnaa sidii Wariyayaashu ay arkayeen Madaxweynaha ayaa laba jeer oo kala duwan laba Shir Jaraaid ku Qabtay Qolkiisa oo isbitaalka uga jiro, labadaas Shir Ayuu mid ku Hadlaayey Luuqada Engilishka Halka Kan kalena u ku had laayey Afka Somaaliga, LAba Shir Jaraaid mid Wariyayaasha Caalamka ayaa kaso qayb galay Halka Shirka kalana ay kasoo qayb galeen Warbaahinta Somalia.

 

Madaxweynaha Ayaa Sheegay in uu mar dhaw isbitaalka ka bixi doona Una kici timi doono Dalka Biriten Gaar ahaan Caasimada Lonodon Halkaas oo uu sheegay in uu ugu tagi doono Dhakhtarkiisi Gaar ka ahaa ee Wlaigiisa xaaladiisa Caafimaad lasocday Labadii Shir jaraaid ee Madaxweynaha ayaa kusoo Dhamaaday Jawi aad uwanaagsan, Shirar kaan Jaraaid Ee Madaxweynuhu Qabtay Waxa ay meesha kasarayaan Warar kii kutiri ku teen ta ahaa ee lagu sheegayey in C/laahi yuusuf Xaalkiisa Caafimaad liito, Madaxweynaha waxaa dhinaciisa midig Fa dhiya Safiirka Dawlada Somalia dalka Kenya ujooga Mudane Maxamed Cali Nuur Ameerika.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo Laba Jeer Maanta Laba Shir Jaraaid oo Kala Duwan ku Qabtay Nairobi Hospital

Last Updated::2007-12-07 13:52:52

 

Sawiro(HRNet):- Madaxweynaha Somalia oo Maanta Laba jeer Laba Shir Jaraa'id ku Qabtay Nairobi Hospital "Waan Fiicanahay Balse in Aan Dhintaa Suuqa Lagaliyey ifiiriya Manoolahay Mase Waa Dhintay Mase Ahay C/laahigii aad Arki jirteen Alle Dilaa Dhinta".

 

Madaxweynaha Dawlada Somalia C/laahi Yuusuf Axmed Ayaa Maanta Laba Shir Jaraaid oo is ku mid ah ku Qabtay Isbitaalka uu kaga jiro Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ee Lagu Magacaabo Nairobi Hospital.

 

Madaxweynaha ayaa Shirkiisaan jaraaid uga hadlay Arimo Kala Duwan oo ay ugu Badnaayeen Kuwa La xariira Xaalkiisa Caafimaad Madaxweynaha ayaa Salaan iyo Isbariidin Qaybaha Warbaahinta ay is weydaar sadeen kadib waxa uu ugu dagalay Shirkiisa jaraaid waxa uuna ku bilaabay Sida tan.

 

"...MaaShaa Allah Al Xamdulilaah Waan Ladanahay Waad i ar kaysaan, Balse Qofkastaa waqtigisa Dhaafi Maayo oo mar kii Alle ugu talagalay ayuu dhimanayaa, Anoo Nool Ayaa waxaan Maqlay Waa Dhintay C/laahi Yuusuf Aniga Madaxweynaha Dalka SOmalia kasakow Qof idin la midaa ahay, Saxaafada Qaar ayaa Cadaystay Been iyo Wax aan Wanaagsanayn Warabaahintu Sharuuc ayey lee dahay Beentana Mafiicna Xataa Saxaafada ahaan ka sakow Waa dambiyaWar Aab Alle Weyne ka baqno.

 

Aniga waa ladanahay waadna Argtaa aad ayaan ufiicanahay Wax Dhibaataa oo aan Qabaana majirto..."

 

 

C/laahi Yuusuf oo Shirkiisa jaraaid siiwata ayaa yiri "...Nairobi waa Jeclahay Saaxibo badan oo Dhakhaatiir ah ayaana ku lee yahay Saas ayaan haatan isbitaalkaan ugu jiraa ee Caafimaad daro i haysaa majirto, Saad Ogtihiin Aniga Mar ayaa Qaliin la igu sameeyey Londona waxaa ii jooga Dhaktarkaygi gaar ka ahaa ee Arimahayga caafimaad la socday Saas Darteed ingiriiska London ayaan Adayaa oo Dhakhtarkaygi ayaan utagayaa Sanad kastana waa utagaa Wax Cusub Maahan..."

 

Madaxweynaha Somalia Mudane C/laahi Yuusuf ayaa isagoo Kaftamaaya Yiri Waa ladanahay waana Fiicanahay Waana ikanaa Horta Anigu ma C/laahi Yuusuf ayaan ahay mase waaba runoo waa dhintay, Hal mar ayaa lawada qoslay.

 

 

Madaxwenuhuna Dhankiisa Ayuu ka Qoslay, C/laahi Yusuf ayaa asagoo Shirkiisa Jaraaid siiwata Waxa uu yiri "...Aniga oo Nool oo Aduunka Damaashada Noloshayduna Xayi Tahay ayaan Maqlay Sedex Jeer Waa Dhintay C/laahi Yuusuf, Waan is ka Qoslay hade, Balse Ogaada Alle Dilaa Dhinta Qof ku Nicib kuma dili karo mid ku jecelna Kuma Noolayn KAro Alle Weyne Ayey Geeridu Gacantiisa ku Jirtaa...."

 

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah ee Somaaliya ayaa aad u fiicnaa sidii Wariyayaashu ay arkayeen Madaxweynaha ayaa laba jeer oo kala duwan laba Shir Jaraaid ku Qabtay Qolkiisa oo isbitaalka uga jiro, labadaas Shir Ayuu mid ku Hadlaayey Luuqada Engilishka Halka Kan kalena u ku had laayey Afka Somaaliga, Laba Shir Jaraaid mid Wariyayaasha Caalamka ayaa kasoo qayb galay Halka Shirka kalana ay kasoo qayb galeen Warbaahinta Somalia.

 

Madaxweynaha Ayaa Sheegay in uu mar dhaw isbitaalka ka bixi doona Una kici timi doono Dalka Ingiriiska, Gaar ahaan Caasimada London.

 

Halkaas oo uu sheegay in uu ugu tagi doono Dhakhtarkiisi Gaar ka ahaa ee Waligiis xaaladiisa Caafimaad lasocday.

 

 

Labadii Shir jaraaid ee Madaxweynaha ayaa kusoo Dhamaaday Jawi aad uwanaagsan, Shirar kaan Jaraa'iid ee Madaxweynuhu Qabtay Waxa ay meesha kasarayaan Warar kii kutiri ku teen ta ahaa ee lagu sheegayey in C/laahi yuusuf Xaalkiisa Caafimaad liito, Madaxweynaha waxaa dhinaciisa midig Fadhiyay Safiirka Dawlada Somalia dalka Kenya ujooga Mudane Maxamed Cali Nuur Ameerika.

 

HorseedNet.com

Kenya Nairobi[/img]

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D

 

Abdilaahi Yusuf is like an old truck with a history of engine problems. It would be akin to suicidal if I were to cross the hellish Sahara Desert with such an old beast.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Talking about Bir jabtey Suldaanow my car broke down today waxey igu noqotey wadna qabad.I suppose the same must be the case for odeyga taageerayashisa.... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D

 

Waar ninyow baabuurkaygi igu horeyey een ku tabobartay ayaa dhibaato ii keeni jiray marku waliba summerka ee koleyl dhaafo ayuu qiiq igu sii daynjiray. Fixing the blo*dy thing wasn't worth it, I had to buy a more a reliable car. Marka I know what you are talking about.

 

But what a pitty, a whole clan has to endure that every now and then. Doonta Boosaaso dadka lagu guro ee deedna badweyn ku haliganta ayaan soo xasuustay. Malaha rer Puntland isma oga laakin doonti ugu weynayd ee wada fuuleen waa tan Cabdilaahi Yusuf. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^you did not get it!

Landers are riding on a car,and not on a boat. Their car is running with a full tank, and heading East. Last stop it made was at Laaska...

 

It may stop a village near you :D ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

But what a pitty, a whole clan has to endure that every now and then

I get that ok Aw Xiin..And then the likes of Suldaan speak of Qaran.

 

That said, My village is very welcoming :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

hyphen,

Puntland inay qabiil ku dhisantay, oo hal qabiil tahay, madaxdiina, isimadiina iyo dhamaan siyaasiyiintiina ayaa hadh iyo habeen warbaahinta ka sheegta oo ku faana. Maxaa uga xanaaqaysta? ileen qabiilku waa waxa Sool iyo Eastern Sanaag aad u sheegataane?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Munaafiqnimada diidayaa, and nobody denies Puntland is Qabiil alliance. Their honesty in that respect is more than I could say about others. As to the claim to SSC, don't disrespect the good of these regions as nobody have claim over them or their land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

"Some journalists told the whole world that I am already dead, I saw this on the television but you see me now. I think this is enough proof they are liars," Mr Yusuf told reporters in Nairobi."

The first word that he utters is "LAAYARIIN" L0L when infact he should be thanking the Almighty God for pulling through a serious illness and letting him survive. Alloow towxeedka iyo toobada odayga tusi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Munaafiqnimada diidayaa, and nobody denies Puntland is Qabiil alliance. Their honesty in that respect is more than I could say about others. As to the claim to SSC, don't disrespect the good of these regions as nobody have claim over them or their land.

LOL

 

That didn't answer what infuriated you when I mentioned about that particular clan?

 

Of course, if Somaliland is based on qabiil, then people would be running away from it like they do from Garoowe. What makes people like Xaabsade, Qaybe, Fagadhe, Gees, Cadami, and all the other heavyweights of Sool and Sanaag more at home in Hargeisa than they are in Garoowe? Of course everyone is becoming aware of the uglyness of the Qabyaalad that is practiced in Garoowe. In Garoowe, a man from Sool knows that he can never become a president nor take any leadership role, whereas in Hargeisa he has the same rights as anyone else. Go Figure!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this