Sign in to follow this  
General Duke

LA update: President Afqudhac arrives + local militias defect to PL + Latest news

Recommended Posts

Here is the locals updating [audio] us on yesterday sevents:

 

audio

C/qani C/llaahi Cirbad oo waraysi Siiyaya Radio Boocame isagoo ku sukan Magaalada Laascaanod

 

C/qani C/llaahi Cirbad oo waraysi Siiyaya Radio Boocame isagoo ku sukan Magaalada Laascaanod

Magaaladda L/caanood oo ay weli ka taagantahay xiisad colaadeed oo aad u qaraar aya waxa noo suurta gashay in ay waraysi layeelano Cabdiqani Cabdilahi irbad

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood) Badhanonline.com.War deg deg ah: Ciidamo ka soo goostey Somaliland oo usoogalay kuwa puntland warkii oodhan

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ay magaalada soo galeen ciidamado ka soo goostey Maamulka Somaliland isla markaana ciidamadaasi ay ku soo biireen ciidamada Puntland ee jiida arcadeeya kusagan.

Ciidamadan soo goostay ayaa wararku sheegayaan in ay ciidamadaasi yihiin kuwa fara badan oo ku hubeysan Gawaarida dagaalka oo gaaraya 3 gaari ,ayadoo wararku sheegayaan in ciidamadaasi loo soo gudbiyey magaalada Garoowe ee saasimada maamul goboleedka puntland.

 

Mid ka mid ah saraakiisha Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in ciidamadaasi ay ka soo jeedaan beelaha deegaanka oo ka soo horjeeda ujeedada dagaalka ,ciidamada Puntland iyo dadweynaha dowlad gobaleedka Puntland ayaa siweyn usoo dhaweeyey Imaatinka ciidamadaasi.

 

Sababaha ay ciidamadan usoo goosteen waxa ay ku sheegeen markii ay arkeen duulaanka lugu soo yahay dhulkoodii waa sida ay hadal udhigeene iyo waliba dadka dagaalka wadaa in ay ku jiraan kooxihii dowlada Soomaaliya ka saartay Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya oo ah Koox-da All-Shabaab Waqooyi Galbeed oo ayaga dano gaar ah leh.

 

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo AllPuntland kula soo xiriiray Telfoonka loo yaqaano Thruya ayaa xaqiijiyey in ciidankaasi xalay soo galeen Magaalada garoowe ee caasimada puntland.

 

Saraakiisha Puntland waxa ay sheegayaan in dagaalo kale la filayo in ay dhacaan hadii aysan si nabadgalyo ah kaga bixin dhamaana deeganada Puntland ee ay soo galeen ,dibna ugu laaban sohdintoodii.

 

xigasho

 

Faarax C/qaadir Geylan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Punt land oo ka hadashay dagaalada G/Sool

 

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 02-Oktober-2007

 

Iyadoo maalintii shalay ay ciidamada maamulada PL iyo S/LAND ku dagalameen dhinaca galbeed ee magalada laasacaanood ayaa dagalaankaasi waxaa ka hadlay wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka PL Dr c/raxmaan maxamed bangax oo sheegey inuu ahaa mid gardarro oo kaga yimid dhinaca mamulka la magac baxay somaliland waxa uuna sheegey in lagu soo duley goobo ay fadhiyeen ciidamada PL ayna iska difaacen Guushuna ay Dhinacooda ay tahay.

 

Wasiirka oo ka hadlayey waxa dagaalkaan uu salka ku hayo ayaa sheegey in tani ay tahay qorshe looga soo horjeedo dowlada Somaliya iyo Mamulka Puntland ayna ku lugleeyihiin kooxaha Asmara iyadoo loo soo marayo mamulka somaliland.

 

Wasiirka ayaa intaasi sii raaciyey in ciidamada puntland ay hada ku suganyihiin goobihii ay fadhiyen ka hor dagaalka isagoo tibaaxay puntland ineysan marna diyaar u aheyn dagaal iyo dhiig somaliyeed oo daata hase ahaatee ay jawaabta ku haboon ka bixindoonto hadii weeraro danbe oo daandaansi ah lagu soo qaado Puntland.

 

Hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya iyada oo habeenimadii xalay ahayd uu Booqasho aan hore loo shaacin uu ku tagay laascaano Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Mahamud isaga oo halkaasi kulamo kula qaatay Salaadiinta Gobolka Sool waxana uu kala hadlay sidii xiisada loo dajin lahaa usana mar dame dagal u dhicin.

 

Mahamud Said Salaad

askar75@hotmail.com

Bosaso, Somalia

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Stop, running away from the facts old boy, International outlets such as VOA, have reported the facts IE in this point righ know groups of LA residents with connections to somaliland are in control of the city,You are right that the issues will be settled by the locals but you are wrong on it pushing this region away from somaliland, what this little battle shows is the fact that SSC people are not so warm to Puntland, due to the fact that somaliland gain do this much to a region you claim is not in their control, old boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo magaalada Laascaanood kula shirey Waxgaradka gobalka Sool booqdeyn

 

cakaarra Tuesday, October 02, 2007

Xayeysiis

 

Xasan Daahir Maxamuud (Af-Qurac)

 

Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Puntland Xasan Daahir Maxamuud iyo Wafuud uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Laascaanood.

 

Wafuudan oo u badan taliyaasha ciidamada iyo golaha wasiirada waxaana ka mid ahaa wasiirada Wasiirka Caafimaadka Dhagaweyne, Wasiirku xigeenka Maaliyada Yaasiin Tamaad iyo taliyaasha ciidamada Qalabka Sida ee Puntland.

 

Madaxweyne kuxigeenka oo magaalada tagey xili habeen ah ayaa billaabey la shiridda dhammaan qeybaha kala duwan ee magaalada Laascaanood gaar ahaan waxgaradka gobalka Sool isagoo la kulmey Garaad Jaamac iyo Garaad Saleemaan kalana hadley dajinta xaalada gobalka Sool.

 

Garaad Jaamac iyo Garaad Saleemaan ayaa u sheegay Madaxda Puntland in ay sameynayaan waan-waan ku aadan in magaalada Koonfurteeda laga saaro maleeshiyo beeleedka loona baahan yahay in aan magaalada wax dagaal ah laga ridin.

 

Xukuumadda Puntland ayaa ballan ku qaadey in aysan magaalada joogi karin Maleeshiyaadka u durbaan tumaya kooxaha iskaashanaya ee Somaliland iyo Koox-da Al-Shabaab isla markaana looga baahan yahay Isimada gobalka Sool in ay kooxahaasi Magaalada ka saaraan.

 

Waxgaradka gobalka Sool ayaa u sheegay Xasan Daahir Afqudhac in ay dagaalkii shaley dhinaca Puntland ay la dagaallameen koox-da Al-Shabaab iyo Somaliland oo iskaashanaya ayagoo markaasina ka fashilmey qorshihii ay doonayeen.

 

Wafdigan waxa ay kaloo booqdeen Jiidda dagaalka ayagoo halkaasi kula kulmey Saraakiisha howlgalinta ciidamada dowladda Puntland ee jooga goobahaasi ayagoo kala hadlay sidii difaaca ay tahay Puntland loo xoojin lahaa ayadoo Madaxweyne kuxigeenku usheegay ciidamada in looga baahan yahay difaacida dalka iyo dadka Puntland.

 

Madaxweyne kuxigeenka ahna ku simaha xilka Madaxweynaha ayaa magaalada si caadi ah ku dhexmareyey ayadoo guud ahaan gacan ku heynta magaalada ay Puntland si rasmi saaka ula wareegtay ,ayadoo wasiiro ka tirsan Puntland oo dhinaca Milateri ku caanbaxey ay tageen Jiida hore oo dagaalka oo ay wali joogeen.

 

Shirarkaasi kaddib ayaa Madaxweyne kuxigeenka oo ay galbinayaan gaadiidka dagaalka wuxu tagey meelihii uu shalay dagaalku ka billowday isagoo ka dibna Caasumada Puntland ee Garoowe dib ugu soo laabtay.

 

Cakaarra Online

 

Laascaano-Sool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalithinker: international outlets only propgated your lies and that of Yusuf Garad's.

You have not captured LaasCannod just like in Dhahar, its another defeat.

 

However this one could set in motion a more vicious war all the way to your safe grounds.

Thus stop trying to be clever, unless you want the war to come to Caynabo and Burco?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalithinker: international outlets only propgated your lies and that of Yusuf Garad's.

You have not captured LaasCannod just like in Dhahar, its another defeat.

 

However this one could set in motion a more vicious war all the way to your safe grounds.

Thus stop trying to be clever, unless you want the war to come to Caynabo and Burco?

Share this post


Link to post
Share on other sites

WOOW, i see i pinched a nerve in you that you had to post twice, so the international outlets are mmmm what you say "international outlets only propgated your lies and that of Yusuf Garad's". Wow i am shocked you think this way loool, facts are facts trust me no spinning from you will not change a single thing old boy. And your opinion that this war will spread, is just wishful dreaming old boy, this is local issue were one group has the aid of Somaliland and the other the aid of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No spin adeer, Puntland Vs Somaliland clahses have thus far resulted in the defeat of the secesisonist lot. 2003 till now, its your President who has been chased out and its your defence minister who was sacked.

 

Dont blame me for your outrageus claims on this land of the Darwish and Suldan ALi Shir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fahiye, you funny high on nothing but that green stuff you must know alot about the green stuff huh old boy.

 

Duke, as before and today, the battle between somaliland vs Puntland have been mere skirmishs not a real war, because if there was you and i know that the North would be in flames, so i hope you dont wish for full war between the two regions, second i wish you would stop this tribal talk of "land of the Darwish and Suldan ALi Shir". WOOW for guy that is for Unity you are very, very tribal person huh loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Isn't Somaliland all about one tribe, tell me what is the idea behind Somalilandisms, who wants and is pushing the seccesion to be materialised and why? who were the SNM that fought for Somaliland independce?

Share this post


Link to post
Share on other sites

No there is a big difference EMperor, unlike Puntland which is 100% of one tribe that is a perfact example of a one tribal state. In somaliland you have more then one tribe in that region, you have parliment with memebers of other tribes unlike in Puntland were the memebers of their parliment is 100% of the same tribe. Thats a big differences between the two. Second somalilandism is veiw of the creation of the somaliland state it has no links to no tribal stuff that you make it out to be. SNM was fought by fought by certain tribe but such as the people hailing from your Region, so please brother dont make this something which only a somaliland thing ok. I hope my points helped you out a bit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Not at all, Its kinda hard to decode your message, try again...

 

Somaliland is one tribe show and that's why it aint going anywhere, the slow moving vehicle petrolled and drived by the SNM is about to halt, it is coming to a T-junction, better find other routes as your fiefdom is not making a break through in the outside world and not even poplur among the Somali pple.

 

All one can say is Bwahaaaaaaaha ha aha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this