Sign in to follow this  
OLOL

Puntland Intellectuals Support the ICU

Recommended Posts

OLOL   

Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer Puntland ee Minnesota

 

Ku: Dawlad goboleedka Puntland

Ku: Culimo Awdiinka Puntland

Ku: Isimadda Puntland

Ku: Aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Puntland

Ku: Shacabka Reer Puntland

 

Ujeedo: Baaq

 

Waxaan Qirsanahay wanaaga badan ee uu sameeyay Dawlad Goboleedka Puntland ee ay ku bahoobeen beelaha wada dhashay ee Puntland. Waxaan kaloo ka soo horjeednaa waxkasta oo dhibaato ku keenikara nabadgalyada kajirta Puntland. Sidoo kale waxaan qirsanahay wanaaga badan ee kadhashay kacdoonka shacabka ee ay hogaaminayaan midowga maxaakiimta Islaamiga ee gacanta kuhaya inta badan koonfurta soomaliya.

 

Hadaba anagoo kamid ah Culimo'Awdiinka ,Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta , iyo waxgardka reer Puntland ee Dagan Gobalka Minnesota ee Maraykanka, Waxay noola muuqatay inaan talooyin ka bixino Marxalaldaha kasoo cusboonaaday deegaanka Puntland; baaqna aan kasoo saarno.

 

1. Waxaan ugu baaqaynaa Dowlad Golobeedka Puntland hirgalinta kudhaqanka Shareecada Islaamka, taasoo ah badbaaddada dadka iyo dalka. Isla maraakna Maamulku uu qaban qaabiyo shirwayne looga arrin sanyo hirgalinta shareecada ayna u dhanyihiin dhammaan beelihii ku bahoobay DGPL.

 

2. Waxaan ka xunahay raali gallina ka bixinaynaa hadalkii qabyaalada qayaxan ahaa ee Madaxwaynaha DGPL ka jeediyey magaalada Gaalkacyo 11/5/06. Qabyaaladaas oo reer Puntland ka gudbeen markay ku midoobeen DGPL.

 

3. Waxaan ugu baaqaynaa Maamul Goboleedka Puntland inuu tix galiyo rabitaanka shacabka reer Puntland, uusana caburin arigtidooda. Waxaana taageeraynaa Go’aanadii ku qornaa bayaankii ay waxgaradka kala duwan kasoo saareen Gobolka Mudug 11/7/06.

 

4. Waxaan ugu baaqayaa DGPL inay joojiyaan taageerida haraadigii dagaal oogayaashii reer Muqdisho iska soo saareen, Sida: Qabqable Cabdi Qaybdiid oo la wada og soon yahay xasuuqii Naxariis darada ahaa ee uu u gaystay shacabka reer Gaalkcayo iyo reer Muqdisho.

 

5. Waxaan ugu baaqaynaa DGPL inuu ka saaro ciidamda Itoobiyaanka ah ee Jooga Gobolka, kuwo hor lehna uusan soo galin. Sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa inay ka baaqsadaan waxkasta oo sababi kara inuu dagaal ka qarxo Puntland dhexdeeda iyo aaga hada la isku hor fadhiyo.

 

6. Waxaan taageer sanahay Maxkamaddaha ay Puntland kaga dhawaaqeen qaar kamida beelaha Puntaland dega sida: Beesha Maxamed Cumar, Bah-ararsame, Barkad, Reer Biciidyan, iyo ********. Beelaha harayna waxaan ugu baaqaynaa inay qaataan ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

 

7. Waxaan ka xunahay inuu Maamul Goboleedka Puntland uu ku talaab sanayo talaabooyin aan loo dhamayn khilaafsana qawaaniinta udag DGPL sida; Keenista Ciidama Itoobiyaanka ah. Ugu danbayntii waxaan ugu baaqaynaa in laga wada tashado ayaaha Puntland sidii markii hore wada tashi loogu bahoobay. Magacyada Waxgaradkii Saxiixay Baaqaan.

 

1. Mohamed Abdiraman Wardere

2. Abdulaahi Hirsi Ali

3. Abdinur Salad Warfaa

4. Abdihakim Ahmed Isse

5. Abdirashiid Daahir Gaboobe

6. Abdiwali Ali Dahir

7. Bashiir Muse Elmi

8. Abdirsaaq Caafi

9. Omar Mohamed Guraase

10. Abdulaahi Adan jama

11. Awaale Ahmed Shiikh

12. Awil shire Guraase

13. Ali Siciid Surcad

14. Ali Warsame Osman

15. Geele Ali Jama

16. Abdulaahi A Giir

17. Adan Nur Wardere

18. Abdihakim Abdi wardere

19. Gaas Salad Warsame

20. Adan isse Mohamed

21. Abdulahi Mohamed Hassan

22. Abdulahi Ayaan

23. Siciid Ibraahim Dabacade

24. Ahmed Caynab Mohamed

25. Ahmed Siciid Guure

26. Mursal Mohamed Salah

27. Mohamed Ahmed farah

28. Ali Shiikh Salah

29. Ali Mohamed Jama

30. Hilaal Ibraahim Aduur

31. Mohad Abdi Muse

32. Qoosh Dahir Adan

33. Mohamed Aadan Daad

34. Abdulaahi Mohamed Adan shiino

35. Ahmed Ali Nugaal

36. Jibriil kilwe

37. Mohamed Ibraahim Geedo roor

38. Mohamed Ahmed Salah

39. Ahmed Abdulaahi Shire

40. Abdiwahaab Mohamed Yusuf

41. Abdilaahi warsame {bidhaan}

42. Siciid Hirsi Banaf

43. Ahmed Cige Warsame {jiidhgaale}

44. Saleebaan Aw Yuusuf

45. Abdiqaadir Ahmed Muse Tulud

46. Mubaarak Mohamud Saleebaan

47. Yaasiin Ali Hasan {yaasiin caato)

48. Yaasiin Husen Qaybdiid

49. Mohame Abdulaahi Ali {hanbaase}

50. Hussen Salah Dalmar

51. Siciid Mohamed Dirir

52. Sacad Mohamed Guuleed

53. Abdulaahi Mohamed Yusuf

54. Siciid Awil Golongol

55. Abdinasar Ahmed Abdi

56. Bashiir Ahmed Abdi

57. Abdirsaaq Ahmed Abdi

58. Siciid Mohamed Yusuf Dhere

59. Mohamed Abdi salad

60. Abdirahman Haji Mohamud Camay

61. Mohamud Abdulahi Caydiid

62. Saleebaan Hassan Guuleed

63. Abdinur Adan Garaase

64. Abdiqaadir Osman Hasan Cascase

65. Jaamac Mahad

66. Pro Mohamed Hassan Dacar

67. Saleebaan Hirsi Banaf

68. Ahmed Jama Muse Habiyos

69. Kayse Ali Aar Aw Cabdille

70. Mohamud Ahmed Mahamed Mire

71. Maxamed Maxamud Ciise

72. Idris Hassan Maxamed

73. C/qaadir Salaad Maxamed

74. Maxamed Rashid Xayle

75. Maxamed Axmed Cali Foore

76. Maxamud Axmed Maxamud Anshugar

77. Xasan Abshir Cadami

78. Axmed dhoole Xuseen Guray

79. Abdulaahi Mohame Adan Karaaye

80. Xussen Salah Cigaal

81. Sadiq Mohamed Mucalin

82. Abdikaafi Abdulaahi Dhoore

83. Abdirsaaq Xuseen Gaboobe

84. Qaasim Ahmed Salad

85. Farhan Abdi Ali

86. Ahmed Abdi Ali

87. Hussien Ali Barre

88. Abdirahman Mohamud Adan

89. Abdiwali Isse Barre

90. Habib Mohamed Said

91. Mohamed Xaashaawe

92. Mohamed Gaafaa Faarah

93. Abdirisaaq Mahamed Cumar Galayr

94. Mohamed Ali Muse

95. mohamed Ducale Nuh(qays)

96. sheekh cawil sheekh xaamud

97. Sheekh c/majiid axmed ciise (geedi)

98. Axmed Saciid Axmed Xaaji

99. Mursal Ducaale Murug

100. Sheekh Cabdirisaaq Cilmi Xirsi (fagare)

101. Maxamed Maxamud Diiriye

102. Caydaruus Maxamud Diiriye

103. Ashir MAxamed Muuse

104. cali maxamed Xasan

105. Cabdirabi Guuleed Cilmi

106. Cisman Ciise Ciro

107. Cumar Ahmed Guuleed

108. C/laahi Faarax yare

109. Xasan Dhooye

110. Mohamud Abdi Wabari

111. Abdirahman Barre Musse

112. Abdirashiid Yusuf Guure

113. Mire Mohamed sheikh

114. Daahir Nur Ali

115. Yonis Abdi Ashkir

116. Goox Yaasiin Daad

117. Maxamed Geele

118. Cisman Ali Dhagay

119. Abdulqaadir Warsame

120. Cigaal Mohamed Ali

121. Ciise Maxamud Xaaji Xasan

122. Bile Mohamed Sugule

123. Abdikaafi Mohamed Cigaal

124. Abdirahman Warsame wayrax

125. C/casiis ow Maxamed Faarax bare

126. Maxamed Cali Faarax

127. C/risaaq Abshir Faarax (Sancaani)

128. Ahmed Ali Shire

129. Habiib Abshir Farah

130. Abuukar Ali Omar

131. Bulaale Maxamed Ali

132. Axmed Adan Kaarshe (indho deero)

133. Axmed C/rashiid Xaaji Xuseen (Caddaawe)

 

Gabagebo: Dhamaan Umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto waxaan ugu baaqaynaa ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo in la ilaaliyo Nabadgalyada iyo Xasiloonida Dadka iyo Dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this