Sign in to follow this  
Azmaya

A beautiful gabay.

Recommended Posts

Azmaya   

SomSYL2.gif

 

qaranka somalia dad badan baaa qabriga u galay rag baa qaadan waayay gumeesiga quuursigii

rag baa ka qawaafay asagaaa qabaan u noqo rag baa soo qaaday calankeena qaaliga ah

rag baa qalin dahaba taariighda loogu qoray.

 

Somalii dhamantood diyaar ma u tahay inay hishhiiso?

 

maxaa diideen maxaa dalkeeni dayacay maxaa dooneeseen waa idinka cidlada dagay

damiir xumadiina qarankii ka dhigay daleel

hadaa dalshisheeye joogtaan damiir la'aan oo aad ku doodaan nabad baan u nahay diyaar

masane diidaan waxii daawi dhali lahaaa war yaaa dabibaaya qarankan dugaaga helay.

 

Message to “islam” isku sheeg:

 

hadaan qiimeeno nimanka hadeer qabsaday qabuuro iney badshaan qasadkooda yahay qabiila

hogaamintii qaranima uqaba hadeyna qashoocin towxiidka aysen qirin amase qomameeynin

qaladkii horeey galeen qamuuska aduunka maxaa loogu qorayaa.

 

qaranka somali dad badan baaa qabriga u galay rag baa qaadan waayay gumeesiga quuursigii

rag baa ka qawaafay asagaaa qabaan u noqo rag baa soo qaaday calankeena qaaliga ah

today xabashi all over somalia, because oo aad ku doodaan nabad baan u nahay diyaar masane diidaan waxii daawi dhali lahaaa war yaaa dabibaaya qarankan dugaaga helay.

 

Gods Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this