Sign in to follow this  
Peacenow

Sharif Hassan Sheikh Aden, Speaker

Recommended Posts

Both of them had good intentions. But we always have jealous corrupted selfish Somali men, who have shattered what they were trying to achieve. One is a good representation of the TFG the other the ICU.

 

We should judge men by their merits rather than through tribal and political affiliations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Peacenow, they sure were the best we had for a long time. Whatever their end, history will be very kind to these two men.

Share this post


Link to post
Share on other sites

peace n love to the shiekhs, at least they didnt bring us such a humilation and discontent!!

 

only way back from this hell hole, is to rise and get our diginity back!! no xabaashi can be allowed in the promised land!! period.

 

we let them down! i gotta admit and say that their time was not long nuff 4 us to understand!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shariif Xasan Sh. Aaden waa dhaljecel, dhalulad la wada ogyahay, sababta uu wali ugu dhexjiro qashinka dowlad ku sheega, non-existent, illegimate I don't know.

 

Here is what he said the other day.

-----------------

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa kulan la yeeshay wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Nairobi, Kenya oo ay isla gorfeeyeen xaalada ku soo korodhay Soomaaliya ka dib markii ciidamada Itoobiyaanka oo kaashanaya ciidanka dawlada ay soo galeen magaalada Muqdisho, caasimada Soomaaliya ayna gacanta ku dhigeen dhul baaxad wayn oo ay hore u haysteen Maxaakiimta Islaamiga. Ka dib markii uu dhamaaday kulanka Nairobi ayaa diblomaasiyiinta Midowga Yurub [ EU ] waxay warbaahinta u sheegeen in ay taageereen mowqifka Gudoomiyaha Baarlamaanka ee ah in ciidamada Itoobiyaanka ka baxaan Soomaaliya. Midowga Yurub ayaa xaga dhaqaalaha ka taageera dawlada ayagoo u soo mariya hay’adaha caalamiga ah sida hay’adda UNDP oo bixisa mushaarka iyo gunnooyinka ay qaataan xildhibaanada Baarlamaanka waxayna leeyihiin awood dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ay cadaadis ku saari karaan dawlada.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo shalay soo gaaray Nairobi, Kenya ka dib markii uu booqasho ku soo maray dhawr dal oo ay ka mid yihiin Masar iyo Suudaan oo uu kulamo kula soo yeeshay madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacda Carabta Camar Muusa ayaa waraysi uu siiyay BBC Somali wuxuu ku cadeeyay mowqifkiisa ku aadan qabsashada ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya wuxuuna yiri:

 

“ Horta anaga aad iyo aad baan uga xunnahay hadii Baarlamaankii aan nahay waxa dhacay waana waxa aan ka dagaallamaynay oo aan diidanayn muddo badan oo aan ka qaylinaynay oo caalamka meel aanan marin oo aan u sheegin aanay jirin iyo Soomaalida.

 

Runtii waan ka xunnahay wax Soomaali qaadan kartana ma aha wax caalamku qaadan karana ma aha in dawlad deris ah ay dawlad deris ah intay ku soo duusho ay qabsato. Waa dhibaato hor leh oo hada billaabatay welibana waxaan leeyahay caalamka ayay dhibi doonta waana in lga dhiidhiyaa oo wax laga qabtaa. Waa in ciidamada dalka soo galay sida ugu dhakhsiyaha badan dalka uga baxaan oo Soomaalidana tashato. Soomaaliya haduu ciidankan uu ka bixi waayo dhibaato aan la koobi karin ayaa ka dhici doonta. Dhibaatadan waa in laga hortagaa oo Soomaalida wada hadashaa oo dib u heshiisiin la soo nooleeyaa. Ciidankan in uu baxo sida ugu dhakhsiyaha badan ayaan caalamka iyo Soomaalidaba ka codsanaynaa.

 

Dadka u arkaaya ciidankan in uu wax tari karo ciidankan waxa ma tari karo dalkana dhibaato ayuu gelinayaa. Marka waxaan leeyahay ciidankan ha naga baxo. Soomaalida hadii ciidankan uu ka bixi waayo ha is difaacdo. Ilaahayna ma ogolaanayo, Soomaalidana ma ogolaanayso in ciidan Itoobiya uu dalka haysto. Baarlamaanka mar walba wixii uu Axdiga qabo ayuu ku shaqaynayaa. Inshaa Alaah waxaanu ku dadaalaynaa maalmahan siduu isku arki lahaa Baarlamaanka oo arrimaha Soomaaliya sida ugu haboon wax meel isula dhigi lahaa . Beesha caalamka iyo Soomaalidana waxaan ka codsanaynaa in ay gacan nagu siiyaan sidii uu Baarlamaanka isu arki lahaa oo wixii xaqa ah lagu shaqeeyo.

 

Dawladaha Carbeed, gaar ahaan madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Camar Muusa labadaba waan isa soo aragnay iyo madax badan iyo wasiirro waan isa soo aragnay. Dadka oo dhan siday wax u dhaceen way ka xunyihiin gaar ahaan madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir aad iyo aad ayuu arintan uga xunyahay wuxuuna ii sheegay in tallaabooyin badan oo diblomaasiyadeed uu qaadi doono. Camar Muusa sidaas ookale Jaamacada Carabta wefdi ayay u dirtay Adis Ababa markii aan joogay Qaahira, Masar waxayna Jaamacada Carabta iy Midowga Afrikana soo wada saareen go’aan ay leeyihin ciidamada ajnabiga haka baaxan Soomaaliya. Aad ayuu uga murugnsanaa Camar Muusa dadal badaana wuu ku jiray. Hadana waxaan isku ognahay in uu dadaalka sii wado. Kollay wixii diblomaasiyad ah waa la wadaa laakin waxaan ka codsanaynaa Soomaalida meel walba oo ay joogaan iyo beesha caalamka in arinta si dhakhso ah loo dhaqaajiyo perce [sababta oo ah] dawlad madax bannaan oo ku jirta United Nations [Qaramada Midoobay] in inta lagu soo duulo la qabsado ma aha. Soomaalida dhexdeeda way is jiidjiidi kartaa xukun ayay isku qabsan kartaa waxbay isa leeyihiin. Marka ciidankan inuu naga baxo ayaan rajaynayanaa.

 

Ciidankan soo geilitaankiisa waa arin aad iyo aad u fool xun, sharci la’aan buu dalka ku soo galay. Dadka ogol ee madaxda ah way khaldanyihiin. Arintan maadamaa ay tahay arrin Baarlamaan Nairobi xildhibaano ayaa jooga anigana saaka ayaan soo gaaray, go’aan deg deg ah ayaanu gaaraynaa. Go’aanka wuxuu noqon karaa mid meel badan taaban kara laakiin sida loo bato ayay noqonaysaa. Anigu hadda ma rabo in aan iraahdo waxaas iyo waxaas ayuu noqon doonaa hadii kale wax aniga wata ayay noqonaysaa laakiin wixii Axdigeenu uu ka qabo tallaabooyinkan markay dhacaan in uu noqdo ayaan rajaynayaa. Axdiga kollay khiyaano qaran wuxuu ka qabo waa la wada ogyahay. Ninkii khiyaamo qaran qaba xilka ma haynayo. Ciidankan ciidan lagu tashaday oo sharci ah ma aha.”

 

Xigasho

-----------------

 

True words from a real daljecel, wadani eh. I urge him iyo wixii ay isku mowqif yihiin again to resign, qof kaadi ku dhexjiro ma daahiro unless he becomes nijaas himself. Dowlad ku sheegaan burburtay is kaadi iyo qurunkeeda isbaheystay that Xabash dabada ka wado, dhabta u saaran. But Xabash is a poor man, can't pay even his own rent [iMF] or feed himself [people], let alone keeping a hostile millions of population under. Nin kuu digay kuma dilin, Xabasheey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rudy

at least they didnt bring us such a humilation and discontent!!

What a distortion of reality! All the violence, anarchy, statelessness, poverty, miseducation, drugabuse, dessertafication and enivernmental degradation, enslavement by warlords like indo, diseases, destruction of infrastructure, desappearnce from the international community, religous extrimism and always ranking in the bottom of every measurement of human advancement was not humilating enough? How too eager we are to subject our brethern in Somalia conditions that we walked, hiked, ran, drived, flew and swam from, from the our confort of our abodes in the West!

 

MMA

Shariif Xasan Sh. Aaden waa dhaljecel, dhalulad la wada ogyahay, sababta uu wali ugu dhexjiro qashinka dowlad ku sheega, non-existent, illegimate I don't know.

Perhaps u are under the false believe that you can control realty with your mind but let me be the fisrt to tell you that its only in your mind. What the Government is, dowladiidyahow, is very obvious and what it is to become we can all only wait and see. it has already been proven that your dream world analsys was wrong so call it a day. Have you not seen the biggest azz whoppen in the history of Somalia? By the way Sharifka waa xayawaan iska hadla not "daljecel" or a wadani who signs treaties with non-existent entities for a government that he does not represent does not want him. One minute his with the government, then warlords, then terrorist. We all know were that sort of laba canleen will take him. even his ten renegade MPs in the capital have deserted him and now say they represent the government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this