Sign in to follow this  
Taako Man

PRES ABDULLAHI YUSUF AND FORMER PRES ABDIQASIM HOLD MEETING: PICS

Recommended Posts

A gov't of unity and of good will will go along way.

 

Somaliweyn - Muqdisho- Somalia 10/01/07

Madaxweynihii Hore ee dowladii Carte oo kulan kula yeeshay xarunta Villa Somalia Madaxweynaha Somalia

 

Madaxweynihii hore ee Dowladdii Carte Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa maanta Booqasho Sharaf ugu yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdullhi Yuusuf Axmed oo ku sugan xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee Magaaladan Muqdisho.

 

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Kmg ee Soomaaliya iyo Mudane Cabdiqaasim Salaad xasan waxay kulankoodaasi ku soo qaadeen sidii leesaga kaashan lahaa dib u dhiska Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan sugida Amniga iyo sidii leesugu keeni lahaa qeybaha Ummadda Soomaaliyeed.

 

Labada masuul waxay kaloo kawada hadleen soo dhaweynta,islamrkaana loo soo dhaweyn lahaa Ciidamada ka socda Midowga Afrika,waxay labada Masuul sheegeen in loo baahan yahay arrintaasi.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore Mudane Cabdiqaasim Salaad xasan waxay labadaba ugu Baaqeen Ummadda soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan inay Nabada ka shaqeeyaan, iyadoo loo istaagayo soo celinta Sharaftii ,Karaamadii Qaranka Soomaaliyeed.

 

Ciidamada Booliiska Dowlada Fkmg hawlgal ay sameeyeen ayaa waxay kusoo qabqabteen Tuugo Isbaaro u tiilay deegaanka Galgalato

 

 

Ciidamada Booliiska Dowlada federaalka kmg soomaaliya ayaa maanta hawlgal ay sameeyeen waxay kusoo qabqabteen Maleeshiyo Isbaaro u tiilay deegaanka Galgalato oo Muqdisho Bari kaga beegan waqooyi.

 

Ciidamadda Booliska waxay Howgalkaasi ku fuliyeen deggaanada Shekkh Cali Cabdulle, Dabakaayo Madow,,Ceel Cadde iyo Galgalato,waxayna Ciidanku fureen wadadii ay xireen halkaasi oo soo gaareen Babuur ay Maleeshiyooyinka u diideen inay halkaasi maraan.

 

Wareegto uu soo saaray Raiisul Wasaare Geedi uu ku sheegay in loogu baaqayo inay Qoryahooda ay la tagaan Xeryo loo cayimay si loo tababaro kadibna ay uga mid noqdaan Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

 

Afahayeenka Dowlada Diinaari oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa waxa uu sheegay in ay sii socon doonto hawlgalada Booliiska lagana sifayn doono dhamaan isbaaraleeyda iyo waliba tuugada dhacda Mobilada.

 

Qasim_Yusuf1.jpg

 

Qasim_Yusuf.jpg

Qasim_Yusuf3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

I would be very happy if I didn't have to see a new picture of this puppet bast*rd every morning while the country is being bombed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He's your Bast*rd whether you like it or not. If abdiqasim salad is willing to work with him, then how come somebody from the runaway section of somalia has continuous contempt for no governance in Southern Somalia?

 

You have a hidden agenda. Although not clear to the general population, it is clear that you hate the president because he's from that clan. YOU KNOW THE MAXAMED SIAD BARRE CLAN :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che

 

You might be from those with greivances from his clan. LOOOOL Reer geeladi ain't fond of reer galkacyo.

 

 

Casto

 

You despise him. So what? You are advocating for the demolishment of this gov't. Why don't you go back Raas Kambooni and speak your mind?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

"I don't like him, and we share same lineage. Not everyone that opposes this man hates his qabiil." True but some do hate him because of his DNA!!!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha DFGM C/llaahi Yuusuf iyo C/qaasim Salaad Xasan oo ku kulmay magaalada Muqdisho!

 

capt.sge.gtf48.100107112549.photo02.phot

 

 

Last Updated::2007-01-10 13:36:14

 

cabdullahi_cabdiqaasim.JPG

 

Muqdisho:- Madaxweynaha dawladda kmg C/llaauhi Yuusuf Axmed iyo C/qaasim Salaad

Xassan ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa ayna kawada hadleen xaalada dalka iyo xiisadaha ka taagan magaalada Muqdisho.

 

Waa markii ugu horreysay oo uu kulan dhex maro C/llaahi Yuusuf iyo C/qaasim tan iyo markii xilka madaxtinimada uu qabtay C/llaahi Yuusuf, waxa uuna horey C/qaasim ugu eedeeyay dawladda kmg in ay gacanta ugu jirto dawladda Ethioipia.

 

Madaxweyne Yuusuf oo kulankaasi kadib saxaafada hadal kooban siiyay ayaa sheegay in isaga iyo C/qaasim ay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa amniga caasimada Muqdisho oo faraha ka baxay.

 

Madaxweynihii hore ee dawladdii Carte C/Qaasim Salaad Xasan oo isagana hadal kooban jeediyay waxa uu sheegay in isaga iyo Madaxweynaha ay isku afgarteen in la sugo amniga isla markaana la soo dedejiyo ciidamada caalamiga ah ee loo soo dirayo dalka Soomaaliya si ay u badalaan ciidamada Ethiopianka ee ku sugan dalka Soomaaliya.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sophist....What's with new you....looooool

 

Taako......Now if I was from Gaalkacayo, you would have said that I don't like him cuz we don't share da same sub-sub clan.

 

And by da way, reer Somaligalbeed Planders do make up a good number of his militia. They could hardly be called anti-Yeey.

 

Castro.....Riyo kale ii ku jiraan dadkaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che

 

But the fact that you aren't says a lot.

 

Do you know soldiers will work for a quick buck. They don't care who they fight for as long as they get paid.

 

But the fact that most of Plands Soldiers are Reer mudug is telling.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who meets who doesn’t mean jack. What matters most is the position taken on habashi invasion[with the presidents knowledge] & the carpet bombing of civilians[without the presidents knowledge]. How they can forge a new comprehensive plan to get the habashis off somali soils & the immidiete bombing of somali towns by Big Momma herself. Dealing with Kenya & Djabuti. This is more than photo ops man.

 

Do you folks understand that this has stopped and siezed to be a SOMALI ISSUE??????? Heck it has siezed to be an EAST AFRICAN issue. No ammount of qabil alignment or re adjustment will end this calamity.

 

 

Somali people are doom. Jiboute who are somalis are providing the base Abdilahi Yusuf is giving the permission

Mr Throb,Just for clarification purposes: President Yussuf had no clue that his wadan was bombed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che

 

You just don't want to hear the truth. I think you should read the bible according to Castro since who hold him with such esteem LOOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this