Sign in to follow this  
Suldaanka

Heavy fighting reported on two fronts near Baidoa...

Recommended Posts

Pi   

Call me senseless or immoral, but I'm personally tired of this pointless back-and-forth diplomacy between TFG/Ethiopia and the ICU/Ereteria (and their arabic supporters.). Get it over with. Spill blood. Let there be one decisive winner. End of story.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Get ready for the spin machine!

 

Be prepared to settle in for sometime before the real outcome becomes known otherwise it will be a Farataag moment.

 

_42372657_som_con_416x246_2.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Actually, these particular battles begun yesterday, Horn. If there was a propaganda machine in play, you would've read a post about it. But though you might have wished so, that isn't the case. Just browse the politics section and recount what posts litter it, if you have eyes that see that is :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Paragon I noticed the first headlines about a skirmish in Idaale at 9 o'clock Pacific time. By now I would have expected Shabelle to be blazing with "Maxkamadaha oo yidhi sidatan" but they seem quite subdued and even...balanced? :D

 

Something is definitely up but Shabelle doesn't seem to be exploding with ecstacy concerning it. icon_razz.gif

 

Qaadisiya as always said they won the battle before it started; sort of like "Farataag baa torey lagu dilay". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal qaraar ayaa waxuu hadda kasoconayaa deeganada Iidaale iyo meel aan kafogayn maanya fuulka Baydhabo oo ay ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Dawladda ay dhuifays kaga jiraan.

 

Ciidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga ayaa sheegtay in lawareegeen tuulada Iidaale iyo xerada ciidanka ee Daynuunay oo horey fariisin ciidameed u ahayd dawladda kumeel gaarka Soomaaliya iyo ciidamada Ethiopianka ee kusugan magaalada Baydhabo. Ciidamada Maxaakiimta ee gacanta kudhigay Iidaale ayaa waxaa lasheegayaa inay qarka u saaran yihiin gacan kudhigista xerada ciidanka ee Manaas.Halkan kala soco wixii soo kordha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka naga soo gaaray magaalada Baydhabo oo fariisin u ah dowladda Embagathi ayaa sheegaya in uu halkaasi shir Jaraa'id ku qabtay Wasiir ku -xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga dowladda KMG ah Salaad Cali Jeelle kaas oo uu uga war bixinayo Dagaal la sheegay inuu Shalay ilaa xalay dhex marayay Ciidamada dowladda iyo kuwa golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed.

 

Wasiir ku-xigeenka dowladda Embagathi Mr.Salaad Cali Jeelle waxa kale uu sheegay in Ciidamadooda uu dagaalkaasi kaga geeriyooday hal askari, isagoo ku eedeeyay Maxaakiimta Islaamiga ah inay ku soo qaadeen Fariisimaha Ciidamada dowladda dagaalkaasi.

Jeelle ayaa ka war bixiyay xaaladda saakay ee deegaanadii shalay illaa xalay dagaalku uu ka socday isagoo sheegay in ay jiraan Hoobiyeyaal iyo Madaafiic ay soo ku soo tuurayaan deegaanka Idaale, waxana uu eedaasi dusha kaga tuuray Maxaakiimta Islaamiga ah iyagoo doonayay inay carqaladeeyaan wafuuda ka socota Midowga Yurub ee maanta soo gaartay magaalada Baydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Ciidamada Buur-hakaba Xasan Bulow ayaa Idaacada Simba u xaqiijiyay iney qabsadeen gacan ku heynta Degmada Deynuunaay ee Gobalka Bay.

 

Xasan Bulow oo daqiiqado ka hor Idaacada Simba la xiriritay isagoo laga ag maqlayay rasaas xooganoo hareerahiisa ka dhaceysay ayaa sheegan in qasaaro xoogan ay u geysteen Ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa Dowlada Federaalka.

 

Xasan Bulow ayaa sheegay in labo gaari ay ka qabsadeen Ciidamada Ethiopia isla markaan qaar kale ay ka gubeen, waloow uusan sheegin qasaaraha dhinacooda soo gaaray.

 

Xasan Bulow ayaa sheegay iney ku socon doonaan ilaa ay gaaraan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Xiligaan u ah Dowlada Federaalka.

 

Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan wax warar ah oo kasoo baxaya Mas'uuliyiinta Dowlada Federaalka ee ku aadan sheegashada Maxkamadaha ee Degmada Deynuunaay.

 

 

 

Simba Media Center , Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaad Cali Jeele oo sheegay in dagaal saakay uu Maxkamadaha iyo Dowlada ku dhex maray Duleedka Baydhabo.

 

Baydhabo, Arbaco, 20 December 2006 Simba Radio

 

Dowlada Federaalka ayaa sheegtay in dagaal uu ku dhex maray Shalay Galab iyo Saakay Ciidamada DFKMGS iyo Maxkamadaha Islaamiga Deegaanka Iidaale ee u dhaxeeya Baydhabo iyo Diinsoor.

 

Wasiir Ku Xigeenka Dowlada Federaalka KMGS Salaad Cali Jeelle oo Shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa dooday in shalay galab Ciidamadooda ay soo weerareen Maxkamadaha Islaamiga, isagoo sheegay in Maxkamadaha dagaalkaasi ay tobban Askari ugu dileen isagoo sheegay dhinacooda in Hal Askari uu ka geeriyooday labana lagu dhaawacay.

 

Salaad Cali Jeele xiliga uu Shirka Jaraa'id qabanayay ayuu sheegay iney socoto rasaas ay I weydaarsanayaan labada ciidan, isagoo sheegay ineysan jirin ciidamada lugta oo gacnata iskugu tagay.

 

Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan war ah oo kasoo baxay Mas'uuliyiinta Maxkamadaha oo ku aadan eedeynta Dowlada Federaalka.

 

 

 

Simba Media Center , Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Horn, walaahi you are af-minshaar. Sidaad sheekada dhanka kale ugu rogtay ayaan ka helay. So if Shabelle and Qaadisiya are quiet, the Courts must be losing the war :D . War maybe they got weary of reporting dagaal joogta ah? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^ :D:D ...the earlier is a possibility, the latter is a probability.

 

Who can forget this? :D

 

C/llaahi Sh.Ismaaciil “Fartaag†ayaa markii uu dagaalka dhacay ayna isaga carareen Barre Hiiraale Maleeshiyadiisa wixii gawaari ahaa oo ay wateen ayaa waxaa lagu arkay isaga oo dhaawac ah, waxaana markii dambe uu u geeriyooday Dhaawacaasi.

Source

 

However, waxa soo baxaba, kolba waynu arki doona natiijadeedu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   
:D:D You just had to mention the Farataag Incident, so ma aha? smile.gif . I can understand sidaad uga qaracantey smile.gif markii ina adeerkaa laga been abuurey sxb. Laakiin, these particular battles could have a snow-ball effect brother and no one is yet rushing to report it. I commend Shabelle's caution smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this