Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sool: Juditial System Completed and Courts Officially Opened

Recommended Posts

Waxaa lasoo magacaabay Garsoorayaashii maxakmada Gobolka Sool kan Degmada iyo waliba racfaanka kuwaas oo aan hore uga jirin Gobolka Sool tan iyo intii maamulka Somaliland uu la wareegay gacan ku haynta Gobolka Sool marka laga reebo dhawr xubnood oo shaqada sii wada.

 

 

Dawlada dhexe ee Somaliland ayaa waxay soo dhamaystirtay dhamaanba garsooradii ka hawlgali lahaa Gobolka Sool kuwaas oo si wayn dadku ay usugayeen maxkmada Gobolka Sool oo shaqaynayasa qabatana hawlo badan oo hadda horyaal ama ka dhaca Gobolka.

 

 

 

Magacaabistan xilalka garsoorayaasha ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay shacab waynaha Gobolka oo si wayn utabsanaa halkii umadu ay ku kala baxaysay oo aan lahayn tan iyo intii maamulkii hore meesha ka baxay kan danbena aan loosoo magacaabin garsoorayaal dhamaystiran.

 

 

 

Magacyada Garsoorayaasha:-

 

Maxkmada Degmada Laascaanood

 

 

Ibraahim Axmed Muuse Gudoomiye

Xasan Cige Xirsi Garsoore

Maxamed Maxamuud Maxamed Garsoore

Maxamed Ibraahim Samatar Garsoore

Maxkmada Gobolka Sool

 

 

Yuusuf Xasan Cabdi Gudoomiye

Maxamuud Cabdi Ibraahim Garsoore

Axmmed Diiye Cilmi Garsoore

C/raxmaan Sh. Cumar Xasan Garsoore

C/raxmaan Cali Maxamed Garsoore

Axmed Saleebaan Geele Garsoore

Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool

 

 

Saleebaan Jaamac Ciise Gudoomiye

C/xakiin Cabdi Faarax Garsoore

C/Naasir Maxamed Cali Garsoore

Waxaa horay usii shaqayn jirtay Maxkmada Degmada Laascaanood oo qaban jirtyay hawlo badan oo u baahnaa maxkmad Dhamaystiran iyadoo intii ay maxakmada Degmada Laascaanood ay shaqaynayasay dadku si wayn usoo dhaweeyeen.

 

 

 

Hadaba garsoorayaasha maxkmada ee hadda lasoo magacaabay ayaa ah intooda badan kuwo aan ku cusbayn wajiyada shacabka reer Laascaanood ayna horay uga hawl gali jireen maxakmadii hore ee Gobolka Sool kana diiwaan gashanayd maamulka Puntland sidoo kale Maxakmada Gobolka,Degmada iyo Rafcaanka ayaa waxa ay xafiiskii ugu horeeyay ee ay ka hawl galaan ka fureen xafiis cusub oo horey ay udhistay hay’ad fadhigeedu yahay Puntland kaas oo aan wali shaqo bilaabis aan samayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

This is a very good development indeed. Justice is a primary concern and the region is making good progress towards setting up the judicial system for that

Share this post


Link to post
Share on other sites

good development indeed. I look forward when the jails are rehabilitated and criminals are brought to the justice.

 

The region has been abandoned for the past years but it is time to do something about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this