Sign in to follow this  
General Duke

Puntland president travels to SANAG

Recommended Posts

Boosaaso: Madaxweynaha Puntland oo u Safray Sanaag

- Sunday, December 26, 2004 at 08:19

 

Boosaaso (AllPuntland)- Wafdigii uu hogaaminayay madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland Mud. Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta ka ambobaxay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari , waxayna usocdaaleen magaalada Baran ee gobolka Sanaag.

 

Madaxwayne Xaashi oo maalmihii tagay kusugnaa magaalada Boosaaso oo halkaasi kawaday ololihiisa doorashada ayaa lafilayaa in masuuliyiinta, odayaasha iyo waxgaradka magaaladaasi uu kala hadlo arimaha doorashooyinka iyo inuu yahay murashax u taagan jagada madaxtinimada Puntland .

 

 

 

Madaxwaynaha ayaa marka uu dhamaysto kulamada uu la leeyahay masuuliyiinta gobolka Sanaag , wuxuu u gudbi doonaa magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle oo ah xarumaha gobollada Sool iyo Cayn.

 

 

 

Ololahan madaxwaynha ayaa ah kii ugu danbeeyay ee uu ku kala bixinayay gobollada dawlad goboleedka Puntland asagoo socodkiisa kasoo bilaabay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dadkana u sheegay qorshihiisa marka uu noqdo madaxwaynaha Puntland.

 

 

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Wafdigii uu hogaaminayay madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland Mud. Maxamed Cabdi Xaashi

He will only hold that post untill the election...after that it will belong to 'rightfully' General Cadee or Abshir Gheyre.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

he will only hold that post untill the election.... after that it will belong to 'rightfully' General cadee or abshir gheyre

 

jumatatu sxb xaashi is the rght guy for puntland i don't think cade and gayre can hold that sit.

 

 

look what he said the other day

 

Md xaashi, wuxuu kaloo sheegay in uu ilaah ka baryayo in hadii uu shar u yahay ummadda iyo isagaba kursiga madaxtimada uu ilahay dhaafiyo, hadii khayr ugu jiro ummda iyo isagaba in ilaah ku guuleeyo

 

Maaxweynaha Puntland Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta kormeer ku tegay Xarunta Maamulka Gobolka Bari, Dekedda Magaalada Boosaaso, Isbitaalka, Dowladda Hoose, Bangiga iyo gobo kale.

 

 

Madaxweynuhu wuxuu kaloo ka qayb galay xaflad udubada loogu taagayo Ururka Dhakhaatiirta Gobolka Bari, Ururkaasoo ah mid ay ku midoobeen Dhakhaatiirta Gobolka Bari.

 

 

Madaxweynuhu wuxuu u hambalyeeyey Ururka Cusub oo uu sheegay in uu nasiib u helay in uu xafladan ka soo qayb galo, wuxuu kaloo ku baraarujiyey dhakhaatiirta in ay u asxaan falaan bulshada, isla markaasna ay ku fekeraan siday u balaarin lahaayeen Ururka oo u gaarsiin lahaayeen Puntland, Soomaaliya, heer Afrika iyo Heer Caalami.

 

 

Kulankan ayaa Madaxweynuhu wuxuu kula hadlay Isiamda, Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Bari oo uu u sheegay in socdaalka uu Bari ku yimid ay ugu muhiimsan tahay Laba arrimoo oo kala ah bal in uu soo booqdo gobolka si uu u ogaado xaalada gobolka iyo in uu dadka u sheego in uu doonayo in uu isu sharaxo jagada Madaxweynanimada Puntland.

 

 

Md. Xaashi wuxuu kaloo carabka ku dhiftay in ay jiraan dad Musharixiin ah oo ku hanjabay haddii aan iyaga la dooran in dhibaato dhacayso, balse isagu uu ugu hanbalyeynayo ciddii ku guuleysata.

 

 

Maxamed Cabdi Xaashi oo dadkii kulankaas ka soo qayb galay la hadlayey ayaa sheegay in uusan weligiis hanti ummaddu leedahay uusan xadin, iminkana uu yahay nin waayeel ah oo uusan u baahneyn.

 

 

Wuxuu kaloo intaas ku daray haddii isaga la doorto in ummada hantidooda uusan cidna kula saaxiibeyn mid dhow iyo mid sokeeye ahba, danta dadlkana uusan cidna ka hormarineyn.

 

 

Ugudanbeyntii, munaasibadaas oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin badan oo ka tirsan Maamulka Gobolka iyo Puntland ayaa ku soo dhamaatay si qurux badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Mudane Maxamad Cabdi Xaashi is the right president at right the time, this man is the best choice for puntland at this critical juncture. I do not understand why Jumaatu is against Mudane Maxamad Cabdi Xaashi's Presidency in puntland, but if Jumatatu is from northwest Somalia – like me, it is understandable his opposition to this matter. Jumaatu we do not have to care Puntland affairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

I for one don't Give A Rat's *** who wins, i just hope this thing is conducted in a free, fair and peaceful manner (IA)

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Jumaatu your hypothesis could be wrong, that’s the way most Somalis including somalilanders thought before Somaliland elections in 2001, that Riyaale will only hold that Somaliland presidency until the election...after that it will belong to 'rightfully' to Siilanyo and Waraabe (that proved wrong)

 

If Puntlanders fellow the Somaliland lead by electing Riyaale (from minority clan) which was very strategic in terms of Somaliland reputation.

 

If Puntlanders elect Mr Haashi that would be a very wise decision, because it would imply that the dominant clan would not always hold the top post, and a sign of emerging democracies in Somalia, but we in Somaliland will not be happy Mr Haashi presidency of Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

He will only hold that post untill the election...after that it will belong to 'rightfully' General Cadee or Abshir Gheyre..

Jumatatu your hypothesis could be wrong, that’s the way most Somalis including somalilanders thought before Somaliland elections in 2001, that Riyaale will only hold that Somaliland presidency until the election...after that it will belong to 'rightfully' to Siilanyo and Waraabe (that proved wrong)

 

If Puntlanders fellow the Somaliland lead by electing Riyaale (from minority clan) which was very strategic in terms of Somaliland reputation.

 

If Puntlanders elect Mr Haashi that would be a very wise decision, because it would imply that the dominant clan would not always hold the top post, and a sign of emerging democracies in Somalia, but we in Somaliland will not be happy Mr Haashi presidency of Puntland [/QB]

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Sophist, you misunderstand me

 

I just cannot comprehend why some people look things in negative side.

 

Honestly, I meant only that there is no minority clan oppressed in Somalia, by Riyaale leading Somaliland, and Haashi leading Puntland is just a sign of improvement in Somali politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

It me or this boy is milking an imaginary cow?

:D:D:D:D:D

 

Soomaal you have greatly offended Sophist with your non-sensical gibberish. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this