Sign in to follow this  
Saalax

Wafti ka socda Somaliland oo gaadhay magaaladda Accra ee caasimadda dalka Ghana

Recommended Posts

Saalax   

Wafti ka socda Somaliland oo gaadhay magaaladda Accra ee caasimadda dalka Ghana

 

Jan 21, 2010 at 06:57 PM

 

Akra,(Qarannews)-Wefti ka kooban Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda arrimaha debedda Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) iyo Maareeyaha Dekadda Berbera Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-Xoor) ayaa maanta oo ay bishu tahay 21/01/2010 gaadhay magaaladda Accra ee caasimadda dalka Ghana. Sida la sheegaayo weftigu waxa ay booqasho laba maalmood gaadhaysa ay ku joogi doonaan dalka Ghana. Waxa kale oo weftigu booqasho ku tagi doonaan dekadda Mombasa ee dalka Kiiniya. Booqashadan weftigan ayaa lala xidhiidhinayaa in ay ku lug leedahay sidii loo hormarin lahaa dekadda Berbera si ay u kordhiso adeega ay siiso isticmaalayaasha dekadda oo ku soo kordheen dadkii ka ganacsan jirey xoolaha nool oo dhawaan ay dowladda Sucuudigu ka qaaday xayiraadii.

 

Wararka waftigaasi waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wrarkeena danbe ee kala soco shabakada qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

I can get myself in and out of trouble... it is a skill.

 

I have been educated about how to post a thread with little purposes. To never get in trouble.... :D

 

 

More travelings ,,,, more copy paste of African news ,,, but no good news outside the continent, why? The queen says go back to home first..

 

Recognition was never malignant nor benign( or important) to a certain landlords.

 

They have not got tired of it yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^That's politics of behaviour. But it seems you are confused about its role and direction... :D

 

No body talks about the message, recently. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Akra,(Qarannews)-Wefti ka kooban Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda arrimaha debedda Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) iyo Maareeyaha Dekadda Berbera Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-Xoor) ayaa maanta oo ay bishu tahay 21/01/2010 gaadhay magaaladda Accra ee caasimadda dalka Ghana. Sida la sheegaayo weftigu waxa ay booqasho laba maalmood gaadhaysa ay ku joogi doonaan dalka Ghana. Waxa kale oo weftigu booqasho ku tagi doonaan dekadda Mombasa ee dalka Kiiniya. Booqashadan weftigan ayaa lala xidhiidhinayaa in ay ku lug leedahay sidii loo hormarin lahaa dekadda Berbera si ay u kordhiso adeega ay siiso isticmaalayaasha dekadda oo ku soo kordheen dadkii ka ganacsan jirey xoolaha nool oo dhawaan ay dowladda Sucuudigu ka qaaday xayiraadii.

 

Wararka waftigaasi waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wrarkeena danbe ee kala soco shabakada qarannews

 

The Irony in this is that the local investors are prohibited from investing in their own backyards (calling it Commercial regulation) Just ganging up with foreign mafias and share the Loot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this