Sign in to follow this  
Wigad

U.S warships spotted around Lower Jubba

Recommended Posts

Wigad   

Maraakiibta dagaalka Maraykanka oo galabta ilaa caawa lagu arkayo xeebta magaalada Kismaayo

Beerdhiga 10.08.2007 22:21

 

Markiibta dagaalka ee yeelihiin ciidamada badda ee maraykanka ayaa waxa lagu arkayaa meel u muuqta xeeta magaada Kismaayo markiibtan ayaa waxa ay tiro ahaan gaaraya 4 markab oo uu ku jiro midka diyaarada xambaara .

 

 

Markiibta qaarkood ayaa waxaa si aad ah loogu arkayay meel u muuqta magaalada Kismaayo iyadoo mid kale oo kamid ah 4 markab lagu arkay xeebta magaalada Jamaame ee gobolka Jubada hoose .

 

Markiibta ayaa sida la sheegayo waxa ay ka soo ruqaansadeen labo melood kuwas oo kala ah dhanka magaalada Mombsa iyo dhinaca Jamhuuriyada Jabuuti .

 

Labo garanayo waxa ka dambeeya imaanshaha maraakiibta dagalaka ee Maraykanka xeebta Kismaayo.

 

Sidoo kale Diyaaradaha wax basasa ee maraykanka ayaa iyaguna galabta dul heehaabayay hawada magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this