Sign in to follow this  
Cowke

Shabab Using Plan B Strategy To Fight Puntland

Recommended Posts

Cowke   

puntlandShabaab-300x174.jpg

 

Al-shabaab oo ku fashilmey weerarkii ay kusoo qaadeen Puntland,laakiin waxey la soo baxeen qorshe u qarsoonaa(Plan B)

 

Posted by admin on July 30th, 2010

 

Garowe(Pi) Kooxda Al-shabaab oo intii mudo ahba ku howlanaa iney qaybo kamid ah Puntland gacanta ku dhigaan ayaa markii hore ku guuleystey iney saldhigaan Galgala,Shiekh Atam ayaana hormuud u ahaa kooxda Al-shabaab Puntland isagaana loo xilsaarey inuu dhulkiisa ka xoreeyo dadkiisa.

 

Al-shabaab waxey waayadaan dambe bilaabeen iney wax ka badalaan siyaasadooda iyo dhaqankoodaba deegaanada looga awood badan yahey , Waxey bilaabeen iney isticmaalaan hab cusub oo ah iney fal sameeyaan ka dibna dafiraan,tasoo ay ula jeedaan iney iska horkeenaan dadka degan degaankaas ay doonayaan inay ka howlgalaan ama ay ka bilaabaan dhaqdhaqaaq si ay kooxdoodu u hesho dad taageera hadii ay u arkaan in laga gacan sareeyo.

 

Waxaa tusaale ah qarixii Hotel Shamow ee ardeyda qalin jabineysa lagu laayey, weerarkii lagu qaadey Hotelkii ku yiiley Baladweyne ee uu ku dhintey Cumar Xaashi labadaan weerar waxaa ka dambeeyey Al-shabaab lakiin labadaba way dafireen.

 

Sheikh Atam wuxuu intaan la weerarin sheegey inuu Al-shabaab yahey, Al-shabaab iyagu wax hadala kama bixin xiligaas, balse Markii Ciidamada Puntland ay gacan qaadeen Atam kooxdiisii lana qabqabtey saraakiil badan oo Al-shaab ka tirsanaa ayaa waxaa cadaatey in Al-shabaab ku hungoobeen qorshohoodii ahaa iney weeraraan Puntland, run ahaantiina waa ku fashilmeen arintaas, Al-shabaab oo waayadaan dambe isticmaala siyaasad casriyeysan waxey markiiba badaleen siyaasadooda waxeyna la soo baxeen qorshe u qarsoonaa, Sheikh atam ruuxiisuna wax ka ogaa(Pland B) qorshahasoo ahaa in ay isticmaalaan hab qabiil iney dagaalka u badalaan si ciidankooda loo badbaadsho meeshana ay usii joogaan halkaasna qorshohoodii looga soo bilaaba mar labaad iyo abaabul hor leh, waxey samyeen ugu horeyn Al-shabaab ayaa dafirey iney ku lug leeyihiin dagaalka, shiekh Atam isna wuxuu dafirey inuu Al-shabaab yahey,wuxuuse hilmaamey inuu maalmo ka hor afkiisa ku yiri waxaan ahey Al-shabaab, “waa neef la gowracey geed kama waabtee” .

 

Waxaa hadaba xaqiiq ah in waayadaan dambe ay Al-shabaab isticmaalaan taktik laga yaqaan Afganistaan oo ay badanaa isticmaalaan Alqacida iyo Talabaan kasoo ah iney meel weeraraan ka dibna dadka ka dhaadhacshaan ineysan weerarkaas lug ku laheyn, waxeyna taas Al-qacida iyo Talabaan ka gaareen guulo badan.

 

Farxaan Xuseen Ali

Puntlandi.com

farhan@puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xinfanin ma inhoole dba tahay.bal firi Hamar hadad tusaale rabtid, 6000 uganda force ba joggo hamar waxba kama qaadin shabab. 20,000 thousand soldiers kale ayaa loo qorsheyneya maxay ku tusaysa sxb? shabab hadusan waxba weyn ahayn why so many soldiers loo qorsheyneya ma is-wedisa?

 

Shabab is very strong faction and for them to infiltrate my state has me worried just like farole is and so is puntlanders in general.

 

Marka nacasnimada igala tag sxb if u havent got anything to contribute that is useful hadee afkaga naga ceesho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Al-Shabaab spokesman denies the group is in Puntland

 

By the CNN Wire Staff

 

July 30, 2010

 

(CNN) -- A spokesman for the militant group Al-Shabaab denied Thursday that it has been involved in recent fighting in northeastern Somalia's semiautonomous region of Puntland, but said the group supports it.

 

"The fighting was between local Muslims and the Puntland intelligence security forces and its authorities, which are slaves to Ethiopia, and we rejoice at it," Ali Mohamoud Rage Dhere told reporters in a conference call from Mogadishu.

 

His denial came a day after the leader of the militants who had fought in Puntland, Sheikh Mohamed Saiid Atom, said they were members of Al-Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this