Sign in to follow this  
General Duke

Kampala: more than 1600 Ugandan soldiers on route to Mogadishu

Recommended Posts

Kambala: Ciidamo cusub oo ka socda dalka Ugandha oo Muqdisho ku soo fool leh

 

1. Oktober 2007

Kambala(AllPuntland)- Ciidamo tiradoodu gaareyso 1600 (Kun iyo Lix boqol) iyo 97 sarkaal oo maalintii Jimcaha ee la soo dhaafay tababar loogu soo xeray xero ku taala dalka Ugandha ayaa la filayaa in ay dhawaan soo gaaraan magaalada Muqdisho kuwaasoo badali doona kuwa Ugandha ee hada ku sugan Muqdisho.

 

Tababarkan oo ay bixinayeen 31 Macallin oo Faransiis ah kana tirsan saraakiisha saldhiga ku leh dalka Jabuuti ayaa lagu waramayaa iney kaalin muuqata ka qaadan doonaan howlgalka nabad ilaalinta ciidamada Africa ee ka howlgalaya Soomaaliya.

 

Ciidamadan ayaa u muuqda kuwo ka duwan kuwii hore ee Ugandha kuwaasoo iska daawan jiray marka ay iska horyimaadaan ciidamada dowladda, Itoobiya oo iskaashanaya iyo kooxaha ka horjeeda ee ku sugan Muqdisho iyadoo aysan wax gurmad ah ama gacan ah u fidin jirin ciidamada isku onoka yihiin.

 

Dhinaca kale waxaa jira qorshe afar dal oo Africaan ah lagu keenayo ciidamo ka tirsan dalka Soomaaliya kuwaasoo qeyb ka qaadanaya howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

The 1600 Ugandans already there barely do anything other than shuttle people to hospital after the fighting is over. I guess Mogadishu could use another 1600 ambulance drivers.

I don't understand why the Ugandans are in Mogadishu, where there isn't any peace to keep, rather than in the countryside where there is peace to keep, but noone's there to keep it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Ugandans actually do some good there, they try to help the civilians in Mogadishu and let them use their hospital facilities, so I support Uganda's mission in Mogadishu.

It was a good idea for AMISOM to not take part in the fighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this