Sign in to follow this  
General Duke

Latest on Tsunami..XAAFUUN hit hard..death toll 130+ .Thousands displaced

Recommended Posts

Degmada xaafuun oo ay waxyeelo ba'an kasoo gaartey dhulgariirkii ka dhacay badda gunteeda

Xaafuun :-

 

hafun.jpg

 

 

Dhmaan guryihii ku yaaley degmada xaafuun ayaa ah kuwo ay jiireen biyihii baddu in ka badan 8000 kun oo qof ayey waxyeeladu saamaysey.

 

Nairobi:- Koox ka tirsan UN ka qaybtooda cunada ee WFP ayaagaarey jazeerada Xaafuun maalinimadii arbacada, saraakiishan ayaa sheegey in 95% guryihii magaaladu ay dhulka yaalaan,

 

weli baddu waxa ay soo tufaysaa madaxyada dadkii ay cuntey sidaa waxaa yiri Ali Isse oo ah sarkaal ka tirsan hay'ada WFP isaga oo u waramaayey BBC Focus o­n Africa, Ali ayaa hadalkiisi raaciyey dadku wax ay haystaan malahan ceelashii ay biyaha ka cabaayeen waxaa dumiyey biyihii badda, xaywaankii ku noolaa magaalada o dhan bakhtigoodi ayaa magaalada yaala waxaana ka dilaacay cudurka daacuunka, dadkuna waxa ay la tabaalaysan yihiin hoyla'aan iyo daawo la'aan ayuu yiri Mr Isse.

 

 

130 dhimasha ah.

Sida ay qoreen wakaaladaha wararka ee AFP iyo Reuters waxa ay Tsunami ku dishey Somalia in ka badan 100 qof sidaas waxaa yiri raysalwasaaraha Dawlada Somaliya Prof. Cali Ghedi.

 

Hay'ada WFP ayaa sheegtey in ay gaarsiineyso Somalia in ka badan 30 kun oo tan oo cuno, ilaa iminka ma jirto daawo iyo cuno gaartey halkaas maamul goboleedka Puntland ayaa waxqabadkiisi ku koobey Wasiirka Dawladaha Hoose oo qaylo dhaan gaarsiiyey aduun weynaha.

 

Maalinimada Sabtida ayaa la rajeynayaa in raysalwasaare Ghedi iyo wafdi uu hogaaminaayo ay halkaas gaaraan iyaga oo diyaarad khaas ah ka sugaaya UN-ka.

 

Degmada xaafuun oo noqotey ubucda dhibta ay geeysatey Tsunami ayaa ah meel caanku ah kaluumeysiga waxaana waqtigaan oo kale aad looga gurtaa aaragoostada iyada oo ay halkaas saldhig u tahay shirkadaha aaragoostada, degmada ayaa leh hal irid inta kale waxaa kaga wareegsan badda.

 

Horseednet + AFP + BBC

Share this post


Link to post
Share on other sites

Press Release: Tsunami compounds an already serious humanitarian situation in Somalia, says UN

- Wednesday, December 29, 2004 at 11:58

 

Nairobi (29 December 2004) – On 26 December 2004, the tsunami that hit many parts of Southeast Asia also struck Puntland in the Horn of Africa. Coastal communities between the island of Hafun in the Bari region and the village of Garacad in Mudug, a 650-kilometre stretch of coastline, were particularly affected (see attached map)

 

Areas impacted – Map

 

Latest figures report that at least 114 people have died, over 100 fishing boats are missing and many more people remain unaccounted for. Villages in the area have been either fully or partially submerged and livestock and livelihoods lost in an area predominantly reliant on fishing and pastoralism.

 

As interagency assessment missions carry on in the areas, WFP have relocated staff from Bossaso to Hafun and are preparing to distribute 31MT of food to assist at least 2,000 people, while UNICEF has mobilised emergency relief supplies from Bossaso. WHO is transferring 3 emergency kits to the area – each can cater to a population of 10,000 people for three months. An interagency aerial assessment of the affected coastline will take place tomorrow (Thursday 30 December 2004). The UN will make an appeal for assistance depending on the outcome of the assessments.

 

“Our efforts to even gauge the full extent of the damage are being hampered by the poor transport and communication networks, which also affect the delivery of emergency relief as we piece together a complete picture of the situation, “ says acting Humanitarian Coordinator Elballa Hagona. “What is clear is that the tsunami is a further assault on communities that have already been rendered vulnerable and destitute by the severe drought and subsequent floods that occurred during this year.â€

 

The four-year drought was declared an emergency in August 2004 and has affected more than 600,000 people, decimated herds of livestock and led to loss of livelihood assets. More recently, flash floods and extreme weather conditions further compounded an already serious humanitarian situation.

 

The Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) is leading the interagency task force responding to the tsunami that includes UN agencies, donors and international NGOs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Ilaahoow u fududee wey dhiban yihiin e.

 

Smith,

Ma jiraan wax sanduuq dhaqaale oo loo sameeyey dadka waxyeeladu ku soo gaartay halkaas bal si loogu qaaraamo? Bal ninyahow soo ogoow oo hadii aad heshid inala soo socodsii amaba waa addigii firfircoonaan jireye e mid innoo fur kolay dad hor ilaahey wax u la baxa la waayi mayo e.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tsunami claimed 132 in Somalia

30/12/2004 14:34 - (SA)

 

Nairobi - The toll of people killed in Somalia when a deadly tsunami wave struck the country's Indian Ocean coast at the weekend has climbed to 132, Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi said on Thursday in Nairobi.

 

Gedi said: "Some 132 people were killed and about 150 others injured,"

 

Gedi said: "There are also more than 50 000 people displaced by the killer wave (and) the most affected region is in the regional administration of Puntland, but the damage was felt all along southern part of Somalia."

 

Puntland lies in the northeastern part of Somalia, a nation of 10 million people.

 

On Wednesday, the United Nations said at least 114 people had died and up to 50 000 people were in urgent need of relief assistance in the Horn of Africa nation, whose coastline was battered by walls of water on Sunday.

 

Inter-agency aerial assessment

 

"Food, medicine, water and shelter are urgently needed for the displaced people," added Gedi in an interview, adding that urgent aid was needed in Barri, Mudug, Lower Shabelle, Middle Shabelle and Mogadishu regions, all lying along the country's coastline.

 

The quake-powered waves its epicentre was off the Indonesian island of Sumatra have killed more than 81 000 people across the Indian Ocean since Sunday, spreading carnage across the shorelines of several Asian nations where diseases threaten to wipe out weakened survivors.

 

According to the Office of the UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia, a UN appeal will be made for Somalia after an inter-agency aerial assessment over the affected regions takes place on Thursday.

 

In the northeastern Hafun Island, the threat of diseases has started to hit weakened survivors, whose possessions were ruined by the killer waves.

 

Disaster-response mechanism

 

World Food Programme spokesperson said "They are now without shelter, water, food and medicine. Cases of diarrhoea and other diseases are already being reported."

 

She said: "Most of the houses in the town have been destroyed. Personal possessions lay scattered around the town.

 

"Boats are beached in the middle of the town. Even money is strewn on the ground."

 

The Horn of Africa nation lacks an affective disaster-response mechanism, having been ravaged by anarchy since 1991 when dictator Mohammed Siad Barre was toppled, plunging the whole nation into lawlessness.

 

Edited by Andiswa Mesatywa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisal wasaaraha Dawladda FMKG ah oo booqan doona Goobihii Duufaantu waxyeelleeyeen iyo warar kale

 

By Dharbaaxo Posted to the web 30-12-2004, 10:56:57

 

Nairobi:-Ra'iisal wasaaraha Dawladda FKMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa waxa uu booqasho ku tagi doonaa meelihii Masiibadii Duufaantu ku dhufatay dalka Soomaaliya,isagoo ujeedada socdaalka Ra'iisal wasaaruhu tahay u kuur galid Khasaaraha dhabta ah ee ay geysteen Daadka soo rogmaday,islamarkaasna lala soo qaybsado murugada Dadka Soomaaliyeed ee ku waayey Eheladoodii Masiibadaas.

 

Ra'iisal wasaare Geedi ayaa waxaa safarkiisa ku wehelin doona sida wararku sheegayaan Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed Shariif Xasan Sh.Aadan,qaarka mid ah Xubnaha baarlamaanka,Hay'adaha gargaar ah ee fadhigoodu yahay Nairobi iyo Dalalka deeqda bixiya si qiimeyn loogu soo sameeyo dhibaatooyinka daadku inta ay le'eg yihiin si markaas loogu dhaqaaqo in Beesha caalamka la weydiisto in lala gaaro gurmad deg deg ah meelaha sida weyn waxyeeladu u gaartay,waxaana la filayaa inay weftigaasi u kicitimaan Soomaaliya maalmaha soo socda,iyagoo ku hor mari doona Puntland oo ah meesha khasaaraha lixaadka lihi ka dhacay.

 

Ma jirto ilaa iyo hadda cid gargaar u fidisay Degmooyinka waxyeelloobay ee Soomaaliya ee ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 100 Qof,ayna ku dhaawacmeen qiyaastii dad gaaraya 200 oo ruux,isla markaasna ay ku barakaceen Kumanaan dad ah oo Guryahoodii ay fatahaada biyuhu cagta mariyeen,inkastoo Hay,ada WFP ku dhawaaqday inay shixnad raashin ah oo gaaraysa 30 tan si deg deg ah u gaariin doonto Goobaha Masiibadu ku habsatay.

 

Dhinaca kale Madaxweynaha Jamhuuriyada FKMG ah Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa waxay shalay 5:00 galabnimo ku soo laabteen Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka kenya,ka dib markii Madaxweynuhu kaga soo qaybgalay Khartuum kulan halkaas ay ku lahaayeen dalalka ku bahoobay Isbahaysiga Sanca ee Itoobiya,Suudaan iyo Yemen,iyagoo Dawladahaasi kulankoodu ku saabsanaa Ammaanka guud ahaan Gobolka iyo adkaynta xiriirka Ganacsi iyo sugidda Ammniga xuduudaha,waxayna dalalkii ka soo qaybgalay kulankaas muujiyeen inay taageeri doonaan Dawladda Cusub ee Soomaaliya u dhalatay,iyagoo ku soo dhaweeyey inay xubin ka noqoto Isbahaysigaas.

 

Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo

Puntlandpost,Nairobi,Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi ka socda QM iyo qaar ka tirsan golaha wasiirrada Puntland oo Bossaso ka soo degey

Boosaaso :- Wafdi aad u balaaran oo ka socda Hay'adaha Qaramada Midoobay oo uu horkacayo Kuxigeenka Agaasimaha Hay'adda barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ee soomaliya Mr. Thompson iyo wasiirro ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaso.

 

Wafdigan ayaa waxaa si wayn ugu soo dhaweeyey Airport-ka magaalada Boosaaso madax ka socota maamulka Puntland oo ay ka midyihiin godomiyaha Gobolka Bari, Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo), Duqa degmada Rooble Cumar Gudcur, wasiirka kalluumaysiga iyo gaadiidka badda Ismaaciil Shire Jaamac, wasiir kuxigeenka warfaafinta Ibaraahin Cartan Ismaaciil (xaaji bakiin), wasiir kuxigeenka isportiga Maxamed Siciid Shabeele, guddoomiyaha hanti dhowrka Puntland C/naasir Maxamed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Puntland

 

Wafdigan Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay u yimaadeen u kuur gelidda xaaladda dhabta ah ee deegaanadii ay fatahaadaha baddu ka dheceen waxaana hay’adahaas ka mid ahaa WFP, OCHA, APTN, WHO iyo suxufi ka socday wakaalada wararka ee AP oo ay soo wakiisheen badi saxaafada caalamka.

 

 

“Ujeeddada safarkeena waxa uu ku salaysanyahay si aanu u soo eegno goobihii ay dhibaatadu ka dhacday anagoo adeegsanayna diyaarad waayo way adagtahay in dhul ahaan lagu tago goobahaasi waxaanuna ka soo qaadaynaa sawiro muujinaya dhibaatadii ka dhacday halkaas marka aanu xogta soo u ruurinana waxanu ku laaban doonaa xarumeheenii†ayuu yiri Kuxigeenka Agaasimaha Hay'adda barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ee soomaliya Mr. Thompson.

 

Dhanka maamul goboleedka puntland oo ay wafdigan weheliyeen wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka med Maxamed Cigaal iyo wasiirka dowladaha hoose cali cabdi Awaare ayaa iyaguna waxa ay ka warbixiyeen socdaalkoodan waxayna sheegeen wasiiradu in ay shalay kulakulmeen hay’adaha qaramada midoobay magaalada Nairobi isla markaana ay qaylo dhaan u direen hay’adaha garkaarka ee caalamaka si wax loogu qabto bay dheheen dadka ay waxyeeladu ka soo gaarta fatahaadi ka dhalatay bad gariirkii ka dhacay badweynta Hindiya.

 

SBC + HorseedNet

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Inaa Ilaahi wa inaa ileehi raajicuun. Dhamaan dadkii dhintay allaha uwada naxariisto.

 

 

Tsunami devastates Somali island

 

_40672829_puntaland_hafun_map203.gif

 

 

Most buildings on the Somali island of Hafun were swept away by the deadly Indian Ocean tsunami, an emergency aid relief team has revealed.

 

Roads washed away by the sea are hampering the delivery of food aid to some 4,500 islanders affected.

 

Waves which swept 7,000km (4,000 miles) from the epicentre left a trail of smashed buildings and boats along the East African coast.

 

More than 130 people in East Africa are known to have died in the floods.

 

Cholera fear

 

"Almost 95% of Hafun's buildings have been destroyed," the UN World Food Programme's Ali Issay - part of the first relief team to reach victims of the tsunami - told the BBC's Focus on Africa programme.

 

http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/4129639.stm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this