Sign in to follow this  
Juje

Afhayeenka al-Shabaab

Recommended Posts

NGONGE   

^^ Oo kaaly, adigu ma kuwa kelmadaha ruga bad aheed? Haday sunna tahay, eesh al moshkila? Boqolaal ba saraawiisha gaabasada hadana waa kuwan surwaal gaab kale la dagaalamaya (ahlu al sunna, hezbu el islam iyo Al shabab). Wuxo ba ma wadaad ban ku sheega? Sarwaal gaab ba ka tilmaam fiican, saaxib.

 

Qofkaan la hadlayo wuu fahmaya in aan ka hadlaya qoom nooc men islam sheegta lakin in aan hubin sax iyo khalad waxay ka yehiin. War xita adiga ii sarwaal gab. Wax aad ka cadhooto maha, saaxib.

 

Markaan quraanka ama sunnada diido kaalay igo dheh diintaad ( :D thanks) wax ka sheegtay. Phrases applied to situations have nothing to do with diin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Did you get yourself a Somali tutor? I see improvement in the writing skills..Lol

 

Juxa,Looooooooool. The guy is tall too,he is towering over others,masha'allah. Ninku qurux wuu dameyee..lol :D

 

SOL women are cute wallahi! such entertainment.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^I'm glad i could help :D now a bit of shaqal dheer and shaqal gaab (long vowel, short vowel)and u can take on any one be it Xiin or A & T :D

 

Mock them with every thing but please don't mock them with the Sunna.

 

On a different note, I know some one who knows you, markaa ma ballannaa si aan 'deal' u galno?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Maaddeey:

On a different note, I know some one who knows you, markaa ma ballannaa si aan 'deal' u galno?

Ngonge haka yeliin in uu isku ka qarxiyo ayu raba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by Maaddeey:

On a different note, I know some one who knows you, markaa ma ballannaa si aan 'deal' u galno?

Ngonge haka yeliin in uu isku ka qarxiyo ayu raba.
^loll.

 

Waad iga qosliday ninyahow.

 

NG, i wouldn't dare to meet a surwaal-gaabta SOL(..and i am not talking baout diinta) specially the new newbies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^I'd -really- like to meet u smile.gif

 

Dhubad., waan kaa qaaday sxb, Shabaab weli waan taageersanahay, taas micnaheedu maaha inaanan waxba ku diiddaneyn, adigu bunduqii ma iska dhigtay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^ Waa la isxiraayaa ayaan maqlay marka waan iska dhigay....hada shacabka ayaan kamidnoqday :D

 

Nimankaas dhalinyarada ah dhib kuma yara, waxna mamaqlaan, khaladkoodana magarawsadaan. Laakiin waxaa hubaal ah qolada Juuje uu taageero (waa tuugadii TFG-da) wax badan ayay dhaamaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this