Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Xasan Dahir Aweeskii aan soo arkay!!

Recommended Posts

Dialogue that took place between a journalist and his friend and Hassan Dahir Aweys and his six men entourage, when they met last november in a Cairo hotel, where Hasan Dahir and his delegation had talks with the Egyptian Intelligence Services, that ofcourse are well-renowned for prosecuting and killing their leading ulama!

Xasan Dahir Aweeskii aan soo arkay!

Magaalada qaahira xarunteeda wasaaradda arrimmaha dibadda waxaa ka dhacey bisha nov kulan ey isugu yimaadeen sir doonka dawlada masar oo hada xiiseenaya arimaha somaliya shirkan waxaa,gudoominayey,Gudoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakimta Soomaaliya Sheekh Dahir Aweys ayaa qiray in Heshiiska ay wada gaareen Dowladda masar iyo Maxkamadaha uu ahaa mid sidaan udhacay,

"Marka hore waxaan boqday hotelka uu deganaa xasan dahir awes ee la yiraahdo le marindian hotel. Ookuyaala wadada salaax saalid ee aada cairo international airport.

Markii anu hotelka tagnay waxaa nasii kaxeeyey aniga iyo saxiibkay abdiaziiz ziizey rag ka tirsan mukhaabaraadka dadlka masar oo ahaa ilaadada xasan dahir awes,

Waxanu sii raacnay eleveter ama wish kadib waxanu tagnay dabadaqa 8aad,kadib waxa nala geeyey salaamo ay fadhiyaan xasan dahir awes iyo ragii 6da ahaa ee lasocday,sheekadu waxay u bilaabatay sidaan.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Asaalaamu alaikum waraxmatulaahi wabakaraatu.

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Wa calaykuma salaam waraxmatulaahi wa barakatu.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa:”Addeer magaciina noosheega!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Magacayagu waa abdirizak waxan ahay nin journalist ah wiilkan kalena magaciisu waa abdiaziiz ziizey

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa:”Is tacriifiya oo noosheega qabiilkiina?

Weriye kaneec & saaxiibkiis:”Magaceena hadii aanu idiin sheegnay maxad qabiilkeena ku falaysaan.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Addeer qabiilkiina waa muhiim waayo waa waxa aanu ku shaqayno teeda kale waxanu ubanahay in aanu ogaano waxa aad tihiin!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Addeer wixii Somali bur buriyey miyaad dabada haysaan oo ah qabiil iyo qurun kuwan aad mesha ka erideen soo maydan ugoyn in ay ahaayen mujrimiin iyo qabyaalad dad ku dhaqma .

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Adder waa muhiim in qabiilkiina la ogaado hadaydaan qabiilkiina noo sheegana meshaad ka timaadeen orda aada!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Inaga qabiilkeena idiin sheegi mayno ee dantiina sheegta!

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Wiilashan aan qabiilkooda nooshegeyn maxay yihiin!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Waxaanu moodaynay inaad tihiin rag qabiilka ka fog lakiin maxkamaduhu sidaas haku wadeen waayo waxanu idinkugu nimi sidaan uogaan laheen waxa aad qabateen.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Waxa aanu qabanay waxba idinkama galin ee guryihiina adaa.

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Aniga iyo saaxiibkay baa meshii kasoo baxnay inagoo aad u caraysan markaa ragii aanu lakulan waxa inoogu darnaa xasan dahir awes iyo yusuf cali cayte markaa somaliyey wixii kasoobaxa miraheeda suga..

Share this post

Link to post
Share on other sites

Thanks alot Lieutenant Xalane, On the issue I've seen so many folks that know Hassan Dahir Aweys from his days in Puntland and after the civil war and they tell me, that this man although very well versed in the religion, nonetheless that he's a qabilist at heart, who always goes at length to strengthen his clans position and grip over Somalia's bread basket going even further by giving them religious justification for their occupation of the lower Shabbelle! This man often puts clan before religion, and this comes not from me but many people, who used to spend days and hours with him. It's the same guy, who used to be Aydid Seniors advisor, who used to follow him everywhere, earlier in the civil war he was an willing saboteur of the USC, that's why he was in the first place dispatched to Puntland!

But the people, know him and haven't forgotten him and I'm sure they know how to deal with such dismoral characters like him! I would certainly hope so!

By Sheikh Yusuf Sakhar!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sheikh Yusuf:

If you want to know about colonel hassan tahir, check comments from officials in the somali regional state of ethiopia or the somali officials in the ethiopian federal government and some members of parliament. Most of them were in WSLF and they know a thing or two.

His 9hassan Tahir)attempt to assassinate the late Dr. Abdelmajid who was minister of Transport and communications in the early days of the current government of ethiopia was not a run of the mill conflict.

One religious leader in the somali state region called Hassan Tahir an imposter.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Wax la qoro ayaa la waayey. Not inaan taageere iyo afhayeen u ahay Xasan Daahir, cause I saw him in Mogadishu in August 2006 while I was in one of Mogadishu hotels. At one time he was standing not more than 3 metres away from where I was sitting and I didnt even say hi to him (haddii aad arki lahaydeen Soomaali badan oo agteenna fadhisey iyo waxa xambaar ka dhacaya only few of us remained seated) and didn't think it was necessary either, cause I don't like madaxda laga daba nacamleeyo, balse in aad qofka macmiiltami kartaan haddii dani idin dhexmarto nooc walba ee ay tahayba.

Balse as I always say, please space-ka SOL yaan nalaka buuxin@lol

Share this post

Link to post
Share on other sites

This another piece on Somaliweyn, writen by a Somalilander...He takes the same points of the Clanist nature of Xasan Dahir.

Taliska Maxkamadaha Muqdisho Mixnad Maalin Dhamaan Doonta: Maxaad Ka Taqaana Hogaanka Sare Iyo Siduu U Dhisanyahay

Waa Kuma Xasan Daahir Aways

3180.jpg&w=210&h=190

Xasan Daahir Aways

Maskaxda ka danbaysa

Taliska Maxkamadaha Muqdisho

Isla Markaana ah Xubin ka tirsan

Guddida Fullinta Ee Alqaacida

Xasan Daahir Aways wuxuu ka tirsanaa Taliskii Kacaanka ee Afweyne Barre balse dabayaqadii 70-naadkii ayuu Xasan Daahir Aways ka falagoobay Taliskaasi isagoo banaanka uga baxay waxaana lagu tiriya sababta keliftay inuu ka baxo maamulkii Kacaanka ahaa xidhiidh u la yeeshay ururkii Akhwaanul Muslimiin ee ka jiray dalka Masar oo wakhtigaasi dagaal badan ay kula jirtay Xukuumadda Dalka Masar

Xasan Daahir Aways wuxuu booqasho ku yimid dalka Pakistan sannadkii 2001-dii bishii August badhtamaheedii maalmo yar uun ka dib qaraxyadii 11 September, wuxuu ku soo horeeyey Xarunta waddanka Pakistan ee Islamabad halkaasi oo uu si weyn sooryo uga hellay Maamulka Safaaraddii hore ee Soomaalidu ku leedahay Xarunta Islamabad, waxaa lagu casuumay inuu khudbad u jeediyo wakhtigaasi soomaalidii ku dhaqnayd magaalada Islamabad wuxuuna Xasan Daahir Aways Hadalkiisa ku bilaabay "Nimanka reer Waqooyi waxay soomaali ku yahiin sida dirxiga qudhunka gallay haddii inta madaxda u ah aan kurka laga jarin waxaan qabaa inay Soomaaliya ka fogtahay nabad iyo xasilooni""... "Ilaahay haddii uu gacanta u geliyo maamulka islaamka Soomaaliya waxaan u ballan qaadaya inaan lagu arki doonin Soomaaliya iyo Waqooyi Calmaani xukun aan diinta alla wadanin..... "Hargeysa waxay is tustay waxaan ilaahay raali ka ahayn oo ay caabudaan waana wax la yidhaahdo Nabad..." :eek: .

Xaqiiqdii wakhtigaasi waxaan ku sugna gudaha hotelka Days Inn ee magaalada Islamabad oo Xasan Daahir Aways kelmadahaasi dadkii meesha joogay ee soomaalida ahaa ugu khudbadaynaayey Xasan Daahir Aways wuxuu usoo gudbay Magaalada Karachi ee dalka Pakistan isla dabayaqadii bishii August ee sannadkii 2001-dii wakhtigaasi oo uu masaajido badan kala hadlay dadka Soomaalida ah khaas ahaan beeshiisa ****** jaaliyadaha ka joogay dalka Pakistan, balse maalmo yar uun ka dib horaantii bishii September ayaa la waayey meel uu jaan iyo cidhib dhigay Xasan Daahir Aways, wakhtigaasi ayaan telefoon kula soo xidhiidhay mid ka mid ahaa guddiyadii u qaban qaabinaayey hadalada uu fagarayaasha ka jeedinaayey wuxuuna ii sheegay inaanu war ka haynin halka uu Xasan Daahir Aways ku suganyahay.

Soomaalidii joogtay Dalka Pakistan khaas ahaan magaalada Karachi oo ay aadba ugu yaraayeen ayaa isweydiisay goorta uu safray Xasan Daahir Aways, halka uu u safray, cidda safarkiisa ogayd, taasi runtii waxay noqotay layaab, balse 14 September seddex maalmood ka dib qaraxyadii 11 September ee sannadkii 2001-dii, ayaa waxaan booqday Wadaad ka mid ahaa wadaada Reer ahaan ay isku raaska ahaayeen Xasan Daahir Aways gurigiisa waxaana aanu gurigaasi si kedis ah ugu kulanay Xasan Daahir Aways oo wakhtigaasi ku sugan.

Maalmo ka dib ayaa waxaan u duur gallay safarkii Xasan Daahir Aways ee aan muuqa lahayn iyo goobtii uu ku tagay, waxaan ogaaday inuu gaadhi kaga tallaabay Xuduudka u dhexeeya dalalka Pakistan iyo Afghanistan wakhtigaasi oo la ii sheegay inuu tallo ama waxaa afka carabiga loogu yeedho "shuuro" ugu tagay Hogaanka Sare ee ururka Alqaacida oo wakhtigaasi isku wergelinaysay hannaankii u dhacaayey Qaraxyadii 11 September waxaan markiiba xaqiiqsaday inuu Xasan Daahir Aways xidhiidh sokeeye oo weliba aragtiyi ka dhexayso la leeyahay Osama Binladen oo ah Hogaamiyaha Ururka Alqaacida.

Akhristayaal qaybta Xigta qormadani waxaan ku soo qaadanaya Xogo badan oo aan ka uruuriyey Taliska sare ee Maxkamadadha Muqdisho iyo weliba afkaarta ay kala xanbaarsanyahiin waxaa qormooyinkani la socda Siro badan oo daaha laga rogi doono ha moogaan lana soco.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

This seems more like character assassination.

I thought you know more about Indhacade, Dahir Aweys, and Abdikasim. This guy is the guy who use to claim that they aren't heading to Kismayu to capture. Who ever says something about this evil guy I would believe with blinck of eye.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by Sheikh Yusuf:

Dialogue that took place between a journalist and his friend and Hassan Dahir Aweys and his six men entourage, when they met last november in a Cairo hotel, where Hasan Dahir and his delegation had talks with the Egyptian Intelligence Services, that ofcourse are well-renowned for prosecuting and killing their leading ulama!

Xasan Dahir Aweeskii aan soo arkay!

Magaalada qaahira xarunteeda wasaaradda arrimmaha dibadda waxaa ka dhacey bisha nov kulan ey isugu yimaadeen sir doonka dawlada masar oo hada xiiseenaya arimaha somaliya shirkan waxaa,gudoominayey,Gudoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakimta Soomaaliya Sheekh Dahir Aweys ayaa qiray in Heshiiska ay wada gaareen Dowladda masar iyo Maxkamadaha uu ahaa mid sidaan udhacay,

"Marka hore waxaan boqday hotelka uu deganaa xasan dahir awes ee la yiraahdo le marindian hotel. Ookuyaala wadada salaax saalid ee aada cairo international airport.

Markii anu hotelka tagnay waxaa nasii kaxeeyey aniga iyo saxiibkay abdiaziiz ziizey rag ka tirsan mukhaabaraadka dadlka masar oo ahaa ilaadada xasan dahir awes,

Waxanu sii raacnay eleveter ama wish kadib waxanu tagnay dabadaqa 8aad,kadib waxa nala geeyey salaamo ay fadhiyaan xasan dahir awes iyo ragii 6da ahaa ee lasocday,sheekadu waxay u bilaabatay sidaan.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Asaalaamu alaikum waraxmatulaahi wabakaraatu.

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Wa calaykuma salaam waraxmatulaahi wa barakatu.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa:”Addeer magaciina noosheega!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Magacayagu waa abdirizak waxan ahay nin journalist ah wiilkan kalena magaciisu waa abdiaziiz ziizey

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa:”Is tacriifiya oo noosheega qabiilkiina?

Weriye kaneec & saaxiibkiis:”Magaceena hadii aanu idiin sheegnay maxad qabiilkeena ku falaysaan.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Addeer qabiilkiina waa muhiim waayo waa waxa aanu ku shaqayno teeda kale waxanu ubanahay in aanu ogaano waxa aad tihiin!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Addeer wixii Somali bur buriyey miyaad dabada haysaan oo ah qabiil iyo qurun kuwan aad mesha ka erideen soo maydan ugoyn in ay ahaayen mujrimiin iyo qabyaalad dad ku dhaqma .

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Adder waa muhiim in qabiilkiina la ogaado hadaydaan qabiilkiina noo sheegana meshaad ka timaadeen orda aada!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Inaga qabiilkeena idiin sheegi mayno ee dantiina sheegta!

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Wiilashan aan qabiilkooda nooshegeyn maxay yihiin!

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Waxaanu moodaynay inaad tihiin rag qabiilka ka fog lakiin maxkamaduhu sidaas haku wadeen waayo waxanu idinkugu nimi sidaan uogaan laheen waxa aad qabateen.

Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Waxa aanu qabanay waxba idinkama galin ee guryihiina adaa.

Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Aniga iyo saaxiibkay baa meshii kasoo baxnay inagoo aad u caraysan markaa ragii aanu lakulan waxa inoogu darnaa xasan dahir awes iyo yusuf cali cayte markaa somaliyey wixii kasoobaxa miraheeda suga..

kkkkkkkk this was the funnies article(shitt) written by pro c/yusufs camp, it should be moved to "Jokes" forum.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this