Sign in to follow this  
General Duke

Gen Naji : Clock is ticking towards war..

Recommended Posts

SOO MAAL   

Jey

 

There is one undisputable fact

 

If Somalia is divisible (a real country recognized by all countries and member of United Nations), as well former British Somaliland protectorate is divisible (non-existent and irrelevant currently)

 

 

It is about Somaliland Vs. Somali Proper. Check the topic

Nin waalan waxaa la yidhi, ninkii la hadlaa waalan

 

You still worship your British masters after almost 50 years, wake and smell the coffee, see

 

In the real world, there is a country called Somalia, and there is no Somaliland

 

I don’t know what Somali proper or land you talking about

 

 

Like it or not, Sool is small region within Somaliland. Yes, you have the rights to be anti Somaliland but that doesn't mean Sool is going any where.

Miskiinsanaa,

 

The reality is Northwest (or what you Somaliland) is a small district within Somalia, You can live in your imaginary world

 

 

I am certain that no one in this world will ever recognize your Hargeysa faction

 

Edna aadan baa aqoonsi soo wada, 2003 baana Somaliland la aqoonsanayaa :D

 

Hada ma og tahay if I decide to reunite with the south MY SLICE OF THE PIE WILL BE BIGGER THAN YOURS.

I feeling sorry for you, no has slice for you

 

The positions are already filled by people like Buubaa

 

Hadii aad rabtid in anu wax kuu garano waa in cudur aad iska soo duweyso,

 

Hadaan run sheegasu, raga baad wax la qeybsan laheed maad na noqon laheen nin dudey oo geed isku soo xidhay

 

 

Marka asaaxiib waxaad Somaliya ka halayso anigu kuma waayeye caga dhigo.

Your clan-militia can’t even afford to build home for your madaxyare Mr. Riyoole (siyaad’s spy), so can leave Morgan’s house

 

Shame

 

 

Ma wax aan jirin baa wax heysta ama la weediyaa, in aadan taam aheen

 

Mida kale aan ku weediistay iyo wax aan kaa rabo mid na mijiro, raali baad noqonasaa waad igu soo khaldanatay

 

Markaa is qorqorka jooji, oo banaankaaga mar

 

Anagu dadkeena wax la qabsanaa, dalkeena Somalia waana deeqa Alhamdulilaah

Adna Waxaan ku oran lahaa dadkaa iyo dadkaaga dhinac ka raac, cidla haa isdhigin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo maal,

 

Waa hubaal cidna ma aqoonsano, wax naga galay majirtu hadii ee rabaan in ee go'dooon ku jiraan

 

Haa la sheekesan, nacnacdoodana haa dhageesan

 

Ta noo taala waa dhulkeena oo anu xoreeno

 

 

waxaaa xaqiiq ah, nin aadan shantaada iskaga reebin, in uusharci kaa reebeen,

 

Illahay baa muslimiinta u xalaaleeyey in ee difaacaan dadkooda, hamtidooda, iyo dhulkooda, Markaa jihaad uun baa wax laga qaban karaa, geeridu waa xaq, waliba waa sharaf marka aa tahay mujaahid, lakiin geeridu waxay dhibtaa nin dibad ka yimid sida kuwa galbeed nagga yimid

 

Mar hadii ee diideen nabadii, xaalku waa samo diido dabinbaa kuu dhigan lagugu dili doonaa

 

17 sano ee lasoo dhaafay, somalidu wxa ee fahantay cid la ma qoonin karin in ee jirin

 

 

SOO MAAL, ma maqashay sheeko, in nin dadqal ah (qaarna yiraahdaan waxay ahayd Dhegdheer), uu soo cersyaday Gabar iyo wiil ay dhashay. Markii danbe intuu ku soo booday ku dhacay meel bohol oo lugna ka jabay iwm:

 

Cakuye boholaha Xargaga

Nin xiimahaayey xiraan

Nin duulayay dabraan

Bal naagtaas barida daya

Bal bulbuluqdeeda day

 

Malitia Hergeysa waxey ku danbeenayaan bohoshii Xargaga, siday naag bari, sey isku leeyihiin Ingriis dhulkiisii iskukeena

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this