Sign in to follow this  
Hunguri

Cadde Muuse of Puntland should be impeached

Recommended Posts

Hunguri   

Im so much angered by the luck of charisma,and quality of leader-ship of Cadde Muuse to govern. I dont think, this guy deserves any credit since he was ellected. He should be impeached and thrown out of the Office. Wallaahi, he deserves to be whiped!!!

 

(1) Dhacdadii Maxaabiista Garoowe

(2) Dhacdadii kale ee xabsiga Garoowe

(3) Dadka masaakiinta ah oo Xeebaha laga tahriibinayo (layskana laayo)

(4) Xasuuq maalin walba ah oo dadkaa socotada ah loo gaysto

 

What the heck is wrong with this Old monestor??? No feelings ??? Have a look at this.

 

Bosaaso(Laasqoray.net)-Tahriibayaal lagu laayay Xeebta Shinbiraale ee dhinaca Bari kaxigta Magaalada Bosaaso. Dadkan lalaayay Dhamaan tood waxay ahaayeen Dad damacsanaa inay utalaabaan dhinacaa iyo Dalka Yeman. Dilka Dadkan Waxa uu yimi Kadib markii is afgarn waa soo dhexgalay labo Malayshiyood oo Caadaystay Dhoofinta Dadka Tahriibta ah.

Rasaas ay isway daarsadeen labada Koox ayaa waxay haleeshay laba Qof oomid kamida uu ahaa Nin Orami ah halaka Qofka kalena uu ahaa Gabadh Somaliyad ah.

Labadan Qof ayaa hada lagu Daawaynayaa Cisbitaalka Bender Qaasim ee Magaalada Bosaaso, inkastoo labadan Qof MId kamida uu yahay Dhaawac Culu halka Qofka oo ah Gabadh Dhalinyaro ah oo lagu Magcaabo Saynaba Cabdi Waaxid oo ay iyada Xabadu kaga dhacday Gacanta Midig.

Saynab Cabdi Waaxid waxay Laasqoray.net usheegtay inay ka anbabaxaday isla Magaalada Bosaaso una sii jeeday Dalka Yeman.

Meesha ugu badan oo ay kata laabaan Tahriibayaashu ayaa Noqotay Gobolka Bari Marka laga reebo Magaalooyinka DurDuri iyo Ceelaayo oo Dhinaca Woqoooyi kaxiga Magaalada Bosaaso.

Maamulka Puntland oo kaa shanaya Odayaal Dhaqameed ka soo jeeda Deegaanka laga dhoofiyo Tahriibta ayaa Dhawr jeeer utafa xaytay say ubaajin la haayeen Dadka Faraha Badan oo ka Tahriibaya Xeebaha Gobolka Bari inkastoo ay usuurta Geliwayday.

Waxa Sahalaya inay si fudud umaraan Tahriibayaashu Xeebaha Puntland iyagoo ayleeyihiin Gaadiidka Qaada Tahriibta Dad Reer Puntland ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

JB, yours seemt to be somehow logical. He was not nominated, he was ellected by the Puntland Parlement members who repressent

 

(1) Nugaal

(2) Mudug

(3)Sanaag

(4)Sool

(5)Karkaar

(6)Bari

(7) Cayn

Thus, he is an ellected president.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this