Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu clean up job continues PICS.

Recommended Posts

Abwaan   

Maxkamadaha islaamiga oo soo saaray amar mamnuucaya in hubka waa weyn lagu dhex tijaabiyo gudaha magaalada Muqdisho.

 

 

Muqdisho, 04-August-06 ( Qaadisiya.com) Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shuurada maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed Dr.Cumar Iimaan Abuubakar ayaa shaaca ka qaaday in maxkamadaha ay wadaan qorshe ballaaran oo la xiriira joojinta hubka lagu dhex tijaabinayo gudaha magaalada Muqdisho,iminkana ay soo saareen wareegto adag oo lagu mamnuucayo in hubka waa weyn lagu tijaabiyo gudaha magaalada Muqdisho.

Dr. Cumar Iimaan Abuubakar ayaa shaaca ka qaatay in maxkamadaha ay tallaab cad ka qaadi doonaan cidii lagu helo in gudaha magaalada ay ku tijaabisay hubka culculus wuxuuna sheegay in diinta islaamka aysan ogoleyn in bulshada laga naxiyo .

 

Dr. CUmar ayaa waxa uu xusay in qorshahan uu qeyb ka yahay qorshe maxkamadahu ay wadaan oo la xiriira sidii magaalada Muqdisho oo dhami looga mamnuuci lahaa in wax hub ah lagu tijaabiyo ama lagu dhex sito,waxaana uu hoosta ka xariiqay in maxkamadaha aysan cidna uga heybeysanaynin sugida amniga Muqdisho iyo badbaadinta shacabka.

 

Dr. Cumar ayaa ugu baaqay ganacsatada hubka ee wax ku iibisa Suuqa Cirtoogte in ay meel mariyeen qorshahan cusub ee maxkamadaha ay soo rogeen isagoo sheegay in qorshahan uusan ahayn mid iyaga lagu cunaqabateynayo laakiin ujeedkiisu uu yahay badbaadinta shacabka oo muddo ka badan 15 sano dhagaha ay tireen madaafiicda iyo hubka culculs ee sida indho la'aanta la isaga tuurayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Dr. Cumar Iimaan oo u warramayay Idaacadda Quraanka Kariimka ayaa sheegay in maxaakimta Islaamiga ay Muqdisho ka soo saarayaan amar mamnuucaya hubka in lagu boroobeeyo Muqdisho.

 

 

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shuurada maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed Dr.Cumar Iimaan Abuubakar ayaa shaaca ka qaaday in maxkamadaha ay wadaan qorshe ballaaran oo la xiriira joojinta hubka lagu dhex tijaabinayo gudaha magaalada Muqdisho,iminkana ay soo saareen wareegto adag oo lagu mamnuucayo in hubka waa weyn lagu tijaabiyo gudaha magaalada Muqdisho.

 

 

 

Dr. Cumar Iimaan Abuubakar ayaa shaaca ka qaatay in maxkamadaha ay tallaab cad ka qaadi doonaan cidii lagu helo in gudaha magaalada ay ku tijaabisay hubka culculus wuxuuna sheegay in diinta islaamka aysan ogoleyn in bulshada laga naxiyo .

 

 

 

Dr. CUmar ayaa waxa uu xusay in qorshahan uu qeyb ka yahay qorshe maxkamadahu ay wadaan oo la xiriira sidii magaalada Muqdisho oo dhami looga mamnuuci lahaa in wax hub ah lagu tijaabiyo ama lagu dhex sito,waxaana uu hoosta ka xariiqay in maxkamadaha aysan cidna uga heybeysanaynin sugida amniga Muqdisho iyo badbaadinta shacabka.

 

 

 

Dr. Cumar ayaa ugu baaqay ganacsatada hubka ee wax ku iibisa Suuqa Cirtoogte in ay meel mariyeen qorshahan cusub ee maxkamadaha ay soo rogeen isagoo sheegay in qorshahan uusan ahayn mid iyaga lagu cunaqabateynayo laakiin ujeedkiisu uu yahay badbaadinta shacabka oo muddo ka badan 15 sano dhagaha ay tireen madaafiicda iyo hubka culculs ee sida indho la'aanta la isaga tuurayo

 

 

 

Maxamed Sheekh Nuur.

Muqdisho.

Shikha114q@hotmail.com

Sheekha@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Enough hadde saaxiiboow gacantaa i daashey ma waxaa moodey inaan sidaada cut and paste ku enjoy-gareeyo, intaas ku qanac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Abwan, thus you prove that the gun market was never closed, testing and so on, but never closed. But I have come used to people giving false credit to their clan courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

^^Abwan, thus you prove that the gun market was never closed, testing and so on, but never closed. But I have come used to people giving false credit to their clan courts.

Was it not you who used to say Oromos and Eritreans (and Salaad Jeelle even said Pakistani called Gacameey) fought along the UIC, been ka weyn miyaa jirtey? Where are those people now?

 

I know your eyes will not see them and what they did cause of those qabiil glasses you are wearing which you YOURSELF admitted and said to be proud of makes everything look like ... but listen they just announced that nobody should test weapons and everyone followed that.

 

Whatever action they took they did believe in themselves and Ilaahooda ayey ku tiirsanaayeen. Look at your TFG everything is dictated to them by Ethiopia, Even your former ally of yours, Hussien Aydid claimed that. The TFG have no support, dhullkii bay xitaa mari la’yihiin meel kastaa miinaa loogu duugayaa, derbiyadii iyo jiadadkii bay istaagi la’yihiin bambaano ayaa lagu qarxin oo lagu soo tuuri, guryihii bay ka soo bixi la’ yihiin and don't try inaad excuse la timaadid cause waxa Xamar ka socda waa lagaaga dheereeyaa you just cut and paste borobogaando here. Horta wax badan baa kuu siyaadey magacyo magaalooyin badan waad baratay Duke…from Dhahar all the way to Kudhaa…lol

 

The UIC did not bully the people, snatch mobile phones or stole dahab from guryo, remove Islamic veils, fought on Dhuxul with some ganacsato, steal xoolihii dadweynaha, did not intimidate Madrasa students, baabuur iyo warshado ma bililiqaysan, gabdho ma xoogin. Who did all these? Yaa kale hee. TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

For Duke

 

 

Maxaakiimta oo sheegay in Hubka oo dhan laga ururin doono dadka reer Mogadishu

 

 

Wararka kasoo baxaya xafiiska golaha maxaakiimta ee fadhigoodu yahay magaalada muqdisho ayaa waxuu sheegayaa inay hubka laga ururin doono dadka ku dhaqan magaalada muqdisho ,sidoo kalena waxaa warku intaas ku darayaa inay ganacsatada hubaysan ee magaalada muqdisho iyana loo sheegi doono waqti ay hubkooda kusoo wareejiyaan golaha maxaakiimta .

 

 

 

Arintan oo ay soo dhoweeyeen dadyow badan oo iyagu markoodii horeba aan hubaysnayn ayaa waxaa muuqata inaysan dadka qaarkii u riyaaqin arintan oo ah talaabadii koowaad ee wax lagaga qabanayo dhanka amaanka ee ay qaadaan golaha maxaakiimtu ayaa waxaa durba laga dareemayaa suuqyada lagu iibiyo hubka ee loo yaqaano cir toogtaha oo lasoo camiray hubka qorayaha yaryar sida ak47 oo uu durba qiimo dhac weyn ku yimid .

 

 

 

sidoo kale kadib markii ay arintani soo shaac baxday ayaa waxaa nin kasta oo hub haystay waxaa laga dareemayaa walaac ay ka walaacsan yihiin sidee wax yeeshaan iyo arimo kale ,ma jiraan kasokow hadalka ay soo sareen golaha maxaakiimtu mooyee wax lagu fuliyey go,aankan oo talaabo ah oo la qaaday .

 

 

 

si kastaba ha ahaatee arintan hub ururinta ah ayaa ah hadii ay rumowdo mid aad muhiim ugu ah xaga nabad gelyada magaalada muqdisho oo iyadu ah mid gebi dhaclaynaysa waloow ay golaha maxaakiimtu ay badankeeda ka dhigeen amaan dhaanta muqdishadii hore ee xiligii ay ka talin jireen qabqablayaasha dagaalka ee laga awood batay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Golaha Maxaakiimta oo digniin cad ka soo saaray Xaalufka Deegaanka, sida Dhirta, ugaarta iyo biraha Duuga ah.

Shir jaraa’id oo uu manta ku qabtay Xarunta golaha Maxaakiimta mas’uulka u qaabilsan Dhinaca Warfaafinta Shiikh C/raxiin Cali Muudeey ayaa sheegay in golaha fulinta Maxaakiimta ay go’aan ku gaareen in aan la dhoofin Karin Dhuxusha iyo Ugaarta Dalka soomaaliya.

 

Waxa uu sheegay Mas’uulkaasi in Xaalufka lagu hayo deegaanka Mudo 16-sano ah ay keentay in abaaro iyo dhibaatooyin kala duwan ay u geysteen dadka ku dhaqan gobalada Dalka Soomaaliya sidaasi daraadeedna waxa uu sheegay in Ganacsatada Soomaaliya iyo Shaqsiyaadka ku howlan howlahaasi ay uga digayaan cidii lagu helana waxa uu sheegay in loo aqoonsaayo dambi sharcigana la horkeeni doono.

 

Shiikh C/raxiin Cali Muudeey waxa kale oo uu manta ka digay ciidamo la keeno Dalka Soomaaliya isaga oo kulul u weeraray Dowladaha Kenya iyo Itoobiya waxa uuna ugu baaqay Ciidamadii hore ee Xooga Dalka Soomaaliya iyo shacabkuba in ay u diyaar garoobaan difaaca Dalka iyo diinta.

Shiikh C/raxiin dhinaca kale waxa uu sheegay in aysan jirin waxa loo yaqaano 4.5-ka ee habqeybsiga Beelaha isla markaana xaaraan ay tahay dhamaan waa la wada siman yahay Soomaliyan waa shan ayuu yiri, waxa uuna dhinaca ayaan daro ku tilmaamay Federaal manta in laga hirgaliyo dalka Soomaaliya taas oo uu sheegay in ay keeneyso dalka in uu kala go’o.

 

Dad badan ayaa si weyn u soo dhaweeyey Go’aankan ay golaha Maxaakiimta ay ka soo saareen Xaalufka lagu hayo deegaanka, waxa ayna ku soo beegmeysaa maalin ka dib markii markab weyn uu ka shiraacday dakada Macmalka ah ee Ceel-macaan ee Duleedka Bari ee Magaalada Muqdisho kaas oo waday Dhuxul.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ The ICU didn't posess enough strenght and objectiveness to accomplish the heaviest tasks that they were confronted with on their quest for ruling the Somali Republic. This isnt that surprising considering the fact that the idea of Islamic Courts was "invented", funded and organized by local businessmen who wanted to make benefit of the system as a lawmaker for seurity and to prevent customers from breaching contracts. However creative and efficient it might have been for the business community and residents of the war-torn area, the system would not prove to be a viable option for building a nations core institutions in a short time, due to the poor development of the system. They were mostly an administration handing out warnings and laws that were abided by some but neglected by many. An administration only is not what a country that has been in anarchy for 16 years needs. I might consider voting for an ICU party in case they get their act together and embark on the political road instead of crying on Al-Jazeera all the time without any tangible gameplan except IEDs and accusations against the TFG.

 

Here's a BBC article on the subject concerning the closing of Cirtoogte:

 

The biggest worry is the weapons which are still in the hands of clan-based militia and ordinary Somalis. Piles of AK-47 rifles and ammunition are still on sale at the Irtokte weapons market.

 

Sa'id Mo'alin Kulow, a businessman at the market, says supplies of weapons from Yemen and Eritrea are still being smuggled into the bazaar despite the Islamic courts taking control. "But previously Ethiopia was among the suppliers," he says

 

 

Link

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan, I commend you for the effort. But again they did not close the market, all you provided was the intention. However it was never closed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this