Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Huge Demonstrations in Support of UN resolution of Somalia

Recommended Posts

Gaalkacyo(AllPuntland)- Isu soo bax aad u ballaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo , isu soo baxaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Mudug ee uu madaxda u yahay C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane), ururada haweenka iyo kuwa dhallinyarada,waxaana kasoo qaybgalay badi shacabka magaalada Gaalkacyo.

 

Kasoo qayb galayaasha bannaanbaxa ayaa watay boorar iyo hal ku dhigyo ay ku taageersan yihiin go'aankii kasoo baxay qaramada midoobay ee Soomaalida u ogolaanayay in dalkooda ay tagaan ciidamo nabad ilaalin ah.

 

Waxaa sidoo bannaanbaxan si xooggan loogu dhaliilay maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya oo la sheegay inay isku ballaarinayaan gobollo nabad ah sida Puntland , waxaana dadku ay si gaar ah u dhaliilayeen qaar kamid ah maxkamadaha oo ay ku sheegayeen inay qaddiyado gaar ah wataan.

 

Guddoomiyaha gobolka Mudug C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane) oo maanta hadal ujeediyay isu soo baxayasha ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in dalka la keeno ciidamo nabad ilaalin ah , kuwaasoo dalka ka bad baadiya in wax ka badan 16 sano dadku ay dhibaato kusii jiraan.

 

Dhuubane wuxuu intaasi raaciyay in muddo lagu taamayay dalka ay ciidamo yimaadaan, haddana ay hirgashay, ayna muuqato saan saan nabadeed .

 

Guddoomiyaha gobolka wuxuu sixooggan u weeraray maxkamadaha Islaamiga , wuxuuna ku sheegay inay doonayaan dhul ballaarsi iyo bur bur iyo barakac ku dhaca shacab Soomaaliyeed.

 

Wuxuu uga digay inay sii wadaan dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ay kawadaan gobolka Mudug , wuxuuna u sheegay inaysan faa'iido kala kulmi doonin arintaasi.

 

Dhuubane wuxuu si cad u weeraryay guddoomiyaha golaha shuurada maxkamadaha magaalada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inuu bannaystay dhiigga shacab aan waxba galabsan , wuxuuna ku eedeeyay in shacabka ay mar walba been ku qanciyaan waa sida u hadalka u dhigaye.

 

Bannaanbaxayaashii maanta isugu soo baxay waddooyinka Gaalkacyo ayaa maray waddada laamiga ah, kuna soo gabo gabeeyay kulankooda suugaan Stadiumka Gaalkacyo , halkaasi oo maanta laga soo jeediyay suugaan isugu jirta Gabayo, iyo Buran burro kala duwan oo kusaabsan in midnimada Puntland muqaddas tahay.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

The funny thing is that they don’t mind the barbaric Africans who are likely to be infected with HIV/AIDs to enforce law in their land, but they go all wacko when the ICU says the same thing.

 

Since that is the case and they want peacekeeping forces then they should have them in Puntland only.

 

They can't trespass on the areas controlled by the ICU.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those communites already fed up seventeen years of continious rape. this would seem little bit of change. We all pray for this, and wish it to happen. thanks god hadaan problemkeena xal u helnay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Modesty_Chick:

ICU all the way....

Since the USC/ICU uprising against muslims in Southern "Somalia" or even before that ayaad ahay USC/ICU

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whatever man,expect the fact that the leaders of the icu arent ******(even though there are some ****** high ranking),but since the big shots are not ******.I bet if they were you would be supporting them 100%.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I see ICU as an offspring of USC whom are still after remnants of Siyad Bare and Muslims of Somalia as whole. that about it they are the problems not the solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this