Sign in to follow this  
sunaari

Mogadishu is moving from Anarchy(more police, means peace will come soon)

Recommended Posts

(more police, means peace will come soon)

Look at the title ,,,,,,,, he said WILL COME SOON ....... Let's hope the wish is granted for the good of the people not for the good of the tuugta is urursatay ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaflad lagu soo dhoweynayay Ciidamo Boolis ah oo Dalka Ethiopia lagu soo tababaray oo ka dhacday Xarunta Gaadiidka booliiska ee magaaladda Muqdisho.

 

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu soo dhoweynayay Ciidamo Boolis ah oo lagu soo tababaray Dalka Ethiopia ayaa ka dhacday Xaruntii Gaadiidka Booliska, iyadoona Ciidamada Booliska ee Ethiopia tababarka ku soo qaatay ay si rasmi ah uga mid noqdeen Ciidamada Booliska Soomaaliyed.

 

Xafladan oo ay ka qeyb galeen Taliyeyaasha Sare ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed ayaa waxaa ka mid ahaa ku simaha Ciidanka booliiska Soomaalieed, Gen. Cabid Maxamed Joon. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Maxamed Jaaamac, taliyaha qeybta guud ee Booliiska soomaaliyeed G/sare Cali Saciid Madaxa akadeemiyadda Ciidanka Booliiska Gen. Yuusuf Dhuumaal ,afhayeenka ciidanka booliska G/sare cabdulaahi Xasan Bariise Saraakiisha iyo saraakiil xigeeno iyo waliba kooxda heegan.

 

Munaasabadda soo dhaweynta iyo wacyi gelinta ayaa waxaaa ugu horeyn halkaas ka hadlay Madaxa hogaanka tabarada iyo ka hortagga danbiyadda Gen.Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) waxaa uu sheegay in xafaladan lagu soo dhaweynayo xubno manta iyo wixii ka danbeeya ku soo biiraya ciidanka booliiska soomaaliyeed iyo kuwa tababar ku soo qaatay dalka Ethiopia oo isu dhafan saraakiil hore, saraakiil xigeenno, alifleey iyo dableey, waxaana uu sheegay in la guddoon siin doono abaal marino isugu jira dalacaad iyo shahaadooyin, taasoo ay ku muteysteen sida uu sheegay kaalintii wax ku ool ka ahayd ee ay ka qaateen qaadashadda tababarka, isagoo intaas ku daray in ay soo lugeeyeen dooloow illaa muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hassan6734:

Sunaari is now becoming the new comedian.

 

One that is laughed at rather than laughed with.

Ma gabdhihii baad usoo dhigatay saaxiib Xassan... Ceeb calayk!

Share this post


Link to post
Share on other sites
sunaari   

Brother Dhulq,

 

Sunaari is not a woman name... Its a surname for men in our nick of the wood. By the way, slowly, but surely Mogadishu is becoming peaceful city. Don't listen few anarchist bombing women and children and thinking that they are winning the war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this