Sign in to follow this  
Gabbal

Kismaayo and the news of the week!

Recommended Posts

^ amin, Allaha nagu anfaco darsiga diiniga ah adigana kaa ajarsiiyo. Balse Abu Xaliimow (aka Empror) ar hadal macaanidaa ninyahow maxaa marka kale (qablu rabadanka and probably bacdul ciidda) dhibka iyo xasidnimada iyo dhiiga muslimka in dhulka lagu qubo u jeceshahay? Waxaad taageersanayd amxaarka gaalka ah ee walaalahaaga muslimka ah ee sooman ku laynaya xaafadahooda, guryahooda, iskuulkooda & dalkoodi. Waxaanu rajeynaynaa inaanu aragno different Emperor bacdul Ciidda. Halkana SOL ahna kaga qayb qaadatid ta'marunan nassa kheyra watanhawna faxishah. Gen. Duke-na dacwada gaarsiisid si hadhow aysan xujo kuugu noqonin adiga ;) Ramadan Mubarak

 

Originally posted by Nephthys:

quote:Originally posted by Emperor:

waa Bil barakaysan akhii hadaadan is hayn karin xataa maalmo ayaa inoo harayee aan iska sugno,

 

Allamagan, maxaad iigu yeertayna, ma inaan bishaanna halkeeni kasii miis-miisno sidaa kudanbowno...

 

Ramadaan Mubaarak to you all.

Brother, Bil-caabud-nimada waa lagu naar tagaa, saa ula soco. Markasta Camal Saalix la imoow, Ramadan or not.
Mandhaay culimadda iska daa oo u tartiibi hadaad wax usheegeysidna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Emperor, aniga waxaan ku arkay adoo dadka la balamaya bacdul Ramadan. Marka xasuus lee iga ahayd, wax kale maaha walaalkiis. Sheikhnimadana Allaha kuu siyaadiyo oo xaqa Allaha ku tuso. Aaameen baanu leenahay, aameen Insha Allah.

 

Allamagan, jac hee adna. Bes. :D . Looba jooge, aragaane bacdul ramadan sidii xaal noqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this