Sign in to follow this  
General Duke

Istanbul: Pic that will shock SNM secessionists: enjoy

Recommended Posts

Waxaa markii ugu horeysay shir noocan ah ayaguna ka qeyb galay wafdi ka socda Dowlada Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Faroole.

 

Shirkan ayaa baaqii kasoo baxay lagu sheegay in Beesha Caalamka ay dhiiri gelineyso Dowlada Puntland inay sii wado wadashaqeynta ay la leedahay Dowlada Federaalka dhanka la dagaalanka burcad badeeda, amniga iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.

 

Waxaana sidoo kale lagu daray Baaqa kasoo baxay kulankan in Beesha Caalamka laga codsanayo inay gacan ka geystaan mashaariicda horumarinta ee gobalada Soomaaliya gaar ahaan Puntland, isla markaana la hirgeliyo dhameystirka Airporada magaalooyinka Bosaaso iyo Garowe.

 

Maamulka Soomaaliland ayaa sidoo kale loogu baaqay in doorashooyinka soo socda ay si nabad ah ku dhacaan, walow aysan shirkan ku sugneyn wax wafdi ah oo ka socday Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland isn't part of Somalia. Why get involved? Why should we be shocked? If anything, it will be a shock if they went.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ban Ki-Moon: 'Hala taageero Dowladda Somalia'

22 May 22, 2010 - 8:31:07 AM

 

Xoghayaha guud ee UN-ka Ban Ki-moon oo maanta [May 22] ka hadlay shirka ka socda Magaalada Stanbul ee dalka Turkey ayaa ugu baaqay beesha calaamka inay taageeraan DF si ay ugu guuleysato inay soo celiso amaankii iyo kala dambeynta.

 

Ban Ki-moon wuxuu sheegay in Somali ay dalka ugu qalalaasaha badan calaamka, ayna u baahan tahay dowlada ka jirta inay la taageero, isagoo sheegay in haddii aan la taageerin uu dalka noqon doono mid guuldareysta.

 

"Haddii aan taageeradeena Somalia labalaabin, ma jiri doonto fursad ay dowlada jirta u hesho inay nabada soo celiso" ayuu yiri Ban Ki-moon oo intaas ku daray: "Rajadu waa mid mar walba taagan, waa in la taageero Somalia".

 

Xoghayaha guud wuxuu sheegay in dowlada Somalia ay ka badbaaday isku day ay kooxaha hubeysan ee ka horjeeda ku ridi lahaayeen, ayna diyaar u tahay hadda kadib inay wax ka qabato xaalka Somalia.

 

"Dowlada Somalia waxay mas'uul ka tahay Somalida... waana mid u taagan inay wax ka badasho xaalada uu dalka kusoo jiray labaatankii sano ee lasoo dhaafay, kuwaasoo ahaa musiibooyin dad badan la tagay" ayuu yiri Ban Ki Moon.

 

Shirkan oo maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkey ayaa waxaa ka qaybgalaya xubno ka socda 55-dal, kuwo ka socda 12-hay'adood iyo ururo kale oo caalami ah, wuxuuna socon doonaa sadex maalmood.

 

"Waxay ila tahay in kulankan uu dhiirgelin u yahay DF iyo Somalida oo dhan, waayo waa mid ay calaamku ku muujinayaan sida ay uga go'an tahay inay taageeraan Somalida" ayuu si kooban u yiri Ban Ki-Moon.

 

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ku baaqay in lala dagaalamo burcad-badeeda iyo xoogaga hubeysan ee DF ka horjeeda, isagoo sheegya in haddii aan laga dhabeyn taageerada Somalia ay lumayso rajada.

 

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyadoo ay diiday Somaliland oo weli qayb ka ah Somalia inay shirkan ka qaybgasho.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AfricaOwn:

Somaliland isn't part of Somalia. Why get involved? Why should we be shocked? If anything, it will be a shock if they went.

The fact that you dont grasp basic politics is amazing.

 

Anywho, where is Riyaale ?

:D

 

Look at that pic, you have heads of AU, UN, PM of Turkey, FM of France and countless others.

 

You have a conference attended by 53 nations, all recognising Somalia, and Puntland was there mingling with these nation putting its case across.

 

You on the other hand are holding phantom meetings in London. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Dude we have other things to worry about rather then faroole standing somewhere lol what a joke you are, nobody cares about the pirate weakling faroole who can't even defend the territory of cayn which he claims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

quote:Originally posted by AfricaOwn:

Somaliland isn't part of Somalia. Why get involved? Why should we be shocked? If anything, it will be a shock if they went.

The fact that you dont grasp basic politics is amazing.

 

Anywho, where is Riyaale ?

:D

 

Look at that pic, you have heads of AU, UN, PM of Turkey, FM of France and countless others.

 

You have a conference attended by 53 nations, all recognising Somalia, and Puntland was there mingling with these nation putting its case across.

 

You on the other hand are holding phantom meetings in London.
:D
53 nations? what happen to the other world nations? Why were they not there?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Secessionist nonsense as usual, where is the recognition.

 

Again this aint photoshop lad, this is the head of the UN, EU [France], Turkey, AU and many others with leaders of Somalia including Puntland.

 

Again you have been outsmarted, and even your attemot at capturing Cayn has failed.

 

Double whammy for the silly secessionist.

Share this post


Link to post
Share on other sites

53 nations attended directly, including the US, CHINA, Russia. Others were represented by the EU [25], AU[50 nations] and the rest.

 

Now do you get it ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ethiopia is not the problem, the lack of government in Somalia gives this poor nation the cover. They are trying to address the restoration of the state, when that comes there will no war in Cayn, Mogadishu and no Mugging in Hargaysa.

 

Again, the big picture lad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^The true mugging is taking place in "cayn" and other like places my friend, control your emotions. A lot of people are displaced, and killed for no reason, you are frustrated with faroole for a good reason.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yeah right in Cayn, the SNM were crushed even with Ethiopian cover, they could not take victory. Thus you are now seen as weak. Shankaroon will be touched lad.

 

Again the big picture, and we in Puntland will force a change of policy, and then you will be routed like last time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this