Sign in to follow this  
Sharmakee

Geedi: Courts wanna attack

Recommended Posts

Ra’isulwasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa Wakaaladda Wararka ee AFP u sheegay in Isbahaysatadda Maxaakiimta Islaamka Soomaaliya ay weerar ku yahiin Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Bay,isagoo ku eedeeyay inay wadaan daandaansi cusub oo ku wajahan Caasimadda KMG ah ee dowladda.

 

Proff Geeddi waxaa uu sheegay in dowladda iska caabin doonto,weerar kasta oo ay ku soo qaadaan Kooxaha Mayalka adag ee Maxaakiimta balse loo baahan yahay inay beesha Caalamka marqaati ka ahaato,cida iska leh eeda dagaal ka dhex qarxa dowladda iyo Maxaakiimta.

 

Inkastoo aan la helin dhinaca Maxkamadaha cid ka jawaabta eedeeyntaas hadana hadalka Geeddi ayaa ku beegan waxyar uun kadib markii Maxaakiimta la wareegtay gacan ku haynta Magaaladda Buurhakaba ee gobolka Bay.

 

Baydhabo waxaa ku sugan afar kun oo ka tirsan maleeshiyadii Puntland ee ilaaladda u ahayd Cabdilahi Yusuf iyo maleeshiyooyin kale oo taabacsan Gudoomiyaasha RRA sida Sheekh Aadan Madoobe,Xaabsade iyo Shaatigaduud laakiin lama ogga inay difaacayaan duulaanka Maxaakiimta uu Geeddi ku eedeeyay,hadii uu dhab noqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War waxaan xoolaha ah ee isku sheegaayo R/wasaare

wuxuu doono ayuu iska sheegaa illeen, meel loo raaco ma jirto, maanta ayuu wax sheegaa barri wax kale ayuu sheegaa. Uma qalmo shaqada uu hayo runtii.

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

For a man who is supposed to be an intellectual this man sure is very peculiar.

The fact that even the TNG's parliament refutes his latest statement just shows his agenda.

He knows that if an agreement comes out between the courts and the TFG that he is the first person to hit the road and go back to the VET he used to work at.

 

Odeyga Cabdullahi Yusuf has made some major errors in his leadership and he is taking himself to his political grave the fact is that guys Like Geedi is escorting him there faster than a super Jet.

And yes these guys are his stooges stating exactly what’s on his mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this