Sign in to follow this  
SOO MAAL

Somaliland Oo Ugu Baaqday Qolooyinka Soomaaliya Dagaalku Ku dhexmarayo inay Isfahmaan

Recommended Posts

SOO MAAL   

Xukuumad Somaliland Oo Ugu Baaqday Qolooyinka Soomaaliya Dagaalku Ku dhexmarayo inay Isfahmaan oo ay Nabad Arrinta ku soo Dabaalaan.

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

 

()

hadhwanaag 2006-12-25 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xukuumada Somaliland ayaa ugu baaqday kooxaha dagaalku ka dhaxeeyo soomaaliya ee Dawlada Ku meel gaadhka iyo Maxaakiimta Islaamiga, ee ay Ethiopiana ku lug leedahay inay dagaalka joojiyaan oo ay arrinta ku dhameeyaan is afgarad iyo wada hadal, sidaa waxa uu ku sheegay wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Md, C/laahi Maxamed Ducaale mar ay wareysanaysay idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga.

 

Md, C/laahi Maxaxmed Ducaale waxa uu sheegay inay Dawlada Somaliland dibada ka joogto wax uu ku sheegay fidno ka socota Soomaaliya, oo aanay jeclayn inay lug ku yeeshaan.

 

Waxa kale oo uu wareysigiisa ku sheegay inay ka fiirsasnayaan sida uu noqonayo Cilaaqaadka labada Dawladood ee Jabuuti iyo Somaliland mustaqbalka,

 

Waxaanay u dhaceensu’aalihii la weydiiyey Sidan:-

 

Mar la weydiiday Su’aal ahayd, Wasiir waxa maalmahan danbe dagaalka socday Soomaaliya,Ethiopia-na ay cadeysay inay lug ku leedahay oo diyaaradaheedii iyo ciidamadeedu ka qeybgalayaan side arrintaa Somaliland u aragtaa? Waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi “Walaahi Axmed, waa nasiibdaro maanta arrinta halkaasi ka soo yeedhay, anaguna waxaan islahayn mowqifkayaguna waxa uu ahaa marwalba meesha waxa loo baahan yahay iyo meelkasta oo dagaal ka socdo inlagu dayo dhinaca nabada iyo taladeeda.

Jaarar loo hanjabo iyo isbalaadhin la isbalaadhiyo cidii doontaba ha ahaatee maaha waxyaabo loo baahan yahay, Waa nasiib darro had iyo jeerna waxaan ugu baaqaynaa qoladaa TFG (Transitional Federal Government) iyo Maxaakiimta inay danta u soo jeedsadaan oo dhinaca nabadgelyada arrintaa lagu dayo.

Maantana waxa weeye fidnadaa halkaa ka socotaa dibada ayaan ka joognaa mana jeclin inaan ku lug yeelano, qolooyinka halkaa isku hayana waxaan ugu baaqaynaa waar arrinka nabadgelyo ha lagu dhameeyo iyo xasilooni miyirka ha loo soonoqdo ayaan leeyahay”

 

 

Mar la weydiiyey sida ay xukuumada Somaliland u aragto eriga safiirkii u fadiyey Dawlada Jabuutii ayaa waxa uu ku jawaabay wasiirka arrimaha dibada Somaliland Md, C/laahi Maxamed Ducaale “Walaahi arrintani waxay nagu noqotay fajiciso, iyo amakaag, markaa arrintan (Eriga safiirka) waxaan u arkaynay arrin nasiib darro ah wakhtigan xaadirka ah inay arrin tidhaahdo, labada dawladood oo jaara haddii ay wax jiraana waxay ahayd in miiska wada hadalada lagu dhameeyo.Somaliland-na arrintan cilaaqaadka dib u eegis danbe ayey ku sameyndoontaa sida uu noqonayo xidhiidhka mustaqbalka labada dawladood ee Somaliland iyo jabuuti”

 

Mar la weydiiday Su’aal ahayd intan kooban ee aad war-saxafadeedkiina ku qorteen ee fajiciso idinku noqotay ka sakow wararku waxay sheegayaan inaan xidhiidhkiinu wanaagsanayn oo xoolo ka dhoofay dekeda Berbera oo sii maray Jabuuti aad ka boodeen oo aad markii danbe xayirteen maraakiibtii miyaanay ahayn inaad cilaaqaadkiinii hoos u dhacay? Isagoo su’aashaa ka jawaabayana waxa uu yidhi “Arrintaa xidhiidh kamaanu yeelan dawlada jabuuti, arrintaasina may ahayn wax ay labada dawladood kawada hadleen oo aanu kawada soconay, laakin sideedaba haddii ay wax jiraan oo kolayba labada dhinac cid wax tabanaysay, in si walaaltinimo ah lagu wada hadlo ayey arrintu ku qumanayd. Jabuutina runtii waxaan jeclayn inay na dhexmaraan Cilaaqaad, mid soo jireena waan lahayn,”Oodi Ab ka dhow””

 

Weriye, Mustafe-janaale

Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa

E-mail, janaale94@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amxaarka yar ee Geedi waata maanta BBCda ka sheegay in aysan jirin wax land land la yiraahdaa eh isiga oo ku faanaya xoog tigreyga qaranimada soomaaliyeed ku soo duullay eh, wasiir dabaddeed ku sheeggu C/laahi Maxaxmed Ducaale maxuu ka yeelli doonaa xuduuda hawada, bedda iyo bariga la sheegay in aan Soomaaliya laga soo gali karin haddii aan Baydhaba fasax laga soo qaadan. Ma is qowmameynayaan maanta kuwa aasaaska u ah kala jabka ummadda Soomaaliyeed. I siad it before, if Somalia is defeated you guys are just "pushover".

Ka dabaalo, haddaba!

Share this post


Link to post
Share on other sites

he can. Do not forget that the American force are in the area and u know why they are there. Now they have the pretext to stop and board any ship that approaches the Somali coastal lines. Airplanes just need warning. Djbouti is closing their borders...it is as simply as that... unless the little amxaar gives you the permission...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by xox ogaal:

nayuus he can say that but he can't stop them doing what they want

Don't blame the kid. He is new to the game.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

^^^Not long ago, people were jumping on the ICU Bandwagon. These people thought Somaliland will be run over by these so called wadaado over night. They created propaganda videos to discredit the good people of Somaliland. Now six months later, these very people are wishing the Habashis to do the same after they got their asz kicked. Politically when all this is said and done Somaliland will benefit form it in a great deal. Watch it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Xox,

 

I think these poor people deserve better. This cat and mouse game with Somali “politics” isn’t helping any one. The average Somali citizen including women and children are those who suffer the most. Every body else left more than a decade ago and became facilitator from abroad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jaylaani:

Politically when all this is said and done Somaliland will benefit form it in a great deal. Watch it.

Always blind fold yourself not to see the reality. The NGOs in Hargeisa are getting permits from the little Amxaar. It may be fiction to you but it is the fact. Let us see how you can maintain your posture of defiance. How long will SNM gangs be successful in preventing the merchants in Hargeisa from rushing to xawaalad wire bribe money to Baydhaba to have their goods be allowed to enter Somali republic’s geographical space? Just do that for couple of months before you brag you guys will benefit from the invasion of Somali by the Tigren militia :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Incase you didn't know, Somaliland has nothing against Habashis. Ethiopian airline comes there 7 days a week and there is an Ethiopians embassy in Hargeisa. It's all about money.

 

I was only concern for the poor people in Somalia..I could careless who wins and who loses.

 

Adigi=ui sidii aad cabdalihai yusuf iyo xabashida ula xisaabtami lahay bal ka fakar waxba Somaliland kaagama 15 ahee. waa cajiib...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jaylaani:

I was only concern for the poor people in Somalia..

I heart it so many times, man. It is the words of Mr. waraabi: You care the Somali children in Hargeisa and you are concerned about the Somali children in Mogadishu. If you are so racist, the American government should reconsider the citizenship it has granted you because you are openly discriminating against Somali children that are not born in the region your forefathers come from. What about if you get a position of authority in your state and the lenses you will be using to see the American children through are the same ones you are wearing now?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Did you fall and hit your head when you were little?

 

How did we get from Habashi and Maxkamado to discriminating against kidz in Mogadishu?

 

 

BTW,

 

I goy my American citizenship because of what Mogadishu did to me when I was a child in Hargeisa. Ta wali maku xisaabtantay.

 

Waxba ku hadli mayside iska aamus. saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Kan yaree Jaylaaniya Soomaaliland baa madax martey. Ninyohow qabyaalada iyo cuqdada kugu jirta iska saar. Soomaalidaada dhinac ka raac

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this