Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New Gov. Building and Start of Building New Presidencial Office

Recommended Posts

Hargeysa (Somaliland.org) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta xadhigga ka jaray Miiskii hore ee Saraakiisha oo dib loogu dhisay ciidanka Qaranka. Waxana uu amray sidoo kale, in dadka laga raro gurigii hore ee State House-ka, halkaas oo uu sheegay inay noqon doonto Madaxtooyada Somaliland.

 

Madaxweyne Riyaale waxa uu furitaanka dib u dhiska Miiska Saraakiisha ku beega munaasibadda xuska sannad-guurada 14aad ee aasaaska ciidanka Qaranka oo ku beegan 2da February.

 

Madaxweyne Riyaale oo subaxnimadii hore ee saaka intii aanu tegin Taliska Guud ee Ciidanka oo lagu qabtay xafladda xuska munaasibadda Ciidanka Qaranka xadhigga ka jaray Dhismaha Miiska Saraakiisha, waxa uu ku ammaanay Taliska Ciidanka Qaranka sida ay u dhiseen goobtaas oo ahayd meel ay reero degganaayeen tan iyo markii dalka dib loogu soo noqday sannadkii 1991. Waxana uu sheegay in meelaha kale ee dowladdu leedahayna sidaas oo kale loo dhiso.

 

“Maayorka horena waan uga wadahadalay, waxaan adigana kugu amrayaa [Maayor Jiciir] in State House-kii aad bannayso, isagana insha allaahu aan dhisno oo noqon doona meesha mustaqbalka Madaxtooyada noqon doonta,” ayuu yidhi Madaxweyne Riyaale.

 

C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good riddance!!!

 

The sad state of the once iconic State House in Sha'abka Area and its renowned huge golf course and beaufiful gardens, was reduced to rubbles during the 1988 wars. Since 1991 it was occupied by returnees from Refugee camps turning the once beautiful site into an Eyesore.

 

This is a wonderful news that its going to restored to its former glory. And I also equally think that the Hargeisa National Theatre which is also another eyesore needs to be rebuilt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this