Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: disarmament program starts...

Recommended Posts

Kismaayo:Isbeddel xagga ammaanka ah oo Kismaayo laga samaynayo.

 

Isniin, January 29, 2007

 

Kismaayo(AllPuntland)- Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose waxaa ka socda hawlgal ballaaran oo ay wadaan ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ee halkaasi kusugan.

 

Hawl galladan ayaa waxaa lagu aruurinayaa nooc walba oo uu hubku leeyahay , laga bilaabo qoryaha daran dooriga u dhaca , tooreeyaha iyo mindiyaha booda.

 

Sida uu AllPuntland u sheegay wariye madax bannaan oo kusugan magaalada Kismaayo ciidamada ammaanka ee dawladda federaalka waxay illaa iyo haatan xabsiga dhigeen dad gaarya 4 qof oo lagu soo qabtay ayagoo hub wata, kana dhaga adaygay awaamiirta dawladda.

 

Hawl galkan hub aruurinta ayaa si xawli ah u socda sida wararku sheegayaan, waxaana ciidanka ammaanku ay baaritaan ku hayaan guryaha , goobaha ganacsiga iyo goob walba oo ay shaki ka muujiyaan in hub lagu qarinayo.

 

Dhinaca kale ciidanka ammaanka ee Kismaayo waxay dhineceeda kawadaan hawl gal kale oo ay ku baadigoobayaan dadkii ka danbeeyay weerar dhawaan loo gaystay askar Itoobiyaan ah oo kusugnaa Kismaayo , kuwaasoo mid kamid ah dhaawac culus loo gaystay midna dhaawac fudud.

 

Col: C/risaaq Yuusuf Afguduud oo madax u ah guutada koowaad ee ciidanka dawladda federaalka ayaa sheegay in lasoo ogaaday cidda ay yihiin dadkii ka danbeeyay weerarkii ciidamadaasi loo gaystay, gacantana lagu soo dhigi doono.

 

Taliyuhu wuxuu sheegay inay jiraan dad ay soo qab qabteen , hase ahaatee ay usoo qabteen oo kaliya raadad soo galay, sida ayagoo aad ugu dhawaa meelaha uu weerarku ka dhacay.

 

Marka la isku soo duubo ammaanka Kismaayo waa mid aad u wanaagsan, waxaana la filayaa in hawl gallada hubka nooc walba oo uu ahaado uu sii socon doono maalmaha soo socda.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool@abu ansaar17 magac fiicanna waad sidataa sxb. Maxay yihiin waxaan la qabiilaynayo, sxb I think he shouldn't move to nowhere but go in exile or be brought to justice for crimes againts fellow Somalis.

 

Guys some of us don't understand the whole idea, abdullahi will enjoy in waxa maanta Soomaaliya ka socda la qabiileeyo, cause there is nothing else that he knows other than in Soomaali qabyaalad lagu kala sooco. Soomaalis have wasted many lives and more distraction was caused to the country due to Qabyaalad thing. Let us for once change this attitude.

 

I think what is now happening in somalia has devided, friends, clans and even families. It is about total dignity and prevent selling your diin and dal.

 

I hope we understand this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For those that want to make everything Abduallhi Yusuf this Government is more than him so stop gividng the guy so much credit!

 

He is just the head of State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Abwan, the President is supported by most of Somaia, obviposuly you and Abu's here who pretend that Mogadishu belongs to you have no love for him, but the Somali people do appreciate the hard work the old man and his government is doing.

 

Kismayu, Marka, Afgoyee things are happening quite fast.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this