Sign in to follow this  
Suldaanka

Unpaid melitiamen storm-in Gov't Bank in Garowe

Recommended Posts

Ciidamo Wata Tikniko Oo Xoog Kula Wareegay Bangiga Dhexe Ee Garowe

January 28th, 2008 [News] |

 

Garowe (Somaliland.Org) Ciidamo gadoodsan oo isagu jira ciidamadda Booliska iyo kuwa milatariga Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Bangiga dhexe ee Puntland, kaaso ku yaala caasimadda Garowe. Ciidamaddan oo ku hubsyana gawaadhida loo yaqaano tiknida iyo hubka noocyadiisa kala duwan ee culus ayaa la wareegay gebi ahaan Bangiga dhexe.

 

Ujeedada ka danbaysa qabshashada ciidamada ee Banka ayaa la sheegay inay tahay mushaharooyin ka maqnaa muddooyin badan oo ay shegten inan wax mushahar la siin labadii sanadood ee ugu danbeeyey.

 

Ciidamadan aya sida ay wararku sheegayan waxa ay isugu jiraan ciidamo ku xeraysnaa xerooyinka ciidamadda Garowe iyo kuwo ku sugnaa tuuladda Tukaraq oo Garowe waxyar u jirta, kuwaas oo ah baddi ciidamaddii laga soo saaray magaaladda Lascaanod.

 

Degaanadda Puntland ayaa sanadkii ugu danbeeyey waxa ka aloosnaa qas iyo kala danbeynla'an ba’an taasoo marar badan afbuud logu geystay dad ajaanib ah iyadoo dhinaca kale dagaalo khasaare kala duwan geystay ay ka dhaceen Boosaso iyo Garowe bilahii ina soo dhaafay.

 

Waxii kasoo kordha arrintan kala soco Somaliland.Org

 

© Somaliland.Org London Bureau

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this